Tacsida Marxuum Ahmed Farah Weyrah oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Garoowe
January 13, 2012 // Announcement, Warar Somaali
Allaha u naxariistee waxaa dhowaan taariikhdu markay ahayd maalintii arbacada oo ay bishu ahayd 11/01/2011 geeriyooday Marxuum Ahmed Farah Weyrah.
Dhamaan dadka hoos ku qoran oo ku kala nool dunida daafaheeda, iyagoo ka murugoonaya geerida Marxuum Axmed Farah waxay tacsi tiiraanyo leh gaarsiinayaan qoyska marxuumka, iyagoo EEBE (SW) uga barayaya jannadii Firdowsa inuu geeyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Magacayada dadka Tacsida diraya
Abdullahi khalid yusuf Boqor iyo xaaskiisa, Ali Khalid yusuf Boqor iyo xaaskiisa, Omar khalid yusuf Boqor iyo xaaskiisa,Osman Khalid Yusuf Boqor iyo xaaskiisa, Mohamed sharif farah iyo xaaskiisa, Mukhtar sharif farah iyo xaaskiisa, Khalid Sharif Farah iyo xaaskiisa, Abdulkadir jama farah weyrah iyo xaaskiisa, Abdiasis Jama Farah iyo xaaskiisa, Hayle jama farah iyo xaaskiisa, Muhubo Sharif farah iyo odageeda iyo caruurtooda, Halimo sharif farah iyo odageeda iyo caruurtooda, Amal sharif Farah iyo odageed iyo caruurtooda, Kaare dhakuul iyo xaaskiisa, Fowsi Farah Ciise iyo xaaskiisa, Amal Dhakuul, Abdulkadir Said aw farah iyo xaaskiisa, batuulo said aw farah, Farah mohamed Haji Hassan iyo xaaskiisa warsan Abdirisaq Farah weyrah.



INAALILAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN!
WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYNAA ABTIGAYO AXMED FARAX WEYRAX. ANAGOO KALA AH.mahamed DIRIYE.XASKIIS.CARUURTISA, SAHRA diriye,wiilkeeda MAHAMED YUSUF.XASKIISA.CARUURTISA.WAXAYNA LEENAHA ILAAHAY NAXARIISTII JANO HA GEEYO.EHELADII.ILMIHIISINA SAMIR.IMAN.AMIIN.
waxaanu tacsi tiiranyo leh u diraynaa allaha u naxariisee marxuum Axmed farax weyrax. Allaha weeyn waxan ka rajaynaya in uu siiyo naaxaristi jahno. Ehaladisina iyo Awlaadisina, samir iyo imaan ka siyo. AMIIN YAA RABI, AMIIN YAA RABI!!!
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Anigoo ah Koonte Khalid iyo xaaskeyga Fadumo Muse Ismacil iyo carruurteyda oo kala ah Khalid,Sagal iyo Sara waxan tacsi gaarsiineynaa dadkii uu ka tegey abti Axmed Farax Weyrax oo dhowaan ku geeriyooday Garowe,si gaaraana xaaskii uu kategey Maryan Sicid iyo carruurtii uu ka tegey oo kala ah Mohamed,Kalaale,Casho iyo Xawo iyo weliba reer Weyrax oo dhan.Waxan marxuumka Eebbe uga baryeeynaa in uu Jannada uga dhigo hoygiisii rasmiga ahaa annagoo dhanna samir iyo iimaan nagasiiyo,AAMIIN.
INaalilahi WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. GEERI AQOON BAY KUGU DISHA, ILAAH HA “UNAXARIISTO ADER AHMED SAMIR IYO IIMAAN ILAAH HAYNA KAWADA SIIYO KHAS AHAN IYO CAAM AHANBA EHELKII IYO QARABADII IYO DHAMN INTA TAQANAYBA AAN KA MID AHAY ANIGU. DARIS BAAN AHAYN MARKAAN JOGAY DALKA.amin amain
Waxa tacsi u diraya Carruurtii uu ka geeriyooday marxuum Axmad Farax Weyrax oo kala ah Maxamad Axmad,Kalaale Axmad,Casha-Nura Axmad iyo Xawo-Yurub Axmad iyo hooyadood Maryan Sicid Aw Farax iyo ilma Farax Weyrax oo idil dadka hoos ku qoran : Shamso Diriye Samatar iyo odageeda Cabdixakim Farax Ceeri iyo gabadheeda Cafaaf Cabdixakim iyo Cumar Diriye iyo Iman Maxamad Diriye