Tacsi:Marxuum Yuusuf Boqor Muuse oo ku geeriyooday Canada
June 10, 2012 // Announcement, Warar SomaaliInaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 09/06/2012 ku geeriyooday cisbitaalku yaaal maagaalada Ottawa ee Canada Marxuum Yuusuf Boqor Muuse oo maalmahan ku xanuunsanaa.
Waxaana sigaar ah eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday tacsi u diraaya dadka hoos ku qoran
Cabdulaahi Cumar (Casaro)
Maxammed Abshir Cumar
Maxamuud Geelle Cumar
Ismaaciil Muuse Samantar
Axmed nuur jaamas
Abdirashiid Geelle Cumar
Ardo Geelle Cumar
Abdinuur Geelle Cumar
Saacid Ciise Xaaji Cumar
Cali Siciid axmed
Axmed Cabdulaahi Yuusuf (Karkaar)
Ciise Cali Aadan
Xamari Cabdulaahi abshir
Siciid Ismaaciil Jaamac (Fitimiin)
Cabdirisaaq Geelle Cumar
Maxammed Cali Ciise
Maxammed Cabdulaahi Cumar(Casaro)
Muxayadiin Cabdulaahi abshir
Dhamaan dadkaasi waxay marxuumka ilaah ugu baryaayaan in uu janadii fardowso ka waraabiyo iyo dhamaanba eheladiisii iyo qaraabadiisii samir iyo iimaan ilaah ka siiyo. aamiin aamiin aamiin.



Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajcuun, ilahey ha u naxariisto abtii Yusuf Boqor Muuse oo ku geeryooday ottawa waxaan tacasi si gaar ah ugu diryaaaa xaskiisi Fadumo Siciid mariino iyo carruurtiisii oo aan leeyahay samir iyo iimaan Rabbi ha idinka siiyo qabarigiisan ha nuuriyo ilahey ha haka dhigo Jannada, fardooz amiin
inaa lilaahi wa inaa ileehi rajicuun…
anoo ah ibrahim c/risaq xuseen & abahey c/risaq xuseen (labatunle)&adeerkay nuur xuseen (dabmanoolyahay)iyo hooyaday safiyo axmed maxamed farax(shan-cad) iyo abtigay sulaymaan axmed maxamed farax (shan-cad).dhamaan waxaan tacsi u direena xaaskii allaha u naxriistee yusuf boqor oo ah fadomo iyo caruurtiis…yusuf eebe ha u naxrristo janada ne haka waraabiyo….amiiiin
ibrahim khaleeji denver-colorado
Anoo kala ah:
ABSHIR FARAX YARE, MAXAMUD CALI XAJI, Dr abdullahi Hirad iyo farxiyo xassan oo ku nool magalada vancouver ee dalka Canada waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan eheledii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey marxum yusuf boqor, uuna ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo isagana ilaahay janadii fardowsa hoy uga dhigo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
tacsi tiraanyo leh
anagoo ah
suldan maxed haaji muuse
duqa degmad qardho mahamed saciid ciise
haaji cali guure
Diplomat mahad saciid ciise
waxanu tasci u direynaa dhamaan qaraabadii u ka geeriyodey, marxuumku. illahay janadii fardowsa gurigiisa ha ka dhigo samir iyo imaan ha ina ka wado siiyo, aamin aamin
Waxay taci tiiraanyo leh u diraayaan qoyskii iyo eheladii u ka geeriyoodau walaalkeen Yusuf Boqor Musse oo dhowaan ku geeriyooday Cariga Canada,waxaan illaahay uga baryeynaa in uu janaddii fardowsa ka waraabiyo qoyskii eheladii iyo asxaabtiina u tageyna samir iyo iimaan ka siiyo.Aamiin .Mohamud Farah Isse(Iskushuban)
Anigoo sicid qoranse iyo cali dhuux cismaan cumar Waxaan halkaab tacsi uga diraayaa marxuum Yusuf muse Yusuf Boqor oo dhawaan ku geeriyooday canada marxuumka janadii ilaah ha geeyo qoskii iyo qaraabadiina Samir iyo iimaan ha ka siiyo aamiin
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raa jucun… Tacsi… Waxaa halkan kadiraya tacsida dadka kala ah jabardi khaliif iyo xaaskiisa Cabdi Khalif iyo xaaskiisa Cumar khaliif iyo xaaskiisa …..
waxan ilaah uga bar yeeynaa Yusuf boqor muse inuu ka siiyo samir iyo imaan buuxa dhamaan reerka oo dhan Gaar ahaan Reer kiisa I
yo ciyaal kiisa isagane ilaah ha geeyo janadii firdowsa, Amiin Amiin Amiin
Inaa lilaahi wanaa ilaahi raa jacuun, kuli nafsin daa iqatal moot waax halkan tacsi ka diraya aabe muse Omar iyo xaaskiisa iyo faarah muse Omar xaaskiisa Maxamud muse Omar xaaskiisa Cabduqadir muse Omar xaaskiisa shriif muse Omar xaaskiisa iyo Cabdiraxman muse Omar xaaskiisa iyo, Maryan muse Omar iyo odageeda, mahado, muse Omar iyo, odageeda caasho muse Omar iyo caruurteeda… Dhamaan tayo waxaanu ilaah uga bar yeeynaa Yusuf boqor muse inuu geeyo janadii firdowsa…. halka oo dhane uu ka siiyo samir iyo ii maan buuxa Amiin Amiin amiin
Anigoo ah maxamed warsame xirsi, waxan tacsi naxdinle udiraya qoyskii iyo qarabadii uu ka geriyday alaha unaxarste yusuf muuse boqor,oo ku geriyody dhulka kanada,waxana ilahay uga baryaya in uu janadi ka warabiyo amiin aamiin.
Annagoo kala ah Ahmed Musse Haji Mohamud,xaskiisa Shukri Gelle Omar iyo caruurtooda,
Casha Gelle Omar iyo caruurteeda,
Maryan Gelle Omar iyo caruurteeda,
Mohamed Musse Haji Mohamud,xaskiisa Safiya Xussen iyo caruurtooda
dhammaan ilma Musse Haji Mohamud
waxaan marxuunka Yusuf Boqor Musse ILAAH uga baryaynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo,waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa xaskiisa Fadumo Siciid Mariino & carurtiisa,eheladiisa,qarabadiia oo aan leenahay samir iyo imaan ILAAH ha idinka siiyo.
Anagoo kala ah:
Dr HIRAD
MAXAMUD CALI XAJI
ABSHIR FARAH
FARXIYA XASSAN
waxann tacsi u diraynaa dhamaan eheledii uu ka geeroiyoodey marxuum Yusuf boqor in ilaahay samir iyo imaan ka siiyo isagana ilaahay uu janadii ka waraabsho.
AAMIIN
Anagoo kala ah:
Dr Abdullahi hirad
maxamud cali xaaji
abshir faarah
waxann tacsi u diraynaa dhamaan eheledii uu ka geeroiyoodey marxuum Yusuf boqor in ilaahay samir iyo imaan ka siiyo isagana ilaahay uu janadii ka waraabsho.
AAMIIN
waxa tacsidaas diraya 2.Mohamed abdulkadir Awyusuf(Curadka). 3,Abdirashid ismacil muse 4,Maryan Abdullahi yusuf Boqor 5, Ahmed shire bombolo 6. Gudomiye Abdullahi Ahmed Kheyr
Liiban Ali Yusuf
Mahad Ali Yusuf
Ahmed Ali yusuf
Heeyba ALI Yusuf
Ilaaheey ha un naxariisto janadiina haka waraabsho marxuumka.Eheladiisana samir iyo iimaan haka siiyo
allaha u naxariisto yusuf boqor muse, ehelladii iyo qaraabadii samir iyo iman llaha ka siiyo, waxan ilaah oga baryaynaa inuu janatul fardowsa ugu deeqo
Waxan tacsi udiraynaa reer Boqor Muuse geerida ku timi Yusuf Boqor Muuse. ALLAAH hu naxariisto Yusuf aamiin innagana samir iyo iimaan ha inaka siiyo
Innaa Li Laahi Wa Ina Ilayhi Raajicuun. Ilaahay jannadii fardowsa ha ka waraabiyo Yusuf Boqor dhammaan eheledii oo dhanna ha ka siiyo samir iyo iimaan. aamiin.
Inaa lillaahi waa inaa ilayhi Raajicuun, Samir iyo iimaan alle ha inaka wada siiyo, gaar ahaana qoyska uu ka dhintay,MARXUUMKANA EEBE AYAAN JANO UGA RAJAYNAYNAA
AAMIIN AAMIIN
WA BILAAHI TOWFIIF
inaa lilaahi wa inaaa ilahi raajucuun waxaan tacsi u diraynaa dhaman eheladii qarabadii u kageriyoday in samir iyo iiman kasiiyo , waxaana marxuumka ilahey u baryeyna in uu unaxariistisa kawarabiyo janatul fardowsana hoy ugadhigo
inaa lilaahi wa inaa ilaah raajucuun ilahoow unaxariiso oo udanbi dhaaf qabrigana uqabooji awlaadii uu katagayna samir iyo iimaan kasii aamiin
Inaa lilaahi wa inaa ilaahay raajicoon waxaan u tacsideeneynaa xaaskii iyo caruurtii uu ka tagay marxuum yusuf boqor muse waxaana ilaahay uga baryeynaa samir iyo iimaan ka siiyo isagana i ilaahay janadii ka waraabiy
aamiin aamiin aamiin
inaalilah wa inaa ileeh raajucun ilaahey samir iyo iimaan alaha inaga siiyo dhamaan teena iyo ehladii uu ka baxay walaalkena samir iyo iimaan alha inaga siiyo aamiin waxaan ilaah uga baryaya janatal fardoos inuu alle ka waraabsho kuligeen weey ina wada sugeeysa dhimashadu waa xaq hana loo duceeyo
Inalilaahi waina ilahi rajucuun,waxaan rabi uga baryayaa inuu naxariistii jano siiyo marxuum yusuf boqor muse ehelki qaraabadii u ka geeriyodayna samir iyo iimaan ka siiyo aaamin aaaamin.aaamin
Inaa lilaahi wainaa lilaahi rajacuun, ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ahaydna ha ka waraabiyo Yusuf Boqor Muse AMIN.Waxan tacsi gaara u dirayaa xaaskiisii Fadumo Saciid Mariino iyo caruurtooda Ayeeyo ilaahay smir ha idinka siiyo Amiin.
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicoon,marxuumka Waxaan eebi uga baryeeynaa janatul fardoosa,ihilkiisana Samir ka siiyo aamiin aamiin.
Inaa lilaahi wa iinaa ilaahi raajicoon,ilaah Waxaan uga baryay janatul fardoosa,aamiin aamiin,iheladiisana Samir iyo iimaan ka siiyo.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaan uga tacsiyeynayaa dhammaan eheladii iyo qoyskii
Uu Ka geeriyooday Marxuum YUSUF BOQOR MUSE.
Waxaan ilaahay uga baryayaa in ilaahay naxariistii janno Ka
Waraabiyo,eheladii iyo qoyskii uu Ka tegeyna ilaahay
Samir iyo iimaan Ka siiyo
AAMIIN. AAMIIN AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN AAMIIN
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Allaha awooda iska leh waxaan uga rajaynayaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo Marxuum Yusuf Boqor Muuse, waxaana uga tacsiyeynayaa gaar ahaan xaaskii & caruurtii uu ka tegey, guud ahaan ehelka & asxaabtiisi oo dhanna eebe samir iyo iimaan haka siiyo, Qabriga allaha u waasiciyo…………..Aamiin.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, ma dhinte waa Ilaah.Waxaan Rabbigii na uumay naxariis iyo Janno uga baryayaa walaalkay Yusuf Boqor Muse oo xalay Ottawa ku geeryooday.Waxan si gaar ah tacsi ugu dirayaa xaaskiisii Fadumo Siciid Mariino iyo carruurtiisii Liban,Sharmarke,Abshir,Mahad iyo Mohamed oo aan leeyahay samir iyo iimaan Rabbi ha inaka siiyo qabrigana ha u nuuriyo hooygiisa rasmiga ahna haka dhigo Jannada,Aamiin.Aamiin.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, ma dhinte waa Ilaah.Waxaan Rabbigii na uumay naxariis iyo Janno uga baryayaa walaalkay Yusuf Boqor Muse oo xalay Ottawa ku geeryooday.Waxan si gaar ah tacsi ugu dirayaa xaaskiisii Fadumo Siciid Mariino iyo carruurtiisii Liban,Sharmarke,Abshir,Mahad iyo Mohamed oo aan leeyahay samir iyo iimaan Rabbi ha inaka siiyo qabrigana ha u nuuriyo hooygiisa rasmiga ahna haka dhigo Jannada,Aamiin.
Ina lilahi wani ilahay rajicun Ilahay ha u naxariisto Yusuf boqor Ehelkii iyo qarabadii uka geeriyoday Samir iyo imaan allaha kasiiyo Kuli nafsi daiqatul mowt
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAJICUU
Annagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum Yusuf Boqor Musse ayaan magacayaga, kan reer SheybaCali iyo can reer Cabdullaahi M. Cadde tacsi tiiraanyo leh ugu gudbineynaa Boqor Cabdullahi Boqor Musse, dhammaan reer Boqor, xaaska marxuumka Faadumo Saciid Mariino iyo caruurtooda, iyo dhammaan ehelada iyo qaraabada uu ka baxay marxuum Yusuf Boqor Mussse.
Waxaan Eebaha-Weyn uga baryeynaa inuu marxumkaas u naxariisto, Jannatal-Fardowsana ka waraabiyo innaga, qoyska iyo dhammaan eheladana samir iyo imaan innaka siiyo. “Amiin”
inaa lilaahi waa inaa lilaahi raajicuun,waxaan marxuumka Yusuf Boqor ugu baryeeynaa in ilaahay xisaabtiisa uga dhigo mid fudud gurigiisana janadii fardowsa ka dhigo qoyska iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo. Aamin Aamin.
waxaan tacsi udiraya dhamaan qoyska reer boqor muuse geeridii ku timi walaalkood yusuf boqor muuse oo ku geeriyooday magaalada ottawa waxaan si gaara ugu tacsiyeeynaya caruurtii uu ka tegey iyo xaaskiisa fadumo siciid mariino in samir iyo iimaan alle kasiiyo marxuumkana qabriga u waasiciyo.
????? ??????? ??? ?????? ?????? ??? ??????? ??????? ???????? ???????? ???????? ???????????? ??????????????….
Adeer Ilaah janadii ha geeyo. Waxaan u tacsiyayanaa anagoo ah reer Siciid Ciise Guul dhaman eheladii,gaar ahaan eedo Faadumo Siciid iyo ilmaheeda….
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, ma dhinte waa Ilaah.Waxaan Rabbigii na uumay naxariis iyo Janno uga baryayaa walaalkay Yusuf Boqor Muse oo xalay Ottawa ku geeryooday.Waxan si gaar ah tacsi ugu dirayaa xaaskiisii Fadumo Siciid Mariino iyo carruurtiisii Liban,Sharmarke,Abshir,Mahad iyo Mohamed oo aan leeyahay samir iyo iimaan Rabbi ha inaka siiyo qabrigana ha u nuuriyo hooygiisa rasmiga ahna haka dhigo Jannada,Aamiin.
asc inalilaah wa ina ilahay rajucuun marxuumka ilahay waxan uga baryaya janatu fardowsa amiin eheladisi samir iyo iiman ilahay haka siiyo amiin