Qardho: Golaha Samata bixinta xaaladda kala guurka Puntland oo war soo saaray

January 9, 2013   //   Warar Somaali

Shir ay ka soo qeybgaleen Nabadoono,Mas’uuliyiin horey xilal kala
duwan ka soo qabtay Puntland,Siyaasiyiin,waxgarad ayaa waxaa lagu
dhisay gole lagu magacaabo Golaha Samata bixinta xaaladda kala guurka
Puntland , waxaana laga soo saaray Qodobo badan oo muhiim u ah aayaha
mustaqbalka Puntland.



COMMENTS

RSSComments (15)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. wadanka waa pl madaxweyne waa faroole. Gaagab gablax samatar waa muwaadinin pl lakin hogaan u dooran mayno wadanku wuxuu u baahan yahay aqoon yahay xalaal cun ah sida cali abdi awaare saadiq eenow. Sakariye isticmaar. Gaaz rag noocaas ah oo caalamka wax la qayn san kara baan rabnaa hadi ku waas la waayo faroole. Baa dhama samatar iyo gagab waayo sagu qaadna ma cuno dhilona lama tunto rer pl dan bi aad ogtihin ha difaacinina walahay hadi pl labadaa nin loo doorto waan huba in dhul gariir ku dhacayo viiiva cadowgeedu ha dhoco guul wade ha dhoco

  2. KULMIS 1 says:

    Faroole,waa qab qable dagaal waxaana taageersan,Burcad badeed iyo Qofaan bulshada Aqoon ama aan sharaf ku lahaayn?Waayo faroole Qadiyad lagu taageero malaha,haddaan Fiirino taariikhdiisa.Puntland waxaan dhaqan xumo ahaayn umuu Horseedin?

  3. raxmo says:

    bismillaah waxaan salamayaa maamulka shaqaalaha iyo macamiisha websiteka P N 24 salaan ka dib waxaa wax caqliga caafimaadka qabaa la yaabo ah cabdiraxmaan faroole iyo dhashiisa sida qaawan ee xukun jacaylka ah ee kursiigii loo dhaarshay 4 sano ka hor madaxweyne isku sheeg caaqa faroole inuu u macaansado waxaa ka yab badan aaway isimadii iyo wax agradkii reer garoowe

    waxaa wax aad loo la yaabo ah jiri markaynu dooranay oo ku sheegnaymadaxweyne waxaanse ku talin in loo dulqaato halsano waxaa u ka faaiidaya waa kitaabkii uu maray 4 sano oo xisaabtiisu sugayso goor aan dheerayn

    waxaan leeyay shacabka puntland inay sanad dulqaatan 4 sanoba oo ka horeyey loo soo dulqaay faroole iyo macaan jecelkiisa dad iyo dal dan kama laha dhibaato uun bay faa iidayaan haday is leeyihiin dhaqaale ka hela dadka dhiigooda yaan laga yeelin faroole ku xumayntiisa al shayaadiin yaanay uga faaiidaysan dhulka uduga inay nabadgalyadiisa xumeyan alshayaadiin ama shabaab waa cadow ga maanta eeganaya puntland in ay dhibaato ku dhacdo illaahay meelaha laga soo abaabulayo ee puntland dhibteeda doonaya ha ku celiyo sharkooga

    illaahay puntland madax daacad ah oo diinta alle ku xukunta ha siiyo daalim jaahil ah oo iimaanka la oo dame waa inaanay dooran shacabka puntland illaahy cadoowga puntland ha jabiyo

  4. Farah casaro says:

    waxaan u malaynayaa in meesha waxa ku qoran iyo ninka waraaqda tebka ku garaacdey ay isla isagu isu bixiyey anaa reer qardhood ah mana maqal kuwaan isku sheegay waxaan la garaneyn

  5. dadka rer puntland waxan leeyahay wadanka nidaam iyo ammaan ayaa ka jira halloo hoggaansamo si dalku horumar u gaaro c/raxman faroole waa m/weyne waa la doortay barri waa iska tegeyaa ninkasta oo madax noqda dalka waa ka tegeyaa lkn dalku ma tegeyo carruurteena ayaa hadhow madax ka noqonaysa insha allah lkn yaan dalka nin iyo dad uu wato loo dhibaatayn lkn halla dul qaato sanad wakhti maahan samatar iyo gabalax wa muwadinin inay dalka hoggaamiyaan mudan ha sugaan lkn hadday fowdo bilaabaan adeerayaan nin dibad ka yimi dalkan dhib uma gaysan karo walaa faroole kulli dibad ayey ka yimaadeen ka yeeli mayno yurub iyo marekan iyo australlia isku qabsada puntland kulligiin waa idinka cayrinaynaa insha allh

  6. asc waxaan filin in reer mudug ay bilaabeen sanad ku darsiga hada laysku haysto dadna ku laayeen nin kii xasuusta cabdalle yusuf (allah ha naxaristo) oo taagero siiyey marka mushkulada taagan waa midday u horseeden PL iyada oo sharci aan loo cuskan maanta PL dastuur baaba loogu mar marsiiyone, midkale haddii aad shalay samaysay adigu qaladka maanta qaado waxii lagugu samayo oo hanoqon xaydha jecli beerka jecli dulqaata.
    midkale dalku horomar baa loo baahan yahay waa laga gudbay wixii hore marka nadaamka hala dhowro hana la raaco si loo gaaro horomar la taaban karo.

  7. Caaqilka says:

    ASC dhamaantiin waan idin salaamy. aniga waxaan la yaabanahay websitekaan magaca puntland wata hadana leh puntland wax layiraahda ma jiraan. war heedhee wax isku fal oo xumaanta aad dadka reer puntland dhexdhigayso jooji iimaanka allaha kaa qaadee adi iyo hooyadaabee wacal yahow faraqa ah dhilaa ku dhashee

  8. Wae pl haloo tacsiyeeyo wiilka will mudug sheeganayaa gabdhaa ka xishoo afxumadaasi watta adeerkaa afwaliijo raga lashashy xagayjoogaan meelkasta rag waa joogaa hasiidaynina kolay idinkusoo noqonmaysee awalba qaladbaad kujoogteen 4sanee ilayn weligaa mataline sxb soomaali iodhan baan sooxukumay adna boosaasaad diyaarada kutimaadaa waan ka hanwaynahay pl meelkafigbaan osocdaa

  9. qardho boy says:

    qardho anaa u dhashay hadana jooga war yaanan la idinku qaldin sawiradan, walaahi waxba kama jiraan waxa meesha ku qoran. magaalada qol ku yaal ayaa kooxahani ku dhuuntaan cidina lama hadasho oo waxba looma arko. reer qardhood waa ka simanyihiin in wadanku aanu fowdo gelin waana tan keenatay in kooxdan yari wax tageera aha ka waayaan reer qardhood iyo reer puntland.

  10. Suhuur gabar mudug says:

    Markii faroole cararo rakanatuu galayna dad loolaayo nugaalna go doon noqodo gaalkacayo muqdisho iyo itoobiyaa ufuran barina waaba jano markaasaay wixii faroole daba joogaa runta ku soo baraarukaayaan inta kale ka aanusa ileen waa riyee

  11. warsame says:

    Aad ayaa u soo dhowaynaynaa gudiga samata bixinta. Faroole dalkan xukun mulatari kuma qabsan waxaa loogu dhiibay si raali laga wada yahay isaga oo waliba la ogaa taariikh diisa madow oo uu danbiile ahaa weerarna ku qaaday gurigii barlamaanka dadna ku dhinteen sababtiisa. Maantayna si aan xalaal iyo sharci ku dhisnay ayuu ku fadhiyaa guriga madaxwaynaha, waana waxan u suurobay waayo cidna khasab laguma xukumikaro.

  12. wiil mudug says:

    a s c w horta marka hore waan idin salaamay akhiyaareey intaa kadib naagtan afka dheer kutaagaysa faroole mawaxay moogtahay in uu faroole banaystay puntland koleey adigu weel baatahayoo faroole waxba hadalkaagu ku kordhin mayside ragna waaladhasheen rabina waa uuleeyahay cid maamul samaysankartana lamahayee macaa anagoo reermuduga iska daaye orod candhada dhaqo isma ogide gusbaa kuhaya waan kuujeednaaye

  13. muufo says:

    war 12 bilood maxaa ku jaban, waxaad ba usoo sabirteen ragii ka horeyey iyo afartii sano tagtay.

    war waa ay dhamaanaysaa waa berito

  14. SYL says:

    Dhalin yaradii xaggee ka baxday? puntland idinkoo taagan ayaa la kala gadanayaa, waxaan idinkula talinayaa intaad midowdaan oo qabiilka iyo qashinka idinka buuxa ka baxdaan aayihiina ka tashada oo iska soo xula rag aqoon yahanno ah oo gorgortanka idiinka qayb gala puntland na badbaadiya, shir deg deg ah halla qabto oo adduunkoo dhan laga soo wada galo hana lagu doorto “Delegate” u dhoofa Puntland oo badbaadiya. Waxaynu u baahanahay “New generation SYL”

  15. Suhuur gabar mudug says:

    Waan soo dhoway naynaa waxa garadka yaga oo aan ka sugaynay in ay wadan keena meel kufuraan arintiisa ilaahay hay dinka abaal mariyo maansha allaah jisaa kumulaahu khayr adeera yaal awalba idinkaa abaa bulay puntiland Hadaba talo idin ma seegin viva puntiland faroole waxa uurabay in karaa madu ka dhacado waana ka xumahay meeshuu dadka iyo dalka kala gee yay Saan in wax loo qaban karo ma uu ogayn dad iyo dal kunacay layskuma dhajiyo by farooloow alxamdu lilaah

Leave a Reply