R/W Soomaaliya oo Maanta ku dhawaaqay musharaxnimada xilka madaxweynanimada Soomaaliya(Sawiro)
August 7, 2012 // Warar SomaaliMuqdisho, August 7, 2012 —- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku dhawaaqay Musharaxnimada Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya.
Xafladda Musharaxnimo ee Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka soo qeybgalay Golaha Wasiiradda, Xildhibaano. Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Siyaasiyiin, Ganacsato, Ururada Haweenka, Saraakiil, Dhalinyaro, Suxufiyiin, Fanaaniin iyo dadweyne kale oo aad u fara badan. Waxaana goobta xafladda lagu soo bandhigay Waxqabadkii Xukuumadda Badbaado Qaran.
Waxaan Goobta ka hadlay Qaar ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed kuwaa oo sheegay in Dr Cabdiweli iyo Xukuumadiisa Badbaado Qaran ay wax badani ka badeleen Xaalada Soomaaliya islamarkaana Rajo ku abuuray Shacabka Soomaaliyeed kadib markii ay la yimaadeen Waxqabad muuqda oo Umadda Waxtar u leh.
Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Siyaasiyiin kuwaa oo tilmaamay in Dr. Cabdiweli iyo xubnaha xukuumadiisa Badbaado Qaran ay noqotay xukuumada kaliya oo soo marta Soomaaliya intii ay bur-burka ku jirtay oo u wada shaqaysa si wada jir ah taas oo sabab u noqotay in ay wax wanaagsan ay qabato xukuumad badabaado qaran.
Xafladda Musharaxnimo ee Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli ayaa maanta waxaa si toosh ah looga daawanayay Caalamka oo idil iyadoona Xafladu ay aheyd mid si heer saro ah loo soo agaasimay, Waxaana Xaflaadu lagu soo bandhigay Heeso ka turjumeyso Waxqabadkii Xukuumadda Badbaado Qaranka.



























Eyahe 4 xabo gubatay ooo majerteen oo foolxumadaan kamuqato de xamar xafade kajogaan so xaqijiya si loso layoo inti al shabaab laiskaga dhigo aya midh midh lo qarajinlahayee xita dumar kushegaan wada qanjirada weyn ad modo zimbabwe yaan hoga mj dadkedu zimbabwe ayaba ka qurxoon walle hadeba saan uyalaan qanjira weyne gaas. Hal boli ah nirig xalal ah ma dhasha wa maya kan wa majerteen waligiis xalal noqonmayee ka fogadaa hawiyooow balayada. Layaaa
To xirsi biiq adee mesha qabilnima utageresa ninkan qanjirada weyn leh aqon uleyahay majirto wa nin usa kuso walna. Gas wa nin maskaxda logajiro dhaqatirtisa xita shegen inu fiyobeen oo aso sas u walan ayu. Dalka so aday ee ninkaan rer usa. Hadanunahay wanu garanenaa dadka adokale ah ayu la wanagsanyahay gaas marki dambena tixle ayu ka ahaa. Farjinia marka sxb waxba maogidee qabilwsiga saaaa shariif na haugafiin somali ciid an damero raran majiraneeee dib isugulaboo mesha tagero qabilesi mataleeee. Fidnada jogii si nin karti leh uhadaaaal. Gas na wa nin maskaxda logajiro xil madaxwene loma dhibikaro isha allaaah mana ugulesanayoo farmajo or cabdulahi cadow. Midkod aya helayo kuwasa tagera ani qabiiil qof utagerimayooo eee qarniga 21 lajoga ee. Qabiiil qof hautageri hadi tageresona madxada kale ha aflagadeyn sxb.
cunaweyne waxaa dhaama faroolahan waalida maryaha sidata ah ee ay ka soo hadhay obama haduu goaan gaadho waar maan dhoow miyaanu ogayn obama inaan madaxweynihii puntland ahay goaankaasu ma shaqaynayo waa ninka isku dharerinaya sida madaxwenayaasha obama jabuuti ismaciil cimar geele somaliya sh shariif dalka jamhuuriyada somaliland axmed maxamed silaanyo.
markaa cuna weyne waalida faroolaa dhaanta.
Prof gaas wa nin aqoon leh dadka iyo dalkuna wuxu u baahanyahay dad aqoon leh o hogaamin kara waana hubaa prof. Gaas inu ka so baxayo hawshaas lkn shaydaan shariif waxaan leeyahay mesha dameero la kaxayn maayo ee dad iyo dal ba wax loo qabanayaa.
asc,
kan banaadir boy ah cuqdad xun baa ku weynaatay,waxa kale waa tari kari waayey wax ceyn webka ma ahane,war waa soone sug inta ka hartay haduu rabi ku gaarsiiyo,deedna ceydaada wado in aad wax kale taqaanid u maleyn maayo e.