Shirkii saxiixeyaasha oo la soo gabagabeeyay qodobana laga soo saaray

August 5, 2012   //   Warar Somaali

Shir saxiixeyaasha Road Map-ka uga socday magaalada Nairobi ayaa maanta la soo gabagabeeyay, waxaana shirka diiradda lagu saarayay dhameystirka waxyaabaha ka haray qorshaha looga gudbayo ku-meel-gaarnimada.

 

Markii  shirka la soo xiray waxaa si wada jir ah saxaafadda warbixin u siiyay ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, Dr Cabdiweli Maxamed Cali iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Augustine Mahiga.

Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay inay ka wada-hadleen dhameystirka qorshaha looga gudbayo ku-meel gaarka, wuxuuna intaa raaciyay in shirka uu si guul ah ku dhammaaday.

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Augustine Mahiga oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in shirka layskula soo qaaday xulidda xildhibaannada baarlamaanka cusub ee Soomaliya iyo shuruudaha looga baahan yahay oo ay ka ku jiraan aqoonta, inaanay dambi horey u soo gelin iyo musuq la’aan.

Mahiga wuxuu xusay in saxiixeyaasha ay isla garteen in guddiga farsamada ee soo xulidda xildhibaannada ay noqdaan kuwo madax bannaan oo dhexdhexaad ah, isla markaana la siiyo taageero si ay u dhameystirtaan howlaha horyaalla.

Waxaa kaloo uu Mahiga sheegay in la isku raacay in doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ka soo hor marto doorashada madaxwenaha Soomaliya, xilliga KMG-ka ahna la soo afmeero 20-ka bisha August.

Shirka waxaa guddoominayay afhayeenka baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan wixii ka dambeeyay markii uu shirka ka baxay madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed.

COMMENTS

RSSComments (12)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. ninka la baxay garoowe run baad sheegtay isaaq kismaayo ilaa kenya ayay ogaadeen iyo majeerteen mareexaan ku gumaystaan somaliland na dhulbahantay ku gumaystaan iyo majeerteen markaa dad xamarna habargidir baa ku gumaysata markaa waa dad cuqdadaysan oo la gumaysto casrigan dunidu horu martay 2012.

  2. garoowe says:

    Wadanka soomaliya waxa xaq u leh inay xukumaan hawiye somaliland na isaaq jabuutina ciise daarood badhna isaaqbaa kismaayo ku gumaysta badhna laascaanood badhna kililka shanaad badhka soo hadhayna hawiyaa gaalkacyo ku gumaysanaya mar haduu cabdi qaybdiid galkacyo yimid daarood waxaa la gumaynayaa oo la gumaystaa 2012 hadal idnma banaana.

  3. imran says:

    @ jalaqsi ninka la baxay waxan aminasanahay u r sick / mentally ill go get help, xoolayahaw hadad is qarxinaysid nacas yahaw iyo hadi kaleba reerahiina wadada ay mareen un bad maraysa wax idin, kala jecel ba iska yar hawiye oo dhan suside ka uun ba dawo idin ah lakin waxba ha is qarin is so cade web ka intad gashid nacnac haka oran youtube ka so gali meshad jogtana sheg habaray ,mj waligi bad dameer u ahayd hadana wad u noqon aduunkaba sidas baad ku dhamaysan. Bal maxad qaadaysan ceebtina ba magaca simaliyeed loga xishoda wayna idhibta inan somali wada shegano umad caqliga danyeerada leh oo aan xadarad iyo nolol ba aqoon, siyaasad na wax kama taqanid dameeradi ba ku sugaya dadki ku talin jiray ama talada ka go.do somalia its mj nin kasta oo darood ah happy ban ku nahay, lakin idinka wa aduunka oo layiri gorile ha utaliyo kkkkk maxa ka iman farmajo yu yahay dhulbahante se yad u taqan maskiin yahaw siyaad bare baad eedanaysay iyo darood hadana waxba hakala qadin wa hal far hal siyaasad nacaybka iyo cyqdadana majeerten kuma oga ina gumeednimada iyo nacnacda la dhimo kanaxow nafta waa viva mj iyo dhaman darod ismail!!!
    . Laan gaab yahaw awood malihid ileyn marka iska caytan habartan yaba ku og ku yaqaana bilion ka mj unad jirtay kuma oga tabartada intas ah iyo maskaxda xanuusan ee ku saaran

  4. imran says:

    @ jalaqsi ninka la baxay waxan aminasanahay u r sick / mentally ill go get help xoolayahaw hadad is qarxinaysid b.c. nacas yahaw iyo hadi kaleba reerahiina wadad ay mareen un bad maraysa wax idin, kala jecel ba iska yar hawiye oo dhan suside ka uun ba dawo idin ah lakin waxba ha is qarin is so cade web ka intad gashid nacnac haka youtube ka so gali meshad jogtana sheg habar yahay mj waligi bad dameer u ahayd hadana wad u noqon aduunkaba sida bad ku dhamaysan. Bal macad qaadaysan ceebtina ba magaca simaliyeed loga xishoda wayna idhibta inan somali wada shegano umad caqliga danyeerada leh oo aan xadarad iyo nolol ba aqoon, siyaasad na wax kama taqanid dameeradi ba ku sugaya dadki ku talin jiray ama talada ka go.do somalia its mj nin kasta oo darood ah happy ban ku nahay, lakin idinka wa aduunka oo layiri gorile ha utaliyo kkkkk maxa ka iman farmajo yu yahay dhulbahante se yad u taqan maskiin yahaw siyaad bare baad eedanaysay iyo darood hadana waxba hakala qadin wa hal far hal siyaasad nacaybka iyo cyqdadana majeerten kuma oga ina gumeednimada iyo nacnacda la dhimo kanaxow nafta waa
    . Laan gaab yahaw awood malihid ileyn marka iska caytan habartan yaba ku og ku yaqaana bilion ka mj unad jirtay kuma oga tabartada intas ah iyo maskaxda xanuusan ee ku saaran

  5. Aderayaal wlh. Ban ku dhartaye nin majertena hadu xilka qabto ana is qarxinayo tasa balan igu ah somalia hadi nabad lagarabo nin kasojeda qomiyadas anu cadowga nahay donimayno dhulkayaga ine ka taliyaaan tasu watiii afweyne u burburinahay 22 sano buuu faqash xamar ku tanashlenayay 1991kii aya laga xoreyay marka manta gumesi cusub aya damacsantihiin lkn never ever taasu hadi uku gulesto farmajo ama ninkalo dhulbahante ah wlh waso dhawena lkn majerteen xaraan aykatahay ina madaxwene u aqonsanen taas ogada faroole iyo qanjira weyne gaas meshe xukumaan aya la arkaa hee here is banadir is my land is not garoore dhabayacooo garoowe xukuma konfur hawiye iyo marexaan ba xaquleeeh iyo elay wixikaleee. Cakta lamarinaaaa

  6. hasiim says:

    ninka jalaqsi boy la baxeey adeerr wiil yar baa taheey hadii aad dantaada sidaas u taqaanid maxaa u diideysaa in dadku dantooda gartaan oo ka tashadan mise beentii iyo waxii la idin ku yaqaaneybaa wali wadaan.dalka in dowlad ka dhalato baa la rabaa oo ciyaalka kula midkaa dhulka la galyo marka ciyaarta fiirso ha dag dagine. labada nin ee afka guudan ina abdisamad iyo shariif warbaa galeey.

  7. wadani says:

    NINKA MAGICIISA UGU YEERAY
    JALALAQSI HORTA BADOW NIMADAADA
    AYAAD HADASHAY WAANA BIL RAMADAAN
    OO QOFNA QABIIL LAGUMA TAAGEERO
    TAASINA CAQLI XUMADAADAL BAY.
    SOMALIDA TUSTAY INTII WAX GARANAYSA
    BADAW QABIIL DADKU SOO LAAYWY SIDAA
    DAAS OO KALE MEEL MAGAARO. EE AAMUSKAA
    KU FIICANTAHEE ORODOO MEEL FARIISO
    YAA JAHL

  8. wadani says:

    HORTA HADII AAD SOOMANTAHAY
    SOON KUUMA JIRO MAXAA
    YEELAY QBIILOOEBAAD TAHAY
    NINKA MAGACIISA ISUGU YEERAY JA
    TAASINA MEEL KU GAYN MAYSO
    EE BADOW NIMAFAADA
    BAAD KS HADASHAYLALAQSI

  9. sacid says:

    Hoyadadii qaxootiga aheed u sheeg waligaa meel ma istaagin inaad dad hoos timaadid ama rag kale ku lamaantahay mooyee.maantana adiga iyo Kuwa kulamida iyo kan maanta caroodwaay hoosteyda ayaad joogtaan waligiina joogeesan cause Allah ayaaa iga dhigay leader.tankale qabiilka u gu liita ayaa ka dhalatey waligaana ciil ayaa u dhimaneesa ilaahaana Kacan dhigay maxaa ka qaban Kara’s.

  10. lol says:

    ahahaa wa la is batay majeereetn rufyaanimadii la idinku yaqiin ayaad meel walba la wareegydaan gabdhihiina gaalo u siideen si aad mansab ugu heshaan lakiin..abgaal inta gabar ka danbeeyso…sidaa la idiin bahdilayaa….ama gabdhaha gaala siiya ama idinka naag u noqdo…VIVA MADAXWEYNE SHARIIF ALLAHA XAFIDO…..SHRIIF SAKIIN..IYO ABDI WALI XAMAR LA IDINKU SUGAA…DUCUFAYAHY CAADA QATAYASHAA

  11. soomali says:

    walaahi waxaan ka xumahay in madaxweynihii dalku uu ka caroodo meel lagu hayo wada hadal somaliyeed waxaa muuqata in madaxweynaha mustawaha uu joogo iyo ficilkiisu is lahayn waana mid ka turjumesa siyaasada madaxweynaha heerka ay joogto

  12. Calin iyo cali ameriko iyo shariif sakiin kuma habona inee shirkas si jogaan ee ina ka baxan be aheet wayo madaxwenihi wukabaxay muqdisha ayuna si deg deg ugu labtay shirkas mahan shiir somali ee wa shiir 2 nin ooo majerteen ay qas ulahayeen ayna ka shirayeen sidi. Somali lokala jabiin lahaaa iyo rer muqdisha sidi lo curyaminlahaa marka wa sharaf daro calin iyo sakiin inee ka qebgalaan wixi shirkas kasobaxayna ma aqbalenoo 2 nin ooo dhabayaco faroole iyo qanjira weyne gaas wa shir qabiil aye lahayeeen

Leave a Reply