Comments on: Shirkada Saracen iyo mashruucii jasiirada cusbada [Warbixin]

By: Abdilkadir Hirsi farah
WAA MAHADSANTIHIN
PUNTLAND NEWS
WAA ARAGTI FCN OO AAD UFCN WAXAANA LAOGSOOYAN  WAXAA AAD SHEEGTEEN IN AY RUN TAHAY  MADAMAAN WAAN KUJIRNO MARAXALD XUN IYO KALA GUUR QORALKAN WUXUU AN FACAYAA DAD WACYI GALSAN OO WAX FAHAN SAN OO AQON IYO TYAO IYO WADANIYAD KUJIRTO AYAA UBAHAN ,,,FAROOLE WAA MADAXWEYNAHA PUNTLAND WAA NIN CALOSHIS USHEQAYSA OO CIDAN KAMA FAKARO DALNA IYO DADNA M,GO OO WUXUU KUMASHQULSANYAHAY DHAQALAHA IYO  LUGU YADA QARAN SOMALIYEED IO KALADLKA BULHSO WADA DHALATAY ,,SADARTEED WAXAN ANIGA HAN QABAA IN AAD WADA SARAHA QARSON IYO QORSHO XUMADA FAEOOLE IYO WAX LAYALO… WAA MAHADSANTIHIN

By: BILLE
salamullahu caleykum gabi ahaan,waa maxay waxa aad isweydiineysaan cidda shirkadan keentay,oo yaa yiri waa wax qarsoon,wax qarsoon ma jidhaan waxaana shirkadan keensaday faroole asaga ayaana ka danbeeya waxa dhacaya oo dhan oo sida uu doono ayuu sameeya,dad badan baa aad ula dhacsanaa waxa uu ku sameeyay dhulbahante laakiin marna isma ay odhan idinka yuu wax ka weyn idinku sameyn doonaa,anaga oo og in uu yahay jiri yaanu niri kaalay na daadihi,wax uu ka leexanayo ma jirto,hadana ka sii daran ilmihiisi yaa waxay iska dhigeen wiilashii qadaafi sayful islam oo kale,waxba yaanan la yaabin in uu ogolaado in sun lagu duugo wadankeena,mushkilada ugu weyna waxay aheyd markaan ka ogolaanay in uu khaatumo dulmi cad ku sameeyo,bal yaanu u ciirsanaa hadii ay dhab noqoto arintaas illaahayow islaam baan nahay ee naga soo gaar.

By: Qaasim
Walaal burcad badeed ceeb noo soojiidaya jidho oo xoolaha caalamka iyo badaha maraya iska qabsanaayo aduunkane waa ogtahay waanaga xoog badanyahay hadii aan laga hortagin waxaa dhacee in saldhigyo xoog looga sameeysto puntland oo dhulkeena nagala dhaco anagaane gacmaheena ku keensaneeyno waxaas ileen dad naga xoogbadanaa badahaas ilaaheey naga mari la’ee marka aan iska celino burcad badeed intaanan balaayo laga soo kabsan noo keenin

By: Ku dayo puntland
Punland news wad mahadsantihin marka hore walalyal shaqo fican bad wadanka uhaysan puntlanderka dibadana hadan nahay aad ban ugu farax sanahay wajibkina saad u gudanaysan  mida labad siyasiyinta puntland iyo madacwaynuhuba maxay uga hurdan shirkadan maxay qabata ? Maxay u joogtaa? Ya o golaansho siiyay maxase bari ka yaal ? Wadankena quruxda badan wa la nabad gurin qashin iyo sun ba lagu qubin cuduro iyo qasare badan ba ka dhici kara  marka dadkan matala umada wa I.ay soo cadeyaan waxay qabatoyo wixi kenay wana in lo xilsaaro khuburo la shaqaysa iyo kuwa ilaaliy a intaba oo wax cad  la og yahay miiska la keeno umadadana loo sharaxo marka ka dib wadan la iska maamusho aduunka kama jiro  anagan dadwlad ba nahay wa in dadka dadka matalaya shaqadooda qabsadan  hadhow yan la qoomamon mar ay  too late wax walba noqdan  wad mahadsan tihin

By: puntlander
jasiiradan xageey ku ooshaa?
ma bari?
puntland goormaan jasiirad lahaanay ?

By: cabdullaahi cabdiraxmaan
asc waxaan idiinka mahad celineynaa hadaad tihiin web puntland news 24 sida qiimaha badan ee uga hada sheen shirkadan saracen oo cid garanaysaa aanay jirin sharciga ay wadanka ku soo gashay haday noqon lahaayeen baarlamaan,wasiiro,aqoonyahan, culumudiin,salaadiin,waxaa u degaya maraakiib alaab ah lama fiirin karo kontaynaradooda,waxaa lays weydiinayaa tolow maxaa ku jira, lagama hadli karo,lama fiirin karo kan xoogaaga lasiiyey oo dhuuni raaca ah magaranayo sida wax usocdaan ,hadafkiisu waa daar aan helo wixii ladoono hala sameeyo,waxaa loo diidey muqdisho,maxay utegiwaayeen maamulada derikeena ah . waan ognahay,wixii loo yagleelay puntland masaasaa,waxaan usoo jidinayaan waxgaradka puntland in ladareemo masuuliyad maanta waxaan qaban karnaa beri maya,