Comments on: Qardho: Xiisad ka dhalatay dad diiday dastuurka cusub ee Puntland iyo Bandow lasoo rogay

By: Geedi said
fdqlan xilka kadeg waqtigaagii dhamaa.

By: abdirizak jokar
asc dhamaan dhalinta  rer puntland meelkasta ay joogaa dastuurka cusub ma waxaa larabaa in  laga dhaqan geliyo  punland keli ah oo lagu kaladaadiyo shacabka rer puntland ee nabada jecel aniga waxan qabaaa gudoomiyada barlamanka punland in uu iilaasho axdiga iyo xeerka uyeel mamulkan puntland ee uusan ku xad gubin  bulshada iyo xilka u hayo waxan ka codsaneynaa hadii aaan nahay bulsha weeynta rer puntlandi xakumada dr c/raxman maxud maxed farole xilka wareejiyo marka wakhtigiisa dhamado balantii  maalintii uu qaaday maalintii xilka loo dhaarshey puntland uu meel mariyo  w/b/towfiiq

By: Qaraweyne
Faroole ummaddu way nacday xataa Garowe lagama rabo asna waa ogyahay doorasho hadduu galona inuu tagayo waa caddahay. cidyeelaysa inuu ku darsadona ma jirto xaalkiisu waa cir kaa dheer iyo dhulkaa dheer, doorasho hadduu diidana cid asaga u dagaalamysa ma haysto, waxaa asaga u roonaan lahayd xiligiisa goortuu dhammaado inuu sida Cadde Muse sharaftiisa inuu ilaashado iyo sumcadiisa oo doorashada wax ka galo haduu helana nasiib haduu waayana doorasho waa la waayi jiray haddii kale dhibaato iyo sharaf xumo ayaa hubaal ah inuu ku dameynayo.

By: Wiil Geesi
Waar Heedhe, Faroole waa la ogyahay Sida uu ku soo koray Kursiga, si khaldan ayuu ku yimid, oo waa Kii lagu eedeeyey in uu weeraray Parlamaanka Punt Land. Lakiin Hadii aan la kala roonaan Roob ma daó. 1 sanno waxba maaáhaa. Faroole waxaa uu Qalin kaga adkaaday Dowlad Ku sheega DKM. Garoowe ayuu iskugu keenay Dowlda Federalka & Ergeyga UN, iyo Safiirada Djabuuti, Kenya, Ethiopia iwm.
Marka ha qabanina Cagahaa ee 1 sano iyo 2 sanoba waa la sugi karaa inta Dastuurka Qabyada ah ee DFK la hirgelinaayo suga, Inkaar aa qabtaane. Waa Tii oo kale aad Abdulahi Yusuf ku weerarteen isaga oo ay is heystaan Cabdi Qaasim & Iljeex

By: ody qardho
run aahnti farolle dalka qas ayuu o horsedaya lkn ani waxn leyahy ninkan ilahy sharkisa hanaga qabtoh mida kale dastuur malmo lago ansixinayoh aan laga firsan dhib wayn ayu gadaal ka kenya mida kale farolle dastuurka laba gary sa ma waxu raba ino nago mashqoliyo dastuur bal horta xilka ka dag dastuurka markas ka dib ayn arkayna anag labo asbuc aad waregty niyad nogo dhisi maysid inti xilka lago dorty ma hada ayad nays kentosaysa markad argty inu xilkaga dhmanayoh fadln hadadn donyn inad dhimatoh si raxe leh xilka uga dag dagal wiil kuma dhashoh ee wiil aya ku dhintah waxd cuni kartoh contay ee xilka iskaga tag wa farin nafsadyda ka sacotah

By: Wiiil QARDHO
FAROOLE HA OGAADO WIILKASTA OO DHAAWAC SOGAARAY IN KUWIISA UU DHALAY LOOGA ARAAYO KUU DILONA ISKABA DHAAF. FAROOLE WAXAN USHEEGAYNAA HADUU FIDNADA JOOJIN WAAYO IN UU MARAAYO WADADII CONEL QADAAFI UU MARAY ADEER ANAGA NABA QASBI KARTID WAX XARAAN AHNA HANOOLA IMAAN.

By: All puntland
tusaale inagu filan waanu haysanaa hadii caqligu shaqeynayo .nabada iyo midnimada waa in ladhowraa oo aan fowdo meesha lagadhalin. maamulka waain uu shicibkiisu dhageystaa shicibkuna waa in uu ugag dambeeyaa talada.caqligu waa in uu shaqeeyaa.

By: Qardilaanshe
ma xuma in dastuurka laga horyimaado laakiin waxaa fiicnaan lahayd in la caddeeyo sababta, loo diidayo,
waxaan iyaduna meesha qaban in maalin walba dad ku baaba’aan  ummadna lagu xasuuqo waxaan macne lahayn ama dano shakhsiyaad wataan,

midda kale su’aashu waxay tahay, dastuurkii hore ee puntland ma lagu dhaqmaa inta aan mid cusub la gaarin? anigu waxaan arkaa inta waraaqaha meelaha lala dhahab dhahab leeyahay dadka wax ha loo qabto hana la caddeeyo hantidii xoolihii dadwaynaha sidii loo maareeyey iyo wixii lagu qabtay,

By: yoonis
shacabku uma joojinayaan xataa hadii laysku dayo in xabad lagu aamusiyo, shacabku xaq ayay u leeyihiin inay fakarkooda dhiibtaan, dastuurka qofkasto ayaa raba waa hadii sharci xalaala lagu meel marinayo laakiin, kan faroole doonayo inuu dadkooban oo uu isagu jeebkiisa kala soo baxo uu shacabka ku qasbo kaas WAAN DIIDNAY DIIDNAY DIIDNAY nimankii dhawacay dhalintana waa in sharciga lasoo taaga waa hadii wanaag la rabo

By: WADANI
DASTUUR KHASAB KU FAAFAYA MA JIREE , FAROOLE MAAD XAQIIQADA FAHANTO. XILKII DHAMAA WAX YAR AYAA HARAY WAXAA CUNTAY CUNTAY,WAXAA QASTAY QASTAY WAAN DULQAADANAY MAANTAY DULQAAD DHAMAA.

By: Yuusuf
Booliska iyo ciidanka shaqadoodu waa cidii amaanka ku ciyaarta inay shar ciga horkeenaan