Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo doorashada kusoo haray

September 10, 2012   //   Warar Somaali

Madaxwaynihii hore ee Somaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo ganacsade Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo haray wareegga labaad ee tartanka doorashada madaxtinimada Soomaaliya, kadib markii ay tanaasuleen Dr Cabdilweli Gaas iyo musharax Cabduqlaadir Cosoble oo wareegga labaad ee doorashada usoo baxay

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa helay 30-cod, halka C/qaadier Cosoble uu helay 27-cod wareegii koowaad ee tartanka, xiligaan waxaa toos u soconaysa codaynta xildhibaanada baarlamaanka ee labada musharax Shariif Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Puntland-news24

COMMENTS

RSSComments (0)

Leave a Reply