Xaflado lagu soo dhowaynaayo Musharaxa Madaxweynaha soomaaliya mudane Cabdiqaadir (Fish)
June 7, 2012 // AnnouncementWaxaa ka socda Magaalooyinka London. Birmingham iyo Stockholm Xafladu waaweyn oo lagu soo dhowaynaayo musharax Cabdiqaadir xaashi (Fish)
Mudane Cabdiqaadir Fish oo hada ku sugan Magaalada London ayaa ololihiisa bilaabay sanadkii 2011 mudane fish ayaa wax badan warbaahinta u sheegay in uu hadii uu ku guulaysto hogaanka dalka uu wax badan qabandoona.
Xafladuhu waxay u dhici doonaan sidatan
magaalada London waxaa ka dhacaysa xaflad lagu soo dhowaynaayo Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya 15 June 2012 saacada 18:00 adreeskuna waa 161-163 the broadway southall middx UB1 1LR
Wixii faah faahinah kala Xiriir .
Ardo Cabdulaahi -07951938806
Xawo Jaamac Aw-muuse -07404478480
London.
Magaalada Birmingham Waxy ka dhicdoontaa 17 June 2012 17:00
Waxaana kala Xiriiraysaa
Dr.Mohammed Mohamuud -07947767446
Wadanka sweden na waxaa ka socda soo dhowaynta Musharax Cabdiqaadir fish xafladaas oo lagu wado in ay dhacdo 20 June 2012 meesha Lagu qabanaayona waa Hotelka Caanka ah ee Princpalce .www.princepalace.se
Waxaadna Kala Xiriiri kartaa .
Dr.mohamed Cabdi Baydhabo = +46 76-217 55 00
Hamo Elmi = +46 76-281 01 00
fadumo Cabdulaahi = +46 76-281 01 00
Stockholm





Qof walba oo soomaali ah xaq ayuu u leeyahay in uu is sharaxo, haddii uu ka soo baxo shuruudaha hoos ku qoran:
1. waa in uu soomaali yahay.
2. waa in uu ka soo jeedaa Harti ama Hiraab.
3. waa in uu wax yahay nin aan xishoodka fahamsiisnayn.
4. waa in uu haystaa lacag uu xafladda bandhiga musharaxnimadiisa ku qabto deynba ha ahaatee.
5. waa in uu yahay nin oran kara wax baan ka badalayaa jawiga jira dhankuu rabo ha u badalee amaba ha ka sii daree.
6. waa in uu goobta doorashada imaan karaa oo uusan ka cabsan.
shariif sakiin sow ma sharaxna. ma maleenaayo nin ka liita aanan muuse suudi iyo qanyare ahayn inuu soo baxaayo. Fiish waanu soo dhoweeneynaa. qoys talin jirey ayuu ka soo jeedaa, khibardna waa leeyahay. guuleyso oo horey u soco.
waa sowdhoweynaayaa madaxweynaha mustaqbalka dhow mr fish is adkay baa leeyahay madaxweynaha hadad weydo raisalawasre kkkkkkkkkkkk
waan idin salaamay salaan kadib,waxaan rabaa inaan dadwaynaha su aalay diiyo,maxay tahay heerka wax barasho ee laga rabo musharaxiinta u tartamaysa darajada madax wayninimada?Haday tahay zero hadaba ina xaashi waa u qalmaa tar tanka madax waynimo,waayo cabdiqadir xaashi fish waa nin aan heer jaamacad soo galin intii uu jogay amricana uu hilib xalaal u furnaa,waa nin aqoon lahayn,Aabihiis xaanshi kismayo uu ku lahaa farmashiye asagoon wax aqoon ah ula hayn dawada,ayaa uu dad masakin ah dawooyin dhacay siin jiray,waxaan ilaa hada ilaawi la ahay nin gaal jecel ah oo maleriya hayso uu gacantisa ku dhuftay irbad ninkii bartii ayuu ku dhcay afkana abur ka keenay,bartina nafta uga baxday,marka qof madax wayne noqonayana aqoon tiisa kadib waxa la fiiriyaa familkiisa, waxan kawadaa walaa lihiis la dhashay,ILAAH na bad baadi.
fish aad ban uso dhaweyneyna mudane madaxweyne wlc