Comments on: Saleebaan Xagle Toosiye oo Garoowe ku sugan iyo xil sare oo loo magacaabayo

By: m. hilowle
ALLAHAHAYOOW DHULBAHANTOOW MUXUU NOOLA KIIN DHALIYEY
WAAR ILLAAHAY DAD BUU IDINKA DHIGAYE TASHADA OO KA WEYNAADA MAJIMAHAKAN QAADKA AH II AAD ISKU DHAMAYSEEN KUWANA PUNTLAND UQAADO KUWANA SIILAANYO KUWANA SHARIIF OO HADDANA AAD ISLAYNAYSAAN IDINKOON CIDINA IDIN TARAXIN CAQLI GEEL JIRE AYAAD KU SHAQAYNAYSAAN
MAANTANA QABIIL SADEX DARAF ISU LAYNAAYA IDINKAA KA JIRA SOOMAALIYA OO DHAN WAAR XISHOODA DAMERAHA AYAA XITAA IDIN CAQLI  DHAAMA XAABSADE EEG HADBA WAA MEESHII  UU MAJIN QAADA KA HELO  XAGLA TOOSIYE EEG CALI GALYDH EEG ILLAAHAY IDINMA DOORIN LAAKIIN IDINKAA IS DOORIYEY

By: HAWD
Waxaan u sheegayaa dadka khayaaliga iyo khuurada majeerteeniya isku mawelinaya inaad is ogaataan waxaad tihiin gobol shariif hoostaga hartigan aad shegaysana badhna kismaayo ayaa isaaq ku gumaytaa badhna somaliland ogaadeena itobiya ayaa gumayta markaa daarood baa la haystaa oo la adoonsadaa badhna xamar shariif hoos fadhiyaan ilaa intaad xoriyada qadanaysaan ha hadlina viva sheekh shariif.

By: waciye@hotmail.com
wan ku farax sanahey soo noqoshada xagla tosiye iyo axmad garaash waxeyna ila noqotey lama filan in an maqlo arinkaa waxana e astan ama cadeyn utahey in belaha HARTI WEYNA ey utahey jaanis fican midobida si ey uga guleystaan cadow badan ey kuleyihiin gudaha iyo  dibada ee somliya ma noqon garto puntland magaloyinka ku tedsan lamiga tusale ahaan marxuum cabdulahi yusuf waxan kujecla midowga iyo iskudubnida HARTI WEYNE ayuu marwalba ka shaqeyn jirey kuna fekeri jirey in taa uu wax kunqon karo lkn nasib daro harti kama danbeyn ka tegitankisi puntland mana xuma hada laftigeda wali janis beynu heysana wan so dhaweyneyna midowga harti si somlialnd lo cirib tiro iyo wax kasta oo didan midnimada puntland.

By: caraseedo
Horaa loo yiri bahdi diide bahal baa cuna,
waxaan filayaa dhul Daarood in aan lakala xigin,kan hartigu degan yahayna iskaba daa,oo soomaali oo idil baa degan. Xaglotoosiye waxaan leeyahay walaal dhulku waa dhulkaagii dadkuna waa dadkaagii oo ninna kaama xigo ee haddaad ku soo noqotay waa Alle mahaddi,ee dadkaaga dhinac karaac you well come.
Waxaa kaloo jira ninkasta oo madaxnimo isu sharaxa wuu helaa ama waayaa,balse laguma xiro qadiyaddaada iyo bini’aadannimadaada,oo waxna waa lahelaa waxna waa lawaayaa,waxaan leeyahay wadajirku hawaaro,Xaglotoosiyena guuuuuuuuuuuuul iyo raganimo,
puntlandna guuuuuuuuuuuul iyo barwaaqo iyo horumar[AAMIIN].

By: candhe toosiye
Xaglatoosiye waa JAASUUS uu soo dirtey Siilaanyo.Si uu Daarood iskaga horkeeno.

By: ahmed
walaalayaal  waa war fiican dadka walaalaha ah ha laisku hayo yaan lakala firdhin wada jir baa wax lagu qabsan karaa faroolana waxaan oran lahaa yaan umada reer puntland kuu arkin nin neceb bulshada dhulbahante ama fogaynaya

By: Suldaan mudug
Asc dhamaan akhyaarta iyo maamulka shabakada wararka ee puntlandnews24.com waana ku mahadsan tihiin macluumaad yada la xiriira wararka dalka ee aad mar walba aad usoo gudbinaysaan dadkiina dalka kafog intaas kadib runtii waxaad maantay soosheegteen war ahaan waa wax lagu farxo oo qofkasta oo caqli leh uu soo dhawaynayo oona uu ku farxayo marka laga reebo dadka camalada cadawga haya oo cadaw u adeega ah waxaan leeyahay ka suldaan ahaan arintani waa midloo baahnaa waana talaabo looqaaday dhanka saxda ah ee waa inlasii xoojiyaa lagana miro dhaliyaa midnimo in ay macaan tahay ninkii cadawleh baa og walaal in uu macaan yahana ninkii madiya baa og sidaas hala ogaado hala adkeeyo midnimada iyo wada jirka dadka wada dhashay

By: khadar p/ander wiil mudug
Asc akhyarta @ ali ‘ sxb aragtidada baad hadashay mana aaminsani inaad tahay shaqsi pl ah ama ku abtirsada waayo hadalkagu maahan mid ka jurtumaya midnimada pl iyo dadka an kala marmin ee waa mid intaba ka soo horjeda waxana kuu aqoonsanaya inaad tahay cadowga pl ama dhamaan dadka ku abtirsada intaa hadan kaga gudbo xaglotosiye p/and asagaa leh cid uu marti uga yahayna ma jidho siyaasad unbay shalay ku heshin wayen hadana danta guud ee dadka iyo dalka baa laga hadlaya hadaad rer khaatumo waa rer pl rer pl na waa rer khaatumo lakin waxaa  jidha kuwo isku diraya dadka an kala maarmin oo walalaha ah oo ka jecel inay cadow isu adeegsadan taasna waa laga hortagaya  khaatumo iyo pl waa wada hadlayan waxii khldanaana dib baa loo saxayaa xabsade iyo koxda hargeisa joogtana  waa loo yeeraya wana la wada hadlaya  waxa ka naxayana waa cadowga  khaatumo iyo kan dhamaan rer pl ee geesaha ka kala xiga dad badan baa wax fahan san sida  @ asma oo kale oo kale  waxan ka codsanaya faroole iyo team kisa inuu raadiyo kalsonidi shacabka ssc una ku raadiyo wado kaste oo loo mari karo

By: ali
Sagaaro ima barato, adeer nimankan sii orod iyo soo orod ka dhammaan mayaan ee yaan waxba laisku daalin, Xaglatoosiye inta uu maqnaa ma cidbaa tebtay ‘waa maya’ hadduu yimina wax soo kordhin maayee yaan lais daalin. Busaarad waxaan ahayna meesha ma keenin ee nagalatag baan oran busaaradda xunta ah ‘allaa kariim’.

By: liii gaaas somalilander
laaska yaajooga dhulbahate ayaa jooga ee  kaalaya kkkkkkkkkk

By: maxmed
waxay aniga ila tahay wax wanagsan imansha masuliyinta dhulbahante,Garowe sababtoo ah dhulbahante waa niman hari ah Puntland waa ka tirsan yihin,waxbeyna ka dhisten,cid ka celinaysana ma jirto Raguna waa is qabta waana heshin karan,waana ku farax sanahay,waxad oga tan mr.farole waligi mesha jogi mayo  marka ragina kamid noqda,sida warsangali dashishe lelkase artable majerten iyo kuwo kale oo dhulka jooga iska adkeyta,shisheye aya kaxun waxa yar ee aad qonsaten.

By: Indheer garad
Kkk war sl laaska xoogbay ku haysataa cidna kabryimayso dhulbahante maalinba nin halooyeero marna halagudilo kudaafadaa garoowe war iska kaalaya angaa idin magen gelinaynee falstiinyahay atam halooyeero kkkkkkkk

By: puuntlander
MASHA ALLAAH WALAAL XAGLA XAGLTOOSIYOW PUNTLAND  TOOSI

By: asma
guul puntland+khaatumo ama ssc waa u dhamaatay iidoor hadaa laaska la xorayn waayo jaanis waa la siiyey khaatumo kamana faa iidaysan faroole haduu isagoo helay kalsoonida raga magaca qaaliga ku leh ssc maanta xorayn waayo dalka yo dadka waa in loo doortaa madaxweyne saleebaan xaglo toosiye waayo waa istaahilaa inkastoon ka xumahay gacanqaadkii iyo sawirki njaaska cqdadaysan u kula kulmay dubay .

puntland waa la wada leeyahay harti ama daarod baa leh maaha guri faroole leeyahay oo looga caroon karo isbalaarinta iyo dhul aysan lahayn inay sheegtaan issaaq waa in laga  hortagaa waxana loga hortai karaa midnimo

waxaa kaloo igu maqaala ah in oday xaabsade ka carooday iririsamka isaaq ka wado deeganadiisa iyo sheekadii kaarkii iririisamka oo la a so baxay iyadoo hargeysa laga bilaabay beelaha irirsamaale oo shiraya

waxaan aad ugu faraxsamnahay in maana siilaanyo ku celiyey 1991 qabyaaladii wixi beenta ahaana somaliland logu sheekaynayey beelahaharti ee dega waqooyi ay indhohooda ku arkaan qabyaalada ka socot markay habar haar u kalashireen hadana marayso irirsamaala nala yiraahdaa darood waa cadowgayo uul guul guul

xaabsade iyo rag kale o puntland yimaada wiigaga soo socda ayaa la sugaya siilaanyo shaqo wanaasan buu u qabtay midnimada somalia waa muqadas caalmkuna waa u sheegay beel yari dawlad ma noqoqn karo deegaan beelo kalena ma sheegan kart guul siday hawluhu u sodaan

By: g.kulalaaye
waa wax lagu farxo in xaglatoosiyo uu ku soolaabto dadkiisii iy dalkiisii.
war xumow laguwaa,warxumow lagu waa

By: caaqil
asc xaglo puntland maku soo laabtay wlc xaglo way fican tahay dhamaan in la heshiiyo reer puntland