digg icon delicious icon

TACSI: Saalaxo Sheeba Cali oo Sweden ku geeriyootay 11-11-11

November 13, 2011   //   Opinion

Anagoo ah reer Siciid Ciise Guul, waxaan halkaan tacsi ugu diraynaa dhamaan Ilama Axmed Shire iyo reer Sheeba Cali geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyadeen Saalaxo Sheeba Cali.

Ilaah marxuumada janadii ha geliyo, qabrigana jano Alaha uga dhigo.

Aaamiin Aaamiin Aaamiin

RSSComments (7)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. jamal nur hersi (london) says:

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Waxaan tacsi udirayaa dhamaan ilma Ahmed shire oo hooyadood Saalaxo sheebacali ay ku geeriyootay Sweden dhowaan, Ilaaheen samir iyo iimaan hanaga siiyo. AAMIIN.

  2. Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajucuun Waxaan tacsi udirayaa dhamaan ilma Ahmed shire oo hooyadood Saalaxo sheebacali ku geeriyootay Sweden, anagoo dhan samir ilaah hanaga siiyo. Aamiin

  3. Inaa Cali mahdi says:

    Inaalilahi waa ilayhee rajuun, salahoo shaybcali allah haa unahristoo, waxaa u tacsynaa adeer Mohamed ali abukar

  4. siraad yousef says:

    inaalilaahi waa inaa ileyhe rajacuun, waxaan halkan tacsi uga diryaa reer shayba cali oo dhaan gaar ahan mohamed ali abukar.

  5. INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN.KULLU NAFSIN DAA IQATIL MOOD, WAXAAN HALAKAN TACSI UGU DIRAYAA REER ALI ABUKAR, GAAR AHAAN PROF.MOHAMED ALI ABUKAR GEERIDII KU TIMIDI SALAHO ALI ABUKAR,OO KU GEERIYOTAY DALKA SWEDEN MAGAALADA STOCKHOLM, WAXAAN ILAAH UGA BARYAYA JANATUL FARDOWA ILAAH KA WARAABIYO, EHELKII AY KA TAGTANA SAMIR IYO IIMAAN HAKA SIIYO. AAMIIN.

  6. Anigoo aad ugu xun waxaan tacsi u dirayaa Professor Mohamed Ali Abukar, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Salaxo Cali Abukar,Ilaahey ha u naxaristo, annagana samir iyo iiman ha inaga siiyo. Aamiin yaa Rabbi.

  7. Innaali laahi waa inaa Ileyhu rajacuun, waxaan halakan tacsi ugu direynaa dhammaan Reer Shayba Cali geeridii nahdinta lahayd ee ku timid Xaajiyo Saalaxo Shayba Cali,waxaan Ilaahey uga baryeyna Jannatul fardowsa ka waraabiyo.Aamiin Aamiin.

Leave a Reply