Dowladda Puntland oo eedaysay dowladda dhexe
February 27, 2013 // News in English, Warar SomaaliPRESS RELEASE 26 February 2013
The Federal Government (FG) of Somalia is violating the country’s Provisional Federal Constitution (PFC), which the elected leaders were sworn to uphold. The FG has actively interfered with the formation of emerging Federated States, such as Jubaland in southern Somalia, directly contradicting the principles and provisions of the PFC and abandoning the aspirations of the Somali people, who hope for responsible and accountable governance that paves the way for peace, stability and development, and promotes justice, political cohesion, outreach and national reconciliation.
Instead of focusing on principal priorities, the FG has adventured illegitimately on resource exploitation by hiring foreign advisers to build the ‘Somalia Petroleum Company’ and actively pursue oil companies – former concession holders as well as new companies – to renegotiate old concession or sign new Production Sharing Agreements (PSAs) to areas that are not under FG’s control. This is contrary to the PFC and the FG should refrain from such broker activities until all Federated States are formed, so the Somali people have a role in the fundamental decisions of their future.
This unilateral move is a dangerous ploy that threatens to unravel political cohesion and potentially imperil stabilization progress in Somalia. The FG is advised to invest its time and energy on repairing and rebuilding the disintegrated Federal Republic, instead of attempting to sell what little remains of Somalia. The PFC clearly defines power belongs to the people, as represented by the Federated States, and defers political power distribution, revenue sharing, and natural resources management, until the Federated States of Somalia is completed and a negotiated settlement is reached between the Federal Government and the Federated States. Until such time, Puntland State shall retain and exercise powers endowed in the Puntland Constitution.
Puntland calls on the FG to adhere to the country’s Federal Constitution, to support the formation of the remaining Federated States, to speed up establishment of the Upper House of Federal Parliament, to promote national reconciliation and justice, and to shun unreasonable maneuvers that trigger political crises in Somalia.
— END —



The only power that is competent and can be trusted to regulate the affairs of community and society is the power of principle, the principle that in the persuit of self improvement and the exercise of liberty,no one should injure or exploit others. Goverment need to settle the mindset of the polarized and marginalized somali people but not create animosity between wider somali.ismai,s.africa.
Faroole waa in maxkamad caalamiya la horgeeya waayo?waa ninka burcad badeeda asaasay,waa nin soomaaliya hub sharci darro ah soo geliyey uguna caga juglaynaya shacabka Puntland inuu ku xasuuqayo hadday xoo ku raaci wayaan maamul ku shegiisa.dawladda federaalku burcad badeeda faroole ee saracen waa inay baabi’iso lana kaashato U.N oo hadda ka hor dawladda federalka u soo jeediyey inay Maleshiyadaas baabi’iso dawladda federalka uama jeedo shacabkeeda Puntland waana gabtay doorkii kaga adanaa inay ka difaacdo cadawga guduha.
adeerayaalow waxaad u egtihiin niman marqaansan ooxalay oo dhan soo jeeday turki iyo dowladnimo waxba kama ogidinee qaadkiina iyo shiishadiina iska caba idinkoo caruurtiinii aad cayr ku korisaan aduunkana agoon kadhigteen oo gaal adiga ku le eg u tuuksado inaad hadashaan idiima eko burcad badeed waxa bilaabay oolacagta ku qaadan jiray waa layqaan waa adeerkaagii hore marka a oay waxaa tahay calaacal badan mahamed faroole miyaad sidaa uga bikhi ala kuuma naxariisto fulay xaarka daadi awowgaa waligii geed ma hoos tagin garna ma goyn gaalkacyo ku lahaa waadan biilayaashii mudug oo dumarka daba rogi jiray maqaayadaha balaqa ka guri jiray xoolahana shilinta ka guri jiray sidee dowlad ku haway saty faroole ha noolaado sidaas laan gaab u dhamee gamadiid waxaa n u maleeyaa xanuun inuu ku hayo ood la gamiwayday aidska daawo ayaa loo helay dadka ha
adeerayaalow waxaad u egtihiin niman marqaansan ooxalay oo dhan soo jeeday turki iyo dowladnimo waxba kama ogidinee qaadkiina iyo shiishadiina iska caba idinkoo caruurtiinii aad cayr ku korisaan aduunkana agoon kadhigteen oo gaal adiga ku le eg u tuuksado inaad hadashaan idiima eko burcad badeed waxa bilaabay oolacagta ku qaadan jiray waa layqaan waa adeerkaagii hore marka a oay waxaa tahay calaacal badan mahamed faroole miyaad sidaa uga bikhi ala kuuma naxariisto fulay xaarka daadi awowgaa waligii geed ma hoos tagin garna ma goyn gaalkacyo ku lahaa waadan biilayaashii mudug oo dumarka daba rogi jiray maqaayadaha balaqa ka guri jiray xoolahana shilinta ka guri jiray sidee dowlad ku haway saty faroole ha noolaado sidaas laan gaab u dhamee gamadiid waxaa n u maleeyaa xanuun inuu ku hayo ood la gamiwayday aidska daawo ayaa loo helay dadka ha qabad siin reer boosaaso farool mabruuk sidaas dadka u ed bi kuligood banaanka badar haku beegaan jaajida barri kabahay toli jireen dib ugu celiya wa bilahi towfiiq
faroole isga ayaa puntland sharci daro ku jooga,waa maroodi aan takartiisa u jeedin. Asagu sharci ma yahay intuu dawladda dhexe eeday naayo,faroole wuxuu ku fiican yahay in uu aamuso oo edeb yeesho haddii kaleeto wuxuu ka shaqaynayo waa eedayaa ummadda soomaaliyeedna makala gayn karo Eyga afka dhidara leh.
waxaan leeyahay marka hore ninba meel ka haysata nimaanyohow aniga waxaan ku tufaya alshabaab 1,, alshabaabow hufdhaha oo halkama haro
2,,, hanfiga naartiyo duufaane hugu habsade
3,,halkaad joojtaanba ku halaagma idam illaah
4…halaq aan la arkayni hilibkiina lagu casuum
intaasi waa taas kana waan
godane gurigaa bayo geeri lagugu maqal
walalaha aad gacashanayso dhan godiin lamari
haweenkagiyo gurboodkagaba gelin ha arag
allow gababal gabal laguu gooyo goor dhaqso ah
inshalahu waa noqonaysa sidaas
walaalkey mustafa siciid wa ku mahadsa yahay,commentigii uu ka dhiibtay qormadaan kasoo baxday mamuulaka waktigiisa dhamaady , hadana rabo in uu si khasab ah u metelo ,shacabka reer puntland.
FARI KAMA QODNA, FARA GELINTA FAROOLE UU KU HAYO, NIDAAMKA DOWLIGA EE HOGAANKA U YAHAY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH, horay ayaa profeser samatar u sheegay in uu faroole caqabad weyn ku noqon doono, dowlada federalka somaaliya.
nin sharcigii barbar marey ,dhaliil ma usoo jeedin karaa nin sharcigii dowladnimo haya????
wa suaal is weydiin mudan???
@ walaakay bosoaso city aad baad u mahadsantahay wax garadna waad tahay wlh………aad baad u mahadsantahay waana runtaa waa horaa dadkaan sidii falastiiniyiintii lagumaysan lahaa inta divide and conquer strategy lagu sameey sida arigii xaynba meel loo kaxaysto laga dhargi lahaa walaahi baan ku dhaartee hadday cadwgooda ogaan lahaayeen iyo sida noloshooda, jiritaanooda, magacooda looga xunyahay inaysan isku mashquuleenn iyaguye 2 indhood ayay kuwada eegi lahaayeen cadowgooda iyaguna gacmaha is qabsan lahaayeen sida dad reer SOOMAALI LAND. kama dhaqaale badna, kama wadan fiicna. kama siyaasad badna, kama nolol wanaagsana, kama tacliin badna waanad aragtaa sida ay u dhiiranyihiin dalkooda u jecelyihiin, cadowgooda mid uga yihiin war ku dayda kuwaas imaanka alle dinka qaadye ha isku mashquulina idinkuye……….
waa yaab horta dadka webkaan soo gala oo commentaha ka bixiyaa ma ahan miyaa dad rr puntland ah waa maxay sidaan aad u caayaysaan madaxdiina??????????
mise waxaad tihiin dad aan waligood dibadda uga biixin dalka oo aan aqoon cidda cadowga ku ah naftiina iyo noloshiina, iyo jiritaankiina??????????
anigu lama yaabo kuwa khaatumoseeg iyi waxyaal;ahaa ku soo qorta oo wax soo malmaluuqa waayo waa wax magarato aan waxbah aysan lkin dadkaan kale ee mudug. barri,nugaal iyo sanaag isu kala qaad qaadya adeerayal wax isku fala oo wada tashada haku mashquulinina madaxda dalka iyo tuugta u tafa xaydatay inay xaqirto wax qabadkooda eh………
waxaa maqli jirey geeda doqonta la dhaho hal il ah bay leedahay halkaa ila ahna walaal keed bay ku fiiri saa walee sida muuqada puntland Faroole hadii uusan hor taagnan mar hore ayaa xabad xabad loo kala diri lahaa ayagana qoryo la isugu dhiibi lahaa laakiin alle ayaa masalaxada og oo waxuu dadkan wax uGu dhiibey nin wax iska dhicin kara hadey af tahay iyo hadey in wax la qoro oo aduunka wax laga dhaadhiciyo tahay ba walee Faroole inta aan cadowga puntland u jeedo waa taagerin markii wax is badelan oo la gaaro in ninka liita wax loo dhiiban karo ha la gaaro laakin waqtigan waa waqtigii nin ka adag
Adeerkay faroole waa waashay,Adeer haddaan kula talino taladayada qaadan maysid adna talo mahaysid oo maxamed oo khamri iska bad-shay ayaa taladiisa qaadane,Adeer Ardii turkiga ayaan ku ceeboobay caruurtu subaxii markay iskuulka aadayso waxaayna dhahaan maxaan iskuul ka adayaa juxaa i gadanaayee? waxaan soo xasuustay Gabdhii tiri maxaa layga gudayaa geeda baaboow soow lay gaayn maayo,Adeer farooloow caruurtii Puntland wax barashii waa diiday waxaa u sababa Deeqdii waxbarasho ee Turkiga oo aan afka u ridanay.Alloow ceeb astun war adeer faroolow waxaad cunta meel dhigataye walow jabuuti ku fara faray say,aderow ummadda meel ka fariiso anaga waad na ceebay say wax xoolo ah oo meel noo yaalna lama arko maalin qayin ayaad sum caddayagii ku dishay.
Faroole asago burcad badeeda inuu cid edeyo maaha lagamana dhegaysanyo,Edeayntiisuna wax qiimo ah maylaha sababto asaga ayaa xafiiska garowe xoog ku jooga asagaana u bahan wax saxa,qof qaldan qof kale sidee ku dhihi karaa waada qaldan tahay,faroolw waa maroodi aan u jeedin takarta saaran ciduu madaxwayne u yahayna lama arko.
nidaam sharci ah nin ku tuntay oo sharici daro ku fadhiya, ayaa sidaas oo kale u hadla, suasha is weydiinta mudan aya waxa ay tahy ya sharcigii umada kala hagetsay ku tntay???
jawaabtu wa DR faroole oo umada iyo reer puntlad wax ayan raali ka aheyn ku hadlaaya .
makula qumantahy in aad mediayada dhaliisha la isugu soo jeediyo, mise waxaa fiican in tixraacii dowladnimo la taxgeliyo??/
shacbka reer puntland marnaba raali ka noqon maayo in uu dr faroole danahiisa khaaska ugu adeegto, ama marin habaabiyo.