Tacsi
February 13, 2013 // Announcement, Warar Somaali
Inaalilaahi wa Inaa ilayhi raajicuun
Bashir Saalax, Axmed Saalax, Axmed Nuur Jaamac, Cabdicasiis Qulboshaale, Cismaan Muuse Booje, C/risaq Geelle Cumar, Abdirashid Ghelle Omar iyo Dhammaan xaasaskoodu waxay tacsi u dirayaan Dhammaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay marxuumat Muxubo Ahmed Xirsi Boqor oo bishan FebErato 11kedii ku geeriyootay magaaladda Hargeysa , anagoo ilaah uga baryeyna in uu jannadii fardoowsa hoy uga dhigo ehelkeediina Samir iyo imaan ka siiyo aamiin………..,am



Alaha u naxariisto marxuumada muxubo ahmed hirsi aamin