Taageerada Farmaajo oo Muqdisho si weyn u ruxday iyo Dowlada oo ka carootay [sawiro]

August 9, 2012   //   Warar Somaali

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Muqdisho

Ra’iisul Wasaarihii hore ee  Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay mudo sanid ah kadib.

Mudane Farmaajo iyo wafdigii la socday ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga C/xakiin FIQI iyo dadweyne kale oo aad u fara badan.

Mudane Farjaamo marka uu soo degay kadib saxaafadda kula hadlay gudaha garoonka diyaaradda ee Aadan Cadde International Airport, Isagoona Sharaxaad kooban ka bixiyay Musharaxnimadiisa.

“Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan dalka dib ugu soo laabto mudo sanad ah kadib, Wuxuuna tilmaamay in uu qeyb ka yahay Musharixiinta dalka”.

Wuxuuna sheegay in uu ugu horeyn u mahadcelinayo Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed sida ay u Ansixiyeen Dastuurka dalka balse ugu baaqay iney soo xulaan Barlamaan Tayo leh oo dalka u horseeda hormar.

Sidoo kale wuxuu mahad ballaaran u diray Ciidamada Qalabka Sida sida geesinnimada leh oo ay Kooxaha Nabad diidka ah ee Al-Shabaab ugu xoreeyeyn qeybo ka mid ah ka oo ay ka mid tahay Caasimada Muqdisho ee Soomaaliya.

Mudane Farmaajo ayaa sheegay inuu ka warhaayo in ciidamada Xoogga dalka iyo Shaqaalaha dowladda ay in mudo 5 bilood ah aysan wax mushaar ah qaadanay uguna baaqay Madaxda dowladda iney bixiyaan Mushaaraadka Ciidanka iyo Shaqaalaha madaama ay tahay Bil Ramadaan oo ay ilmahooda ugu ciid gataan ayuu yiri.

Dhanka kale Xili dibad buxu aad u socday dadkuna ay faraxsanaayeen kuna sugnaayeen Barxada Sayidka ayaa mar qura xaalku isbadaly kadib markii ay goobtaasi soo gaareen gaari ay wateen sida la sheegay Taageerayaasha Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Rasaas Xoogana dadkii ku furay.

Baabuurka wax weeraray oo ay ku xardhanaayeen Sawirada Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo garay goobtii ay kusugnaayeen Taageerayaasha Farmaajo iyadoona Taageerayaasha dhagxaan ku tureen Gaarigaasi goobtana uu ka tagay.

Waxaa daqiiqado kadib goobta soo gaaray gaarigii  iyo Gaari kale oo loo yaqaan Leylo Calaawi isna sawirada Madaxweynaha ku dhagnaayeen gaariga oo dadweynaha ku ceyrsaday barxada.

Askari katirsanaa Taageerayaasha Farmaajo amaankana sugayay ayaa gaaaigii Layla Calaawiga ahaa ku amray in uu rabshada dhaafo kana leexdo dadka hasa ahatee waxaa durba la huwiyay Rasaas fara badan oo sababtay in goobtaasi ku geeriyoodo ASkarigii ,waxaa sidoo kale goobta ku dhintay Nin oday ahaa ,waxana ku dhaawcmay ilaa 2-Qof oo kale rayid ahaa.

Dibad baxayaashii ayaana goobtaasi iskaga Cararay iyadoona la isweediinayo sababaha keenay in Taageerayasaha Sheekh shariif Rasaas la dhacaan Dadkii Dibad baxa dhigay kalana eryaan.

COMMENTS

RSSComments (15)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Shekadan walaso xaqijiyay in dadki barakacaysha ahaa oo gobolada bay iyo bakool iyo shabeloyinka ila gedo abarka ogasoqaxay oo muqdisho so nafbiday dadkii anu mesha ku henay. Oo masakinta aya ayu bananbaxa u adegsaday farmajo iyo xulufadisa umalenmayo qof rer. Banadir ah inu gumeste cusub u sacbinayo ama qof faqash ah dadkaan wa qaxoti tabalesaan oo qadadic la siyay laisugu yeray. Ilkayartii xamar. Martida kuahaa aya dadkaan so arurshay ooo. Lacak uu farmajo sodiray lo qebiyay marka adeer filimkan waxa la ogaday 2 ruux ee dhimatay marki la arkay. Magacyadodi iyo xerada badbado ine kijireen aya la xaqijiyay marka ilkayar iyo faqash. Qof hawiya u sacbiin mayo taas ana og. Adunka majiro. Qof cadowgisa u sacbinayo faqash wa cadow ga hawiye. Wana 200 qarni cadow sojireen ah marka ilkayar meshaan marti aya ku. Tihinee v martinimadina ha kaso xadgudbinaaa. Hadikale wlh. Kabtay ya arka ka dhaceso

  2. Somalilandr. Calanyahow ruxmanayo raskada okale rabi darajadisiyo rasuulka kuqorane ruux ka carodo somaliland rabiin iyo rushka xoogale nama dumainkarane alle un ba na ridi karo adinkuna run iyo run iyo been kalarebano raci iyo kitabkeee. Puntland 3 gobol baaa awood oga qabsaday shala calanka puntand ba surna sool ilaa sanaag ila cayn manta na calanka somaliland ba suraan wa xiniyo an in dherahay adunka lama arag. Qabiil 3 gobol. Laga qabsaday warsan gali iyo dhulbahante ana xiniyaha ka sibaay lalush aye igu shaqeyaaan wa I nacamleyaan adina kumarabaaaan ana hesaan waligay oo adonsaaan ilen wa darode asxaan malahee wa ina beraha kufashaaaa. Viva hargaysa

  3. To imran ader wa adiga leh darood ba waligi sotalinjiray hada talinaye. Hora lo yiyi abahay ba. Xolo leh ana doro laha karoon marka qarni laga so gudbay haku fanin talada shege wa tii 1991kii wixi darod kudhacay wa ogtahay ilka gedo ila mudug ila nugal ila kismayo ka in bursanayee meday talada shege heee. Amuus adeer malin waxa xasustaa tarabunka 1500 ooo dhulbahante ubadna lagu xasuqay 500 nin ba isaaq shegteen malintas iyada ah oo isaaq nino lodayay balse maysan aheen ee. Dhulbahante iyo warsangali aye ahayeen heer darood wuxu garay uu isaaq shegto marka adeer tariiqda haqaldiiin talada shege manta ilmo maxamed siyad bare walo qarantaaa aya kabo wadan bay jogaan marka adeer talo somalia adan cadde ba ugu horeyay nin rer. Konfur ah ayu ahaaaa. Marka sidi dumarki ha fantamin mantana adigi baba isku talin la maxa somali utalisa goboladadi aba laga hesta ooo sool sanaag cayn 2 gobol ba isaaq inka hesta mudug na habargidir ba xoog kuhasto adeer nac nacda garore abareey la fadhiii somaliland iyo muqdisho wa dad wada dhashay ii isku hilib ah mana kala geyn kartit viva muqdisho and hargaysa

  4. To imran and jirde sxbyaal maxa ka rabtaan. Ruxan somalilander ah runta ayu kahadlay imraan wa adiga leh somalia darood ba waliged katilinjiray hadana ka talinayo taas waku cebowday faqash afweyne ba kaso taliyay isaginaa tariqdu kudhacday wala ogaa iyo inu kabihisi ka cararo oo u garbahareey da dhagaxda miraan ah inu ku dhintoo aya la baday. Xasaskisina lo. Qarantay adeer darood isaga isu talinlahaaaa manta wagii gumestihi afweyne jogay mahaan somaliland iyo konfur weka xorobeen gumestihi madowba ee siyad bare la oranjiray 1991 kii aye jabiyeeen.

  5. Wiil Gumbax says:

    Ramadaan karim ,, salankadib waaxaan halakan Han balya uga dirayaa Halyeega Farmajo noolow ….. Farole waxaan ugu bishareenayaa Inuuu Naarta ku waro asaga iyo wixii Puntland Xagdaro kawado ……………..

  6. Jirde says:

    Warya somalidiid adi kuwi xasuuqii ka bad baaday ma ka mid ahayd mise hooyada iyo aabahaa iyo jifiidiina kuwi la baabiyey ahaayen miya

  7. imran says:

    @ siliclander marqan ki ba kugu bar go.ay marka hore.ma is waydisay web kan waxa kayaal? Somali na ma ahi bad lahayd shalay web kana kuma quseeyo xamarna waxba kama galin labada tuulo oo yar ku ood now somalia waligeed darood ba ka talin jiray hadana u taliya marka habra marqaama ban idinku ogaa goormad dadka ahayden wax yahaw cuqdadu googoysa web kana kuma quseeyo somalia wax kama galin habrahaw labada tuulo isku xagxagta!

  8. To rer pl webka. Markii faqash wax laga shegayo. Wa qelinesaan. Oo halaga xira oranesan marki ad isaaq iyo hawiye caynesaan hanola fsaxa kawadaan miya ok. Huno web xuno qabiiil weye kani marka waxa idin shegaya. Hali boli ah nirig xalal ma dhasho farmajo iyo gas iyo farore iyo abdulahi yusufki mujrimka ahaa kuli wa wada bolii oo hal raxam aha dhashay marka farmajo. La doraan mayo. Meshaan rer muqdisha iska leeh raisulwasaraha waxa lasinayaaaa ogadeen. Marka hada hawoye janis ayu hesta ee wa ine ka faidestaan alshaab inti la iska dhiga midh midh lo lenkaraa faqashta xamar isugu timi marka baqan hawiya u jedinayaa ine wajiga so xidhaan oo ay faqashta mid midh u gowracaan hadhowna alshaab aya dila laoraan sase faqash ugu dhamaaan hawiye janiskaaan yu in gafiiin godane. She calidheeere aya in sugayooo faqashooow. Hashi we rimte meshe ku dhali laheda larabaaaaa

  9. naasir says:

    wabku dadka wax uma yeeriyo idoorow nin magalo ka dudayow yaa ku og

  10. asc: waxan doonayaa halkan in aan ka gudbiyo fariin kusocota mulkiilayaasha website-kan waxan leeyahay dadkan caruurta ah oo oo cuqdadu ka buuxdo oo meesha waxay rabaan ku qoraya in aad wax ka qabataan oo iidin soo daabicin qoraalkooda. hadii kale waxay wax udhimayaan sharafta website-ka anigu waxan akhristaa website-kan oo aan ku tiirsanahay dee sidaana wax ka bedela oo caruurta commentigooda hasoo daabicinina. waaana mhdsntihiin. by: ugaaska reer qardhood

  11. waciye@hotmail.com says:

    waraa kagan somlailander ka sheganya cuqadaad iyo cudur dharood kugu dhac dharood ama nebcoow ama jecloow tiro ahaan guality ahaan iyo mamul ahaan midna kuga gari gartaan hadi leydin su kin keno idnka iyo howiye xataa kuligeen awalna iyaga madax idin ahaa hadana iyaga idiin ah

  12. Pland law firm says:

    P24 fadlan maaha dadkaan qabiilka qayaxan kahadlaya aana xumaan maahee wax fikrada akhristayaasha usoo kordhinayn inad soo daysan waayo wepka dad waaweyn oo aqoon laga faaiidayo baa awel comment ku qori jiray,lkn maalmahaan dad cuduradi burburka sababay hayaan baa wax kuqora, mise qofki boqorada iyo qardho waxka sheega keliyad control u samaysaan,fadlan dadka jiran naga ilaaliya,wabilahi towfiiq

  13. Sedeboy says:

    Waryaa Idoor idinku waydinkaa duday oo labada xaafadood isku soo xiray sida habar hinaastay, Somalina nacaye ordayoo gafuurka meelahaas taaga hawiye somali weeye, haddaadse edebdarrada daynweydaan iyagaan idiin soo diraynaa afarta guri ee aad hargeysa ka dhisteena waa yaqaaniin daqadaha iyo saqafkaba koowada xamar ee dunsan ayeey ku dhIsayaan, markaasaad meeshiinii dulcad iyo harta Shiikh cunto hawada la ‘idikaga soo daadine ilayn wado idiin furani Ma jitee dhinac kasta hawiye iyo Darood ayaa idinkaga xeerene aamusa oo edebyeesha.

  14. hadanu nahay beesha hawiye daarood wakhtigoodii wuu ka dhamaaday xamar daartay ka dhistaana hawiyey u dhiseen darahoodiina xoog banu ku haysanaa afweyxyne 2 looma baahna.

  15. Hawiye qalad weyn ayee galeen manta miya nin daroood ah miye. San dhaan u tagerayaaan farmajo. Xaskisa ha murusade. Hawiye yacni qorshahaan xaskisa wado aya maqlay lkn hawiye ninku hadu inan inkaqabo saa ina ustagertaan mahaan dadkano dhaaan wa jifa xaskisa filaa abgal rali kama aheen bananbixi manta. Murursadow. Kafirsadaaa balayo aya bulkina uguyerateeeen farmajo wa daroood wana taqanan waxa inanta ugu darsateen ayaba qaldaaaan. Daroood xamar. Yu kusolabaaan hawiyoow ka firsadaaa dowlad majirteee meshaaaa. Habarta farmajo wadato huno. Kafirso bayalo ha wacanina

Leave a Reply