{Ogeysiis}Shir uu soo qaban qaabiyey Xisbiga DPS oo ka dhici doona Magaalada Milton keynes{UK}
January 15, 2012 // Announcement
Waxaa Bulshada Soomaaliyeed uu ku nool Magaalada Milton keynes iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaa in shirkii Xisbiga Democratic Parry of Somalia .
Shitkan waxaa lagu qaban doonaa Hotelka caanka ah ee Jurrys Inn oo ku yaal Centarka magaalada Ciwaankuna waa Midsummer Boulevard , Milton Keynes, MK9 2HP .
Taariikhda uu shirku Dhacaayo waa Axad 22/01/2012 16:00 ilaa 22:00
Waxaa Soomaalida ku nool Magaalada Milton keynes iyo nawaaxigeeda laga codsanayaa in ay si sharafle uga soo qayb galaan shirkan
wixii faah faahin ah kala xiriir
Cabdi sayid 44 +07956898534
Cabdulaahi caliyow 44 + 07577255171


