Tahniyad Meher ah SALAYBAAN MAXAMED XAAJI NUUR IYO MARWADIISA FAADUMO AXMED XAAJI NUUR
January 27, 2013 // AnnouncementWaxaa halkaan Tahniyad Meher ka diraya dadka kala ah.
1-C/risaaq Siciid Qotome (caaqilka puntland ee swizerland caruurtiisa iyo xaaskiisa muna cumar )
2-C/risaaq Axmed Damcad
3-C/risaaq axmed xassan
3-Maxamed C/rashiid Allowre
4-C/qaadir dalbad Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Maryan Tahliil
5-Xussen Xasan garmal Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Malyuun Warsame
6-Bosteeyo Jaamac Owmuse
7-Xabiibo Yusuf
DHAMAAN DADKAASI WAXAY TAHNIYAD UDIRAYAAN MUDANE
SALAYBAAN MAXAMED XAAJI NUUR IYO MARWADIISA FAADUMO AXMED XAAJI NUUR
OO MAHER KOODU KADHACAY HOTEL GASIIRA EE MAGALADA QARDHO GBOLKA KARKAAR
TARIIKHDU MARKAY AHEED 25-01-2013 WAXAYNA LEEYIHIIN KALA HELA UBAD KHEYR QABA


