Qoys ka mid ah muslimiinta Milton keynes oo £20.000 ugu deeqay Masjidu Rowda

August 11, 2012   //   Warar Somaali

Qoyska mid ah Muslimiinta degan Magaalada Milton keynes ayaa caawa salaadii taraawiixda ugu deeqay misjidu rowda 20.000 kun oo pown oo dhiganta $31.000 oo dolar.

Cali wadaad oo ka mid ah Maamulaayasha masjidu Rowda ayaa caawa  ku horfuray boqshad uu ku jiray jeeg ay ku qoran tahay  lacagtaas qoys kaas oo caawa oo iyaguna xaadir ku ahaa masjidka(hase ahaatee  aan laga dhexdareemin masjidka sababtoo ah sadaqada oo ah sir)

Sheekh cali iyo dadkii Muliminta oo caawa ku tukunaayey masjidka ayaa ilaah uga beryey in ilaah wax khayr qaba ilaah ugu bedelo maadama ay sadaqada baxsadeen bishii ugu barakada badnayd iyo weliba 10 casho ee ugu danbaysay ramadaanka.

Masjidu rowdo 00 90% ay howlihiisu soo dhamaadeen laakiin weli u baahan sadaqo waa baytul alah wixii aad baxsato waa kayd aakhiro.

Puntland News-24

COMMENTS

RSSComments (1)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. scww

    qoyskan barakaysan sadaqada ay baytu laahi ugu yabooheen badel khayr qaba alle ha uga dhiga maalkoodana ha barakeeyoo aamiin aamiin

Leave a Reply