Tacsi geeridii Suldaan Muuse Faarax Onkod

February 3, 2013   //   Warar Somaali
TACSI

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Waxaan Tacsi u diraynaa anagoo ah Jaaliyadda qorba joogta Somalia/Puntland oo magacyadayadu hoos ku qoran yihiin
Reer Suladaan Muuse Faarax (Muuse Unked), Eheladii marxuumka, qaraabadii, dhammaan asxaabtiisii iyo deeganadka Rako iyo dhammaan deegaanada kale ee Puntland, in ilaahay Janatu Fardowsa geeyo qabrigiisana u qaboojiyo.
Marxuum Suldaan Muuse oo ahaa nin door wayn ka soo qaatay nabadaynta guud ee Somalia iyo tan Puntland-ba. Marxuumka oo ahaa nin doorkiinsa nabadayntu aad uga dhex muuqatay bulshada Somalia iyo tan Puntland-ba. Inaa Lillaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun Samir iyo Iimaan Allaah haka siiyo Eheladiisii Aamiin Aamiin Aamiin.
Dadka Tacsida Diraya:
1.  Dr Omar Ahmed Saalah
2.  Eng. Bashir Abdi America
3.  AXmed Yuusuf Maxamed
4.  Ahmed Farah Mohamed (Wiil Bari)
5.  Qaman Ahmed Gamuute
6.  Dr. Abdulkadir Farah Nuh
7.  Suldan Abdi Hersi Kenadiid
8.  Dr. Hersi Muuse Hersi Boqor
9.  Xaajiyo  Geello Ahmed Salah
10. Fadumo Salwe
11. Hinda Ahmed Shire
12. Eng. Abshir Muuse
13. Dr. Mohamed Abshir Omar
14. Yuusuf Nuur Osman
15. Jiif Caaqil Aden Guureeye Kaarshe
16. Omar Jaama Mire (Omar Dheeman).
17. Fartuun Nuur hersi
18. Ahmed Yuusuf Mohamud (Norway)
19. Xawo Hersi Mohamud      (Norway)
20. Isniino Said Mohamed
21. Fows Farah Cinjir
22. Ahmed Hassan Osman
23. Abuukar Mohamed Ali
24. Jama Said Osman
25. Abdiwali Mohamud Gurey
26. Dr. Abdulkadir farah Jibril
27. Dr. Abdirashid Dahir

COMMENTS

RSSComments (4)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Najma Naji says:

    inaa lihaahi waina ilehiraa raajucuun ilaahay ha unaxariisto suldan muue samir iyo iiman alahakasiyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii u ka geeriyoday

  2. Bashir says:

    Suldaan Muuse Faarax (Muuse Onkod) naxariista janno Allaha ka waraabiyo, wuxuu ahaa shaqsi u heegaan habeen iyo maalin nabad ku sugidda Gobolada Puntland. Laakiin waxaa nasiib darro ah Maamuulka weli hanan kari la sugidda nabad geliyada, gar ahaan hortooda lagu ugaarsanaayo isimada bir ma geydada ah .

  3. Mr Warabe says:

    Alle Ayaan Naxariis uga Baryeyna Suldaanka Samir iyo IIMan Ehelki iyo Umada Puntland

    Tankale Dhacdadaan Waa ugub ku Cusub Dhaqanka Soomaalida Puntland Haba Sheegin , Xaqa Alle hawaafago Umada

  4. Inalilahi waina ilehirajicuuun dhambaal tacsi ah aya uso diraya walalaha rer puntland iyo shacabka somaliyeed suldan dhaqanka somalida wa uqali wa suldan qimo badan ilahay aya ubaryaya dhamaan eheladi ukatagay iyo madaxda puntland samir iyo imaaan. Wixi fakas hgestay ilahay. Cuduru an la aqon hakusalido sidi ragi dilay boqolsoon say boqden okale alaha ka dhigo amiin amiin amiin

Leave a Reply