Somaliland oo kahortimid digniin kasoo yeertay dowladda Ingiriiska
January 28, 2013 // Warar SomaaliDowladda Somaliland ayaa ka jawaabtay war shalay kasoo baxay dowladda Ingiriiska oo ku saabsanaa muwaadiniinta reer galbeedka gaar ahaan dalka Britain inay isaga baxaan Somaliland, kadib markii la helay khataro xagga amaanka ah oo dadkaasi wajahi karaan.
Wasiirka arimaha dibadda ee Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar oo goor dambe oo xalay saxaafadda hadlay magaalada Hargaysa ayaa sheegay inaanay jirin khataro dhinaca amaanka ah oo ka jirta Somaliland.
“Nabadgalyada dalka Somaliland ka jirta waa mid sugan, waa mid ku jirta gacanta ciidamada iyo hay’adaha nabadgalyada dalka, waxaanu sheegaynaa hadii aan nahay Somaliland inaan kalsooni buuxda ku qabno nabad xadeedka iyo gudaheeda Somaliland, aysan jirin dareen mushkiladeed cabsi ama mid argagaxiso” ayuu yiri wasiirka.
Waxaa dhanka kalle uu tilmaamay ajnabiga, dadka Somaliland, beesha caalamkuba inay u sheegayaan inaanay haynin wax mushkilad oo dhanka amaanka ah.
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska barwaaqo sooranka iyo arimaha dibadda Ingiriska ayaa lagula taliyay dadka reer galbeedka ee Jooga Somaliland inay isaga baxaan, kadib markii la helay dhibaatooyin dadkaasi soo wajahi karta.
Puntland-News24



kkkkk war kan wasiirku sheega ahi been badanaa
macaruur buu maa weelinayaa mise waa nin daad
qaaday xumba cuskay adeer idoor dowlad noqon maaya ee waxaan ku oran lahaa dantu waxay kugu
jirtaa in aad mugdhisho iyo bosaso sxb kadhigato iyagaa walaal ku ahe
midda kale shacabka reer sld waxan oran lahaa
war maanku hashaqayo oo rooxaant iska dawayya
ingris wax ba idiin mahayee
Mohamed Cabdulahi,
mar hadaad ka carartay calankii Soomaaliyeed maxaad u soo qaadan wayday kii Iraq oo aad sidan jirtay halkaad kan Eithiopa soo qaadatay maanta, KKKKKKK?
Wasiir,
Ahmed Abdi Godane is in a khat-gerish in Dumbuluq district of Hargeisa, see below link:
http://aminarts.com/link/25_OCT_2012.html
ah ah ah war heedhe somaliland warkeeda waa la soo afjarey,walaali hiin dhinac ka raaca awalba dowlada ingriiska is ku heleyheysiin lakin hada runtey idiin sheegtay,
somalia waa hal wax somali land la dhaho ma jirto,wadanka mareynka ah ayaa aduunka ka amar qaataan isagana wuxuu aqbiley calanka somaliay marka is ka ilaawa somaliland iyo puntland ,
waxaan la noqday somalia.
amnigana is ka saxa meesha waxba kuma heysaan hadii laga deeriyey.
Kkk horta qufka iska daba dhejisaa
Wa sida ogaada
Anigu waxan is laha isaaqu wa british
Lkn manta ayan ogaaday ruwayada
Ethiopia aya kuso xigta safarada been beeta wala xirayaa adeer
Horta waxa fcn qufka somaliaga in u kufarxo magala kasta o somaliyed o kheyr kaso bidhaamaya
Anagu wan ku fari jirnay horomarka laga so warinjiray HARGEYSA AM BOOSAASO. GAAKACYO lkn waxn kaxumaday marka muqdishu wanag laga sheego dadka qaarki in ay ka naxaan xaasidnimo darteed mana aqan sababta?
IIDOOR MAA LA ISKA DAAYO GIDAARKA HA SOO TAABTEE HAKLKA UU KU ORDAYONA HA LA OGAADEE KKKKKKKKKKKKKK
Beesha Iidoor,ma waxaay na leedahay,Reer Yurub Anagaa ka xog Ogaalsan,waa waxaan la dhegaysankarin Iska haadloow ina igare,Hal beel ayaa rabta inaay godo.