Magacyada Soo xulidda xildhibaanada baarlamaanka oo la soo gudbiyey
August 17, 2012 // Warar SomaaliXildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaliya ayaa maanta laga dhowrayaa magaalada Muqdisho in lasoo gabagabeeyo soo xulidooda, iyadoo uu gebogebo uu marayo waqtigii beesha caalamka ay u qabatay dowladda KMG Somaaliya in lagu soo gabagabeeyo marxaladda KMG ee wadanka Somaliya ku jiray in ka badan 20-sano.
Odayaadha dhaqanka ee beelaha usoo xulayay dadka ka mid noqonaya baarlamaanka Soomaaliya ayaa dadkii ugu dambeeyay ee soo xuleen waxaa ay u gudbiyeen guddiga farsamada ee soo xulidda baarlamaanka si ay u eegaan dadka buuxiyay shuruurddaha xildhibaanimo.
Wararkii ugu dambeeyay ee aanu ka helayno guddiga farsmaada ee baarlamaanka ayaa xaqiijinaya in lasoo gudbiyay intii ugu badnayd xildhibaanada, waxaana xiligaan harsan xildhibaano ka yar labaatameeyo oo la rajaynayo saacadaha soo socda inay qaadato soo xulidda guud ahaantoodba.
Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo ka mid ah salaadiinta dhaqanka ee Muqdisho u jooga soo xulidda ayaa sheegay maanta Jimco ah inay rajaynayaan kama dambayn inay kusoo gabagaboobaan baarlamaanka.
Mar la waydiiyay waxa uga qorshaysan odayaasha aqalka sare ee baarlamaanka ayaa waxaa uu sheegay arintaasi inay dib u dhigeen inta laga soo afjarayo soo xulidda baarlamaanka, taana ay xiligaan ka horayso midda baarlamaanka.
Dowladda KMG Soomaliya ayaa waxaa xiligaan u harsan sadex maalmood oo qura, caalamka iyo dadka Soomaliyeed ayaa sugaya sidii ay doorasho ugu dhici lahayd dalka gaar ahaana magaalada Muqdisho amaankeeduna ay sugayaan ciidamada AMISOM ee wadanka jooga.
Arinta ugu wayn ee jirto ee baarlamaanka ah ayaa ah inta loo gudbiyay gudiga farsamada tirada haween ee baarlamaanka ka mid noqonayso inay tahay 17-dumar oo kaliya, iyadoo heshiisyadii Garowe Principles iyo Garowe2 ay dhigayeen haweenku inay yeelanayaan 30%, taasi oo tirada haweenka ee baarlamaanka ka dhigaysa 75-xubnood oo haween inay baarlamaanka ku ku jiraan.
BEESHA SHANAAD
1. Bashiir Maxamed Jaamac
2. Biibi Khaliif Maxamed
3. Burci Maxamed Xamza
4. C/raxmaan Cabdi Cusmaan
5. C/weli Ibraahim Sheekh Muudey
6. Caadil Sheegow Sagaar
7. Cabdinaasir M.Cali
8. Faarax Sheekh C/qaadir maxamed
9. Fahmo Axmed Nuur
10. Ibraahiim Saalax Dayfullah
11. Jeylaani Nur Ikar Sh. Suufi
12. Khadiija Maxamed Diiriye
13. Maxamed Axmed Keynan
14. Maxamed Cumar Dhalxa
15. Maxamed Maxamuud Xeyd
16. Maxamuud Maxamed Jimcaale
17. Mustafa Maxamed Cabdullahi
18. Shariif Maxamed Siidi
19. Shariif Maxamed Xasan
20. Xasan Ibraahim maxamed
21. Xuseen Maxamed Muuse
22. Yuusuf Maxamed Ismaaciil
23. Yuusuf Xeyle Jimcaale
DIGIL MIRIFLE
24. Aadan Ibrahim Dhaayow
25. Aadan Sheekh Maxamed
26. Aweys C/lahi Ibrahiim
27. Axmed Mayow Cabdulle
28. C/laahi Cabdi Garuun
29. Cabdi Macalin Aden
30. CabdiKaafi Macalin Xasan
31. Cali Aadan Xuseen
32. Cali Sheekh Maxamed Nuur
33. Cusman Libax Ibrahim
34. Cusman Mukhtar Maxamed
35. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax
36. Dr. Muumino Sh. Cumar2
37. Dr.Khaalid Cumar Cali
38. Eng Maxamud Maxamed Bonow
39. Fadumo Nuur Maxamed
40. Fowziya Maxamed Sheekh
41. Ibrahim Cali Cumar
42. Ibrahim Isaakh Yarow
43. Isaaq Maxamed Cali(Riino)
44. Isaaq Maxamed Maxamuud
45. Isgow Derow Isaq
46. Khaliif Sh. C/laahi
47. Luul Cabdi Aadan
48. Maryan Macalin Isaaq
49. Maxamed Cabdi Cali
50. Maxamed Cali Xuseen
51. Maxamed Cusman Jawaari
52. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf
53. Maxamed Mursal Borow
54. Maxamed Rashiid Maxamed
55. Maxamud Macalin Yaxye
56. Maxamuud Cabdi Xuseen
57. Mayow Mustaf Xasan
58. Mohamed Nuuraani Bakar
59. Muna Ibrahim Abiikar
60. Mustaf Mukhtar Gudow
61. Nuur Cali Aadan
62. Saalim Aliyow Ibrow
63. Samaan Maxamed Sheekh
64. Sayid Cali Cabdulkadir Macalin
65. Sh. Shaacir Sh. Maxamed
66. Sharif Maxamed Cabdalle
67. Sharif Xasan Sh Aden
68. Xabiibo Maxamed Kheyr
69. Xasan Macalin Xuseen
70. Xuseen Cismaan Xuseen
71. Xuseen Maxamud Sh Xuseen
72. Yacquub Cali Maxamed
DAAROOD
73. A/weli Maxamed Cali Gaas
74. Abdi Barre Yusuf Jibril
75. Abdi Mohamed Ali
76. Abdirisak Osman Hassan
77. Abdiwahab Ugas Husen Ugas Khalif
78. Abdulahi Bile Nor
79. Abdulahi Haji Dayib3
80. Abdulaziz Abdulahi Mohamed
81. Ahmed Ismail Mohamed
82. Ali Ahmed Mohamed
83. Axmed Aabi Aadan
84. Bare Ugas Geedi
85. C/laahi Maxamed Ciise
86. C/raxman Xoosh Jibriil
87. C/waxid Cabdullahi Jama
88. Cabdi Cabdulaahi Maxamed
89. Dahir Haji Gelle Farah
90. Da’ud Abdikarim Sh. Omar
91. Dr. Abdulkadir Abdi Hashi
92. Hamza Sh. Husen
93. Hassan Abshir Farah
94. Isse Mohamed Ahmed
95. Mahdi Ali Osman
96. Maxamud Axmed Maxamud
97. Maxamed C/lahi Xasan
98. Maxamed Iidle Geedi
99. Mohamed Abdi Yusuf
100. Mohamed Ahmed Kulan
101. Mohamed Ismail Shuriye
102. Mohamed Sh. Aden Hirale
103. Mohamud Hayir Ibrahim
104. Muse Ahmed Ismail
105. Muse Hassan Abdulle
106. Prof. Mohamed Abdi Mohamed
107. Sacdiya Careys Ciise
108. Saciid Abdulahi Mohamed
109. Sadiiq Abdikariim Maxamed
110. Sahra Jama Ali
111. Siyaad Maxauud Shire
112. Xuseen Khalif Jama
DIR
113. Aamino Cumar Jaamac
114. Abdulaahi Hussein Ali
115. Abdulaahi Cisman Ducaale
116. Abdulahi Abyan Nuur
117. Abdulahi Cumar Abshir Cumar
118. Ahmed Dhimbil Roble
119. Axmed Aadan Axmed
120. Axmed Aadan C/raxman
121. Busharo Cabdi Diriye4
122. C/lahi Cisman Ducale
123. C/lle Xaaji Cali Axmed
124. C/naasir Gaarane Mohamed
125. C/qaadir Sh. Cali Ibrahim
126. C/qafaar Mohamed Oomar
127. C/raxman Maxamud Caateye
128. C/risaaq Daahir Maxamud
129. C/xakiim Ciise Guuled
130. Caashakoos Maxamuud Cumar
131. Cabdalle Boss Axmed
132. Cabdi Xaashi C/llahi
133. Cabdirahman Ahmed Suge
134. Cabdullahi Qayad Barre
135. Cadar Abdi warsame Isaaq
136. Cali Xasan Guyow
137. Cisman Cilmi Boqare
138. Dr Siciid Mohamed Ali
139. Dr. Ibrahim Suleyman Xaaji Nuur
140. Duniya Maxamed Cali
141. Faaduma Xasan Cali
142. Faduma Odowa Rageh
143. Faysal Cumar Guuleed
144. Gen Siciid Xasan Geedi
145. Ismaciil Xassan Jaamac
146. Jamaal Xasan Ismaaciil
147. Khadar Biixi Caalin
148. Khadra Ahmed Ibrahim
149. Mahad Cabdalle Cawad
150. Mahad Mohamed Ducaale
151. Maxamed Axmed Gurxan
152. Maxamed C/laahi Kaamil
153. Maxamed Cabdi Xayir
154. Maxamed Cali Xagaa
155. Maxamed Xasan Aadan
156. Prof Ahmed Ismail Samatar
157. Ridwan Hirsi Mohamed
158. Sahro C/qadir C/raxman
159. Saynab Maxamed Caamir
160. Xiis Hassan Aadan
161. Xiis Muuse Cawl Cali
162. Xuseen Arab Esse Xayd
163. Xuseen Cabdisalaan
164. Yusuf Dirir Abdi
165. Zakariye Xuseen Aare5
HAWIYE
166. A/qadir Cosoble Ali
167. A/raxman Ibrahim Ali
168. Abdirahman Kulmiye Hirsi
169. Abdisamad Maxamud Xasan
170. Abdulkadir Mohamed Aden
171. Abdullahi Jama Hussein
172. Amina Mohamed Abdi
173. Bashiir Addow Alassow
174. C/laahi Goodax Barre
175. C/laahi Maxamed Adan
176. C/qadir Sheekh Xanafi
177. Caasha Xaaji Cilmi
178. Cabdi Axmed Dhuxulow
179. Cabdisataar Sh. C/salaam Sh Xasan Barsame
180. Cali Nuur Xuseen Cali
181. Cali Yuusuf Cusman
182. Ciise Wehelie Maalin
183. Cismaan Maxamed Cabdi
184. Cumar Islow Maxamed Abukar
185. Cusman Xaaji Cali
186. Daahir Aamin Jeesow
187. Daahir Xasan Cabdi
188. Mahad Maxamed Salaad
189. Maxamed Abukar Islow
190. Maxamed C/laahi Xasan
191. Maxamed Hasan Ibrahim
192. Maxamed Maxamud Guure
193. Mohamed Ahmed Nur
194. Mustafa Sh. Cali Dhuxulow
195. Nadifo Maxamed Osman
196. Nuur Iidow Beyle
197. Qaali Axmed Diiriye
198. Sacdiyo Cumar Sheegow
199. Samira Xasan Cabdulle
200. Shuriye Mumin Afrax
201. Xasan Macalin Maxamed
202. Yuusuf Geele Ugaas
Puntland-News24



asc waxan odhan laha anigu dumarku waxay masuul kayihiin gurigooda lakin looma baahna inay dhexgaal waxayna xalin karin oo ubaahan rag manatana somaliya waxay maraysaa meel adag rag uunbana howshaa socota wax ka badali kara ..
asc wr wb walal xaawo dumarku shaqo tan kabadan bay masuul kayihiin balse waxaa wax lagu cibra qaato ah oonn qiyaamadii ba taagannahay waxad kudoodaysaa dumarka jago halla siiyo ncsw waa inooka digay arintan meenan islaam ahay
dumarku waxay masuul ka yihiinn gurigooda . talona waa la waydiin karaa nabigu wuxuu yiri LAA YUFLIXU QOWMUN WALLOW AMRAHUM IMRA’AH, ma liibaano qowm amarka u dhiibtay dumar, waayo dumarkuu waa nisaa, marka ma habona in la raaco hadalka mahiiga iyo gaalda ee dumarow xaqiina ilaah baa idin siiyay ma ahan in aad rag dhex fariisataan in aad qaadataan maro khafiif ah iyo madax qaawan , fadlan ilaahay u noqda idin abuurtay asaga ayaa idin siiyay xaqiina oo dhamaystiran , mahiga xaq idinma siinkaro,
wa bilaahi towfiiq
30% ay shegayeen oo dumarka aaway wa yaab ma shantan bay ku so uruurtay? 70% bay xaq u lahayen dumarku wayo somalia iyaga badbadiyay dhibataduna gaartay ragu dabka asaga huriyay inu ba wax u taliyo maba istaahilo… Shame on u guys
San not cadalad waxano magacyo ah wax dumar ah 10 xita madhame odayashu maxay san kawadaan wa suale meh qondadi dumarki lo qondeyay
Raggu dumarka xuquuqdooda ha u oggolaado.