Taariikh Nololeedka Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka
August 28, 2012 // Announcement, Warar SomaaliProff Maxamed Shiikh Cismaan Aden(Jawaari) waxa ku dhashay degmada Afgoye ee gobolka Sh/hoose bishii December 1945.
Jawaari waxa uu shahaadada Macalinimada luqada Englishka uu ka qaatay magaalada Muqdisho 1962 Shahaadada Diploma ah oo Islamic Law ayuu ka qaatay Machad Daraasaad Islaami ee magaalada Muqdisho sanadkii 1964.
Shahaado Macallinnimo, Machadka Macallimiinta (Istatuto Magistrale/aggiornamento magistrale) Muqdisho sanadkii 1967. Kulliyada Qaanuunka ayuu ka qaatay shahaado (Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed) sanadkii 1982,
Proff Maxamed Cismaan Jawari waxa uu wasiir hore uga soo noqday dowladii hore ee Maxamed Siyad Barre Wasaarada Gaadiidka dhulka iyo Cirka iyo Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada.sidoo kale waxa uu wasiir ku xigeen ka soo noqday Wasaarada gaadiidka dhulka iyo cirka.
Intii u dhexeysey 1979-1985 waxa uu soo noqday Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Gaadiidka dhulka iyo cirka iyo Wasaarads Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
1973-1979 waxa uu Agaasime guud iyo ku xigeen Agaasime guud ka soo noqday Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada.
Proff Maxamed Cismaan Jawaari waxa uu ka mid ahaa golihii Shacabka ee dowladii hore 1984-1990.
LUQADAHA
• Waxaan ku hadlaa, qoraa akhriyaa afafka: Somaliga, Carabiga, Ingiriisiga, Taliyaaniga iyo Norwejiga.
SHAQOOYINKA HEER CAALAMI IYO HEER QARAN
• Senior Consultant Constitution Building: Somalia Constitution Making Support Project – UNPOS/UNDP – May 2008 – December 2011;
• Guddoomiyaha Guddiga Khubarada (CoE) – Dib-u-eegista Qabyoqoraalka Dastuurka iyo Diyaarinta Dastuurka loo dirayo ansixinta ku-meel-gaarka.
KHIBRADAHA QAAANUUNIGA
• Xubin ka mid ah Guddiga Farsamo ee Diyaarinta Dastuurka Jumhuuriyadda Soomaaliya. Mogadishu, Somalia. 1989-1990 – Guddigan wuxuu Qormadii Dastuurka u Gudbiyeen Golaha Shacabka . Dood muddo b5 bilood socotay ka dib waxaa la ansixiyey 12ki Oktobar 1990 waxaa Faafinta Rasmiga ah lagu soo saaray 14 Oktoobar 1990.
• Guddoomiyaha Kooxda (Panel) Diyaarinta Sharciga Shaqada Soomaaliyeed ( Somali Labour Law) iyo Sharciga Shaqaalaha Rayadka ah ee Dawladda (the Somali Civil Servants Law) -Mogadishu, Somalia.1970 – Guddiga wuxu dib-u-habayn ku samayey habka meeleynta Shaqaalaha Dawladda, wuxuuna hirgeliyey jagooyinka “Xoghaye Joogto” iyo qiimaynta Xirfadleyda iyo Farsamo yaqaanada – heerka Sharciga Shaqaalahana wuxuu aad u waafajiyey heer xuquuqda caalamiga ee loo oggol yahay Shaqaalaha.
1991 – 2008
Waxaan xilal iyo shaqooyin kala duwan ka qabtay Dalka Norway, oo ay ka mid yihiin
• Macallin dugsiyada Sare ee Koofurta Trøndelag
• Xubin ka mid ah Guddi dhexdhexaadinta khilaafaadka – (Trøndelag Konfliktrådet) – Wasaaradda Garsoorka;
• Kaaliye Qareen – Leif Strøms Jus-Informasjonen law firm;
• Xoghayaha Guud – Guddiga Fulinta Muslim Sosciety of Trondheim, Norway;
• Xubin ka mid ah Muslim/Christian Interfaith Forum for Dialogue, in Trondheim & Trøndelag
• Xubin ka mid ah Guddiga ka hortagga Midabtakoorka -Kontaktforum mot Rasisme og diskriminering , Trondheim, Norway
• Xoghayaha Ururka Qareemada Caalamiga ah ee Trondheim – International Lawyers Association, Trondheim, Norway.
Buugaag uu qoray Proff Jawaari
• Barashada Fagaagga Sare Adduunka:
Published by Asheim Ungdomskole. 2004. ISBN. 9788292645-33-8
• Taariikhda Norway 1814-1920 (History of Norway 1814-1920).
Published by Asheim Ungdomskole. 2007. ISBN: 9788292645-27-7
• Dalka Norway. Published by Asheim Ungdomskole. 2004. ISBN: 82-9264500-4.



Sharmaarke ,, miskiin ayaad tahay Professor-nimada waa Aqoon iyo Cilmi Baaris , oo socota sanooyin fara badan 10 sanno iyo in ka badan, odey qofka Noqonaayaa Professor waa in Buugaagta uu ku sameeyey Cilmi Baarista Laga akhristaa Jaamacadaha Aduunka, ee Maaáha qof Dugsi Sare ka Caawiyey Ardey Somali ah oo Norway Joogta in uu Noqdo Professor, teeda Kale Jaamacadii Somalia ee La oran jiray Gahayr waxaa laga qaadan Jiray Becholar, xataa ma lahayn oo lagama dhigi jirin oo heerkeeda ma gaarsiisneyn Master of Degree ,, asaaxteyda kala qalin jabisay waxay Master u soo raadsadeen iyo anniga ba waddamada reer Europe. Marka sxb Aqoonta Degree-ga Professorka soo baadh, gal http://www.google.com ku qor Professor , jawaabta kaaga soo baxda ku camal fal. Hadda University of Stockholm waxaa Madaxa Rektor ka ah Professor Kåre Bremer, muddo dheer ayuu ka ahaa, 20 Years ayuu ku jiray Cilmi Baaris inta uusan noqon Professor, oo wuxuu qoray Buugaag laga akhristo aduunka oo idil, hadda waxaa u sharaxan Jagadii Rektorka Stockholm University Laba islaamood oo Professor-ah oo , Tar tan , xagaa Lecture -ka ah ayay qabanayaan, waa la kala saari waayay, Lecture-kaas waxaa ka soo qayb galaaya 1500 aqoonyahan, anniga walaahi waa laygu CASUMAY. Saxiib Marka odeygaan Jawaari Norway waxaa laga yaabaa in uu Pension-kiisa Lacagta dadka howl gabka ah la siiyo uu iska qaadana yay, Marka Professor iska daaye, xataa ma haysto Master of Degree. Siyad Barre ayaan u soo noqday Wasiir oo Amarkiisa ayaan qaadan jiray, maaáha Khibrad,
Waxaan aad ula yaabay Somalidu qof walba waxuusan aqoon ayuu rabaa inuu macalin ka noqdo,KingKoshin dad bu waxuu ku eedaynayaa inay Jawari kusheegen Proffessor waxana ka muuqata qoraalkiisa inuusan kala aqoon Degreeyada iyo darajooyinkooda tan iigu yaabka waa in Koshin u haysta in la dhigto Proffesor nimada saaxiib proffessornimadu waa khibrad waqti lagu gaaro ee maahan degree la barto dadkna ha eedayn adigoo aan waxba la socon waxa aad ka hadlaysana marka aqoon u lahow.mahadsanid
Zalaaan,, Yaab Badanaa Kuwiinii Joogay Europe hadii aad Qofka sineysaan Darajada Professor, horta waxaan idin weydiiyey Wariyeyaasha Somalida ee Qora Web-ka , Ma garanayaan Qofka Lagu sheegi Karo Professor ? Waxaan Akhriyey Mr Jawaari CV-ga aay Qoreen Webab-ka aad ka mid tihiin, waxa uu wax ka bartay Jaamacada Gahayr ee Siyad Barre, wax Jaamacd lagu sheegi karin maaáha marka loo bar bar dhigo Jaamacadha Europe. Jamacada Gahayr-na waxaa keliya laga qaadan jiray Beachulor ama Diplome, waar Heedhee bal soo barta Qofka Lagu magacaabi Karo Professor. Waa Yaabe. Anniga Mr Jawaari uma diidani Aqoon uu leeyahay, lakiin Derejada Professor waxaa la siiyaa , ninkii Beachulor-ka Kedib dhigta Master of degree, kedib dhigta Professor degree
@ garoow,
horta waxaan ahay SOMALI, marka xiga waxaan ahay Omer Mohamuud, reer CIGALE!
Markaa hadaan edeb yeelan waxar’yahaw “qool” kaan kusoo gelindoona,kkkkkkkk!
Ninka ku waasha “war geela inoo qabiya”, “war geela inoo qabiya” in laga qadiyuu baqyaa, kkkkkkkk!
So, you seem to be the modern guy worrying about loosing his share, but don’t worry, as usual reer CIGALE is going to defend your share, KKKKKKKKKKK!
Sidaas darteed, Somalinimo u soo noqo oo cayda iskadaa, hadii kale waan kugu khasbi’doona!
Hambalyo Prof.Jawaari,
you are among the citizens which our motherland needs to raise itself above this level of national degrading and destruction, created by greedy ignorant and selfish morons!
No war criminals should be among Somalia’s new MPs!
Waanu kuu hanweyna’hay walaale, milaayiin Soomaaliyeed oo raba ISBEDEL baan nahay!
Noqo kan noo horseeda maamul wanaag, wadanimo iyo geesig’nimada somaliyeed oo kasoo horjeeda tuugta iyo argagixisada dalkeenu uu ku caan baxay!
Eng.Gacaliye, Sweden.
gacaliye waxad tahay khatumo seeg cali khalifna waxba ku tari maysid naftadana waxba ku tari maysid waxa tahay inan yar oo futada farta kula jira.
Garoowe dadkale aan udhalan ayaa magaca kaa isticmaalayy oo si waxshi ahna dadka isku diro.
Samar iyo iimaan yeelo walaakay aan jeclaan.
Adeerkay Cali Khaliif adna raali noqo. doqontana hadalkeeda qadi..
thanks
Aniga oo ku hadlay magac beesha ismaciil saleebaan wax aan laa yaha waan soo dhawaaynaan Gudoomiyaha cusub, mohamoud saleebaan hadii aay ayga wax noqon waayaan waay waashan. Mohamoud saleeban waqtikiis wuu dhamaatay. Tan ayaan cataanayso. Again hadaan nahay beesha ismaciil saleebaan waan taakaar sanahay wax kasta oo lugu gaarayo somalinimo. Viva somalia
@ garoow,
you inpolite idiot should be ashamed of yourself!
Weligaa ma lagu bara waxa xishood yahay, dameer yahaw isnacay? Jabaatu waa maya!
cali khanis galaydh tlna waa diiday wanana waa diiday ninka ku xumayn wada ee cqdadu buuxisay sidasaa u danbeysa awalba isagoo langaab ah ayuu hadana hoos galay bantu ka faaid wan kula talinayaa qadhmuunkaga ayaa i dhibaya qol isku soo xidh xadhig qoorta ku xidho is dil hadaad magac donaxso waxaa la odhan cali khaniis galaydh baa is dilay viva puntland cadawga faroole madaxweynahayaga ciise moxamuud sidaasaa u danbaysa xasan abshirna waxan leyahay well done arbush wanaagsan baad samaysay .