Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis (Gudiga soo xulida ergooyinka)

June 28, 2012   //   Warar Somaali

Dhamaan Gudigga Farsamada ee Soo Xulista Ergada waxaa lagu wargelinayaa in 27-ka xubnood uu Gudigga uu ka kooban yahay iney magaalada Muqdisho ku soo xaroodaan 02,July,2012 islamarkaana loo diyaarshay dhamaan edeegyadii ay u baahnaayeen.

Waxaa Gudigga lagu wargelinayaa iney yimaadaan xarunta uu shirka ugu socdo Odoyaasha Dhanka ee Magaalada Muqdisho.

Waxeyna la soo xiriirayaan Xiriiriyaha Guud ahna Xogheynta Gudigga Farsamada iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dastuurka.

Telfoonada kala ah.

Wasiiru-Dowlaha Dastuurka.

Mudan,Xasan Maxamed Jimcaale.

Tell:+252 699 967221

Xoghayha Gudigga Farsamada.

C/qaadir Cadoow

Tell:+252 616 275537

Magacyada Gudiga Farsamada

1. Bashir Warsame Jama

2. Engineer Abdirahman Mohamed Osman

3. Halima Ismail Ibrahim

4. Mohamed Ali Hayle

5. Fowsia Abikar Nur

6. Dahir Warsame

7. Jama Salad Mohamed

8. Sadiq Abshir Garad

9. Fadumo Jama Jibril

10. Faisa Mohamed Layli

11. Professor Abdullahi Hassan Hussein

12. Dr. Yasin Salah Ali

13. Dayib Mohamed Ali

14. Abdirizak Ahmed Farah

15. Showqi Ahmed Hussein

16. Hamad Hagi Ali Hassan

17. Hassan Ahmed Ibrahim

18. Abdiwahid Sheikh Osman

19. Salim Ma’ow Hagi

20. Abdulle Ahmed Yusuf

21. Abshir Warsame Jama

22. Professor Abdullahi Osman Hiirad

23. Engineer Salah Sheekh Osman

24. Mohamed Aden Ibrahim (Fargeto)

25. Qasim Iidow Ibrahim

26. Sheikh Qasim Ibrahim

27. Halima Omar Ahmed

COMMENTS

RSSComments (0)

Leave a Reply