Suldaan Muuse Faarax Muuse oo goordhoweyd lagu dilay Bosaso
February 2, 2013 // Warar SomaaliAUN waxaa maanta magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari lagu dilay Suldaan Muuse Faarax Muuse oo ka mid ahaa issimada waawayn ee deegaanada Puntland kana soo jeeda gobolka Bari.
Marxuumka ayaa goor barqo ah lagu dilay agagaarka isgooyska Gaaca ee magaalada Bosaso sida wararku nagu soo gaarayaan.
Waxaa uu ahaa suldaan Muuse Faarax Muuse suldaanka guud ee beelaha Muuse Saleebaan oo ka mid ah beelaha Puntland.
Muddo 15- sano kabadan ayuu marxuumka sidoo kale ahaa sudlaan, waxaana uu marar badan ka qaybqaatay dadaallo nabadeed oo ka kala dhacay deegaanada Puntland.
Ciidamada amaanka ee dowladda Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay wadaan howlgallo lagu baadigoobayo kooxaha dilka fuliyay, waxaana maydkiisa la geeyey isbitaalka guud ee Bosaso.
Puntland-News24



ilaah ha unaxariisto janadiina ilaah haka waraabiyo aamiin aamin
inaa li laahi waaainaa ka raajucuun ilaahay ha u naxariisto suldaanka eheliyadiinah ilaahay haka ajarsiiyo u saganah janato fardowsa alahaka waraabiyo aamiin aamiin
Inaalilaahi wa’innaailayhi raajicuun
Alla unaxariisto.Sundaan (muuse onkod)
Samir iyo iimaan alahakasiiyo eheladii iyo qaraabadii uukageeriyooday suldaanku.
aaaamiiin aaamin.intaa kadib waxaan xukumada
Puntland kacodsanaynaa hadanunahay muwadininta
Udhalatay,gobolka puntland in ay sharcigahorkeenan gacankudhiglayaashii geeystay
Dhacdadii fosha xumayd,sidegdeg ah.
alaha unaxariisto suldanka amiin lakiin waxa layaaba nin suldaana oolagudilay bosaso malin caday owaxa dilay aan laqaban lana dabaracin mida kale waxaa laqoray in aytute wateen garina kubaxsadeen lama yaqaan gariga miyaa mise waxkalaajira bosaso hadayubadato 100 gari baajogta walagaran karaa cida leh what is goin on waa11;39 am marka ladilay mida kale dhaqan umalahayn isin ladilo puntlan ceeb ceeb
Allaha u naxariisto Suldaan Muuse Faarax gacan ka xaqdaran baa dishay,eheladiisa iyo Bulshada reer Puntalandina Allaha ka samirsiiyo, waxaa wax lala yaaba ah haddii qofkasta oo ka soo horjesta waxa uu faroole samaynaayo loo adeegsado dil qorshaysan oo dadkii tuutaha qabay ay dadka laynayaan in uu haddana Faroole yiraahdo waan garanayaa waa dil qorshaysan.
Haddaba taas dadku waa ogyahaye please dadka ehelka ah yaan laysku layn oo jago waa sahale
dadka qiimaha leh yaan la xaalufin.
Waxaanse u sheegaynnaa cid kasta oo wax aan Ilaahay raalli ka ahayn samaysa in waxa uu raadinaayo dhib ka weyn uu kororsaday ayna sugayso ifka iyo aakhiradaba, Ilaahayna kashifidoono.
Inalilahi waina ileehirajicuun aad iyo aad aya oga xumaday waxa alle u waydinaya inu janadi fardowsa kawarabsho eheladi iyo umada rer puntland iyo umada somaliyeed dhamateen wunagatagay marxun alle samir iyo imaan hainaga siyo. Manaxeyashi dilkan gestay wa ine dowladu qoqabataa oo la marsha wajibkisa. Samir iyo imaan samir iyo imaaan wallaayaaal. Alshaydhaan yey inka faidesan ee. Ladagalama oo iskaso sara
Wiilka sheegtow laasqoray boy walaale anigu
waxaan ku oran lahaa ilaahaa ka baq
wax aadan hubin dadka looma gudbiyo
si kasta oo faroole aadan fikradiisa
u nacdo midnimada puntland
qiimee. dadkana ha isku dirin
Ee WAX KASTA OON RABNO INAA
DHAHNO. AAN ILAAHAY HORTA XASUUSANO
MARXUUM KANA ALLAHA U NAXARIISTO. DAdkEENA
INTA NOOL BAA LARABAA INAAN
GACAN KUDHIIGLIHII DILAY AAN SOO QABANO
SI FIDMADU U JOOGSATO DHEXDEENA
IMAAANAYSA OO DAD QAABDARANI WADAAN
Wiilka sheegtow laasqoray boy walaale anigu
waxaan ku oran lahaa ilaahaa ka baq
wax aadan hubin dadka looma gudbiyo
si kasta oo faroole aadan fikradiisa
u nacdo midnimada puntland
qiimee. dadkana ha isku dirin
Ee WAX KASTA OON RABNO INAA
DHAHNO. AAN ILAAHAY HORTA XASUUSANO
MARXUUM KANA ALLAHA U NAXARIISTO. DAKEENAA
INTA NOOL BAA LARABAA INAAN
GACAN KUDHIIGLIHII DILAY AAN SOO QABANO
SI FIDMADU U JOOGSATO DHEXDEENA
IMAAANAYSA OO DAD QAABDARANI WADAAN
ugu horaynta ilaahay ha u naxariisto suldaanka gacan ka xaq daran ayaa dishay ilaahayna waxaan ka baryin in uu ciqaab dag dag ah ka muujiyo gacan ku dhiiglaha dilay suldaanka
lkn waxaan hal eray ka oran ninka la baxay laasqoray boy adeer waxaan ku leeyahay waalid caasi ayaa tahaye ilaahay u laabo faroole waa masuulka wadanka waana shakhsiga ay masuuliyadu kasaarantahay umada reer puntland kamana suurtowdo inuu isku diro dadka uu ka dhashay
marka adeer way wanaagsananaan lahayd inaad afkaaga suubsatid madaxdana lama afla gaadeeyo taasi waa iga talo
somaliduna waxay dhahda nin kuu digay kuma diline ……noqo mid wax saxa ee ha noqon mid wax xumeeya
inaa lilaah wa inaa ilayhi raajucuun suldaan la dilaana ma isoo socday waa mucjisooyinka ala ha u naxariisto marxuumka somalida ku cusub
asc inalilaah wa ina ilahay raajucuun ilahay waxan uga baryaya suldaanka reer karkaar in ilahay janatu fardowsa ka waraabiyo waxi dilayna ilahay haso shaacsaaro oo ha ka shifo sidaan ilahay ka rajaynayo qarsoomi maayo dadki dilay suldaanka
Faroole aya dilay cid kale kama dambayso farole aya wado olole u donayo isku dagal sokeye ka bilabo gobolka uu iska horkeno belaha. Wada dagan oo xududaha leh marka arinkan wa in la baraa shekadan wa sheko dheer ee indhaha hala furo
Aad ayan uga xumahay ilahay ha unaxariisto wankaxumahay walahay