{Tahniyad meher}Maxamud Xasan Soocade iyo Raxmo Maxamed Cabdi haldhaa
October 11, 2012 // AnnouncementHanbalyo Hanbalyo Hanbalyo waxaa halkan looga hanbalyeynayaa boqorka iyo boqorada kala ah mudane Maxamud Xasan Soocade iyo xaaskiisa qaaliga ah murwo Raxmo Maxamed Cabdi haldhaa oo meherkoodu ka dhacay magaala Garoowe Gaar ahaan Hotel Global Taarikhdu markey aheyd 10/10/2012 Arbaco.
Waxaana hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinaya dadka kala ah.
1. Axmed Xasan Jooqle
2. C/naasir Amuraale
3. Maxamed Xirsi Cabdi Jabra
4. Axmed Siciid Cali indhocade
5. Faadimo Yuusuf Taxadar
6. Axmed Shaam
7. Maxamed Cabdi Royter
8. Axmed nur ibraahim Soomaali
9. Maxamed Soomaali
10. Bashiir Cabdi Koronto
11. Maxamud Cabdi ibraahim
12. Axmed Muuse Cali Jokar
13. Salmaan Jamaal Siciid Kaka
Qoyska Raxmo Maxmed Cabdi oo kala ah
Ubax,c/rissaq,aadan,axmed,cabdilahi,
c/nasir,c/duux,c/nuur,Adan,Mowliid,Jamac,
Cisman,Wiilo,Siciido,Sacdiyo,Canab,Ayaan,Ifraax,Nusteexo
iyo Maxamed.
iyo dhamaan bahda Saxaafdaa waxay leeyihiin alle ha idiinka yeelo
reerkii lagu nastoo lagu nagaadee wada jiree nabad gala, gacal iyo
sokeeyaba guurkiina lagu farax.
wiil iyo caano gabar iyo caano, aaaaaamiiiiiiiiiin
aaaaaaaaamiiiiiiiiiiin aaaaaaamiiiiiiiiin



Aamin gacal iyo sokeyaba guurkiina lagu farax guule lagama waayee guryasamo ku aqal gala walaahi aad baan ugu farax sanahay guurka raxmo haldhaa iyo m soocade waayo labadaba waan aqaanaa gaar ahaana haldhaa waan wada shaqaynay waxaana kawada shaqaynay gaalkacyo hospital marka hanbalyo inkasta oo aan soocade anigu eeganayey hadana sxbtay baa iga adkaatay dhibmalahan kkkk