Shir shan maalmood ka socday magalada Qardho oo laga soo saaray go’aamo kala duwan [sawiro]

June 30, 2012   //   Warar Somaali

Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Odayaasha,Nabadoonada Waxgaradka,Aqoonyahanada,Dhalinyarada beesha Cabddalla Ibraahim oo ka ki mid ah beelaha dega magaalada Qardho iyo guud ahaan gobolka Bari. 

Shirkaan ayee uga hadleen qodobo badan oo ay diirada ku saareen masiirka beesha iyo sidii dhalinyarada beesha ay u heli lahaayeen fursadaha wax barasho ee laga helo dalalka dibadda,waxa ayna hoosta ka xariiqeen in beesha ay si cad u taageersantahay Dowladda Puntland,waxa ayna xustay in ay beesha ay diyaar u tahay in deris wanaag ay kula noolaato beelaha kale ee la dagan gobolka.

Shirkaan oo ay ka hadleen Qurbajoogta Beeshaa Cabdalla Ibraahim ayaa
waxa ay sheegeen in Qurabajoogta looga baahanyahay in ay yeeshaan
xiriir wacan si ay u gaareen hormar dhan walbo ah,waxa ay ku taliyeen
in la sameeyo gudi isku xira beesha iyo qurba joogta si mar walbo ay u
helaan hadba wixii cusub oo loo baahan yahay in qurba joogta ay gacan
ka geestaan.

Xubnaha muhiimka ah ee shirka kasoo qayb galay

1. Ugaas:- Aw Siciid Aw Aadan.
2. Nabadoon:- Cumar Bare Muuse.
3. Nabadoon:- Ducaale Samatar Ducaale.
4. Nabadoon:- Cali Nuur sh. Macalin.
5. Nabadoon:- C/qaadir C/laahi Jaamac.
6. Nabadoon:- Cabdi Maxamed Cigaal.
7. Samadoon:- Faarax Maxamuud Yuusuf.
8. Cabdi Axmed Maxamed busur
9. Jaamac Bare Muuse
10. Siciid Cismaan Faarax
11. Muuse Maxamuud Yuusuf
12. Aadan Maxamuud Maxamed
13. Cabdixakiin Siciid Aw aadan
14. Maxamuud Cumar Bare
15. Sahal Maxamuud Saalax
16. Khaalid Maxamed Maxamuud
17. Maxamed C/qaadir faarax
18. Axmed Maxamuud Maxamed (taajir)
19. Siciid C/laahi faarax
20. C/raxmaan Axmed Samatar(bari bari)

Xafiiska Wararka Puntlandnews24.com
Qardho-karkaar-Puntland-Somalia
Cali Sh.Faatix

COMMENTS

RSSComments (13)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. bari bari says:

    dhamam waan idin salamay salam ka bacdi runti waa wax aad lagu farxo in beesha abdalle ibrahim ay danahoda iyo ayatinkoda ka tashadan midka leh beesha cabdale ma maqal waxan filayaa in uu yahay nuca ismoday in qardho ay iyaga leyihin boowe qardho waa la wada daga xitaa aniga qabil kayga waa daga balse mesha waa lagu kala asal san yahay marka beesha cabdale ibrahim waa asal ki sababto ah dadku markay asal yihin waxa lagu ogadaa dhaqalaha magalada iyo hormarka Abdalle ibrahim waad dad meelo badan ka daga puntland gabi ahantis ma ahin galiya in ay dagan bari un iyo waliba kismayo mugadisho markale hadi aad ahan la heed mid MJ ah oo dadn ahyn ku wil la yahan ama ay san kugu jiran qardho shegasho sida kuwa badan oo aan arkay qardho moda in ay asal leyihin dadka ayan kugu qoslin boowe.

  2. puntlanderboy says:

    DHAMAN WAAD SALAMANTIHIN SALALN KA BACDI NINKA CABDALLE LA DHAHOW BOOWE HADI ADAN AQON QABIL ABDALLE IBRAHIM LA DHAHO ADIGA AYAA TAHAY KOLAY U MALAYN MAYO IN AAD TAHAY REER PUNTLAND WAXAATAHAY WAJI SABABTO AH QABILKA ABDALLE IBRAHIM MID QOF KAGA BAHAN AQONSI MA AHIN MAJERTENA WAA IBRAHINO IYO IN LA RACSHY ADIGA HADI AAD BADHIBANKA DAGO PUNTLAND TAHAY BOOWE ISKA AMUS MESHAN LA DONIMAYO IN AAD KA HADASHO OO AAD COMMENT KA DHIBATO BOOWE ISKA SEXO HADI KALE ADIGA IS SHEEG OO DADKA ISBAR BAL IN AAN KU GARABO MARKAS KA HADAL WAX BAAN MAQLAY IYO WAXAS TX GUYS.

  3. sadiiq says:

    waw masha laah waa wax lagu farxo horumarka ay gaartay beesha cabdale ibraah wana soo nawaynaynyaa umad walba oo horumar gaarta lkn waxan aad uga xumahay dadka leh manaqaano cabdale ibraahiim waa dad aan dadka kala aqoon marka iyaga ba halawaydiiyo qabiiladooda kkkkkkk marka ha laga raali ahaado cabdale ibraahiim waa dad daga magalada qardho , yaka, iyo bari oo dhan waliba basaso , iyo bariga hoose tulada daamo, anagaa saas unaqaan

  4. xaqir baa tahay aan wax kala gareyn, cabdalle ibraahm waa beel puntland oo dhan laga yaqan,
    waxan filin qaxooti baa ku tahaypuntland!!

  5. xaqiir baa tahay aan wax kala garaneyn, dad aqoon karin , qofkasta aad tahayba beesha cabdalle ibraahim waa beel aad loga yaqaan degan puntland , asal ahaan waxay ka soo jeedan daamo city, marka waxan filin in aad tahay dadkii tsunamiga ahaa oo yimi puntland, marka dhib ma leh haddii aad tahay qaxooti ku tahay qardho.

  6. Abu dalkifly says:

    Alha barakeeyo dadkayagii xalaaleed gobta caadkeedii guul Iyo khayr baan urajenayaa had Iyo goor jiriidadii qardhood weeye hubaallahubo

  7. maashaa allaah aad ayaan u soo dhoweynayaa
    go’aankaan & TALO SOO JEEDINTAAN AY BEESHA CABDALE IBRAAHIIM QAATEEN AYNA MASIIRKOODA KA TASHANAYAAN WAXAAN KULA TALINAYAA DHAMAAN BEELAHA WALAALAHA AH EE WADA DEGA GOBOLKA KARKAAR AMABA MAGAALADA QARDHO INAY ISKU TASHADAAN KUNA DAYDAAN TALAABADA KU DAYASHADA MUDAN EE WALAALAHOODA CABDALLE IBRAAHIIM KU TALAABSADEEN GUUL AYAAN U RAJAYNAYAA WALAALAHAYGA & DHAMAAN WALALAHEGA KALE EE REER KARKAAR AND BARI AND ALL PUNTLAND

  8. SAABIR says:

    WALE XAYDAR RUN BAAD SHEEGTEY WAA ASALKII. WAA DUNTII.

  9. SAABIR says:

    DADKII XALAASHA AHAA OO MAGAALADA LAHAA AXYAA WADANI.
    MARYA CALASTA MIYIGA KA TIMI HA LAGU CESHO DHULKOODII
    ALAH SOOMAALIYA MAXAA KA DHACEY. MAGAALADAAN INTA QABIIL ASAL AHAAN DEGTA

    UGAAR SALEEBAAN
    C/LLE IBRAAHIIM
    DASHIISHE REER UGAAS
    DUBEYS WARSAN GALI
    CABDARAXIIN. JIBRAAHIIL
    CARAB SAALAX
    MIDHIBAAN
    CABDIRAXIIN SALEEBAAN
    CIISE MAXAMUUD.
    AMAANLE
    HARTI. KASKII QABE.
    ISMAACIIL SALEEBAAN

    WARYAA TIRIN KARA. MARKAASAA. MAANTA RAG QABIIL KU
    SHEEGANAYAA.

  10. SAABIR says:

    MAANSHAA ALAAH. GUUL.

  11. farhiya mohamed says:

    maasha allah allow idindaa adeeraday…. am so happy for us……..

  12. xaydar says:

    maashalaah waa nimankii qardho iska lahaa

  13. Cabdalla says:

    Weligay ma maqal qabiil la yiraado Cabdalla Ibraahim oo dega Qardho, oo weliba leh Ugaas iyo Cuqaal, waa arrin ugub igu ah…

Leave a Reply