Soo Dhoweynta Dr. Abdiwali Maxamed Cali Gaas [London 11-03-2013]
March 4, 2013 // Faallooyin
Asw, Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK guud ahaan, waxaa lagu wargalinayaa in Xafladdii soo dhawaynta ee Ra’isul wasaarihii hore ee Dowladdii Soomaaliyeed ee KMG ahayd Mudane Prof Abdiweli Mahamed Ali Gaas.
Xafladdu waxay dhaci doontaa
11/03/13, Maalinka Isniinta ,
05:0 PM illaa 12:00 Am.
Goobta ay xafladdu ka dhacayso waa :
London Irish Centre, 50-52 Camden Square NW1 9XB
Xafladda waxaad uga faa’iidaysan doontaan wax yaabo badan oo Dadka Soomaaliyeed qaarkood aysan horey u gayn, sida qaabkii loo dhammaystiray dhibaatadii KMG ahayd iyo qaabkii ay soomaalida cusub u abuuranay .
Fadlan wixii macluumaad ah oo dheeraad ahi click garee link-gaan hoose
Fadlan laxariir wixii faahfaahin ah Taleefoonadaan hoose Mudane Abdirahmaan Sh Ibraahim : Wasiirkii Hore ee Kalluumaysiga iyo Khayraadka dabiiciga Xukuumaddii Badbaado Qaran TEL: 44 798575 6428
Mohamed Abdi ( Shiike) 0793288 1083 / 0753583 5783



thanks walaal waan ku fahmay.laakin waxaan ola jeeda somalida iyo sideey wax maamulaan iyo qaabdarada maanta oo meel walba iyo saacad walba oo qof shir loo qabanaayo waxa taagan qabiilki waxaasan nacay ee gaas dhib iguma hayo i respect ex ministerka alah la garab galo wuxuu damacsan yahay aduun waa laba gelin .
To:halima qasim walaal soo dhowoow Pro:Gaas qabiil waa ka wayn yahay,waa ninkii ruudh maabka hirgeliyey waa aqoon yahan soomaaliyeed.Waa ninkii waraabaha faroole yiri dalka iiga bax dadka hayga horkeenine oo aan u jawaabin asagoo fiirinaa maslaxadda shicibka Puntland marka walaal soo dhowoow shirku waa shir soomaali waayn kana qayb qaado soo dhowaynta far-xaddana nala qaybso anaguna aan kula qaybsano taada gacmo wada jirbay wax ku goyaan,qabiil qaran manoqan karo soomaalina kama go’ikaro kamana maarmo.