Qarax uu ku dhintay qofkii sitay oo kadhacay Jowhar

January 22, 2013   //   Warar Somaali

Qarax uu ku dhintay qofkii sitay ayaa xalay kadhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada Dhexe oo ay ciidamada dowladda oo taagero ka helaya AMISOM ay kala wareegeen ururka Al-Shabaab.

Afhayeenka maamulka gobolka Shabeelada Dhexe Daa’uud Maxamed ayaa sheegay qaraxa inay ku dhaawacmeen laba shacab ah oo ku sugnaa banaanka hore masjid kuyaalla Jowhar oo ahayd goobtii qaraxa uu kdhacay.

Waxaa uu intaasi ku daray dad badan inay ciidamada kusoo qabqabteen howlgallo ay ka sameyeen magaalada Jowhar oo lagu beegsanayay dad looga shakinsanyahay inay falal amaan ah gaysanayaan.

Puntland-News24

 

COMMENTS

RSSComments (1)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Geele Geedi says:

    KKKKK Al shaydaan sub-humans are getting paid for their sadism, this dude can join his teacher Usama Bin Garac in hell, KKKKKKKKK!

Leave a Reply