Comments on: Talaabo ku dayasho mudan – U Hiili dhulkaaga Hooyo

By: gedo state of somalia
Hahah wa xaraanti. Waxaan iyo dhismaha aal dhulka majertenia kuyalaan wa lacakti burcada marki burcad ka dilacday majertenia ba hormar lagaray dhismo iyo bangiyo lkn rer majertenia waxa ogataan lacak xaran ah weye waxan mela gugarimaysaaan ee ilahay usolabta waxa qudanesaan ooo kufanesaaan wa xolo caran ah iyo faroole oon illaah aqonin ka fogada xarantaas haku fanina

By: liii gaaas somalilander
waalacag tii budhcad badee xaaraan xaraan laguqoosha

By: Eng. Maxamed Jaamac
Asc wadanka in ganacsigiisa la hormariyo way fiicantahay laakiin xagagy ku danbaysay hantidii ku maqnayd Dalsan Bank ex Iftin? dadka Iftin horboodaya sow mahan Dadkii dalsan?

By: Qaasim
Mashaa allaah laakiin runta markii laga hadlo somalia wadan leeysku haleen karo maaha tusaale puntland sanadka soo socdo wax dhici doono lama oga siyaasiyiin rabto kusiga 1 janaury 2013 oo maalin lagamo darsan karo dhahaa faroolane 1 sanoo cusub hala sugo wadan siyaasad ahaan daganeeyn see hanti malaayin dollar loo galanaa

By: caaqil
asc waa horu mar la taban karo masha alaah oo ku dayasho mudan puntlannews24 masha alaah sida wanaagsan ad nogo so gudbisaan hori marka wadanka thanx

By: Cqaadir Hassan
SC waa arin aad loogu farxo hadaanu nahay waxgaradka soomaaliyeed aad ayaan usoo dhaweynaynaa, waxaaba la oran karaa IFTIN aayaha ubadka soomaaliyeed ayay ba shaqo u abuuraysaa , Noolow Wali jir IFTIN EXRES

By: ahmedpunt---------
allaa yacizak muwaadin muwaadin dhalay qoraagu waa mahadsanyahay ,waxaanad ogaataan waddan waxa dhisi karaa waa saxaafadda sida PUNTLAND NWS24 oo kale taasuna waa qiiro galin dhaba inay usoojeestaan kuwa naayroobi iyo carabaha galinaaya hantidoodii oo aay dhici karto mustaqbalka in laga cayrsado sida kiinya iyo koonfur afrika iyo koofurta suudaan iyo meelaha lamidkaa ,oo kale oo mustaqbalka aan fogeyn aay kacarari doonaan guryaha quruxda badan oo aay kadhisteen iyo  hantidaba oo aan hubo boqolkiiba boqol , markii baangad qoorta looga wadajaro qaarna lagu’gubo ,waqtigaan haddaana oo lajoogana qaarkood oo badan lagu laayay oo lagu gubay goobihii aay dukaamada kulahaayeen ayagoo dhex jiifa goobihii ganacsiga aay kulahaayeen goor hamaynimaa ,qaarna konteenaradii u ahaa dukaamada inta baabuur dabada loogu xiray badda lagu riday oo lawaayay hantidii iyo naftoodiiba meelahaas oo ah sida koonfur afrika  ,dadkaas faraha badan oo qaarna lalaayay qaarna hantidoodii ladhacay cid iswaydiisay majiraan runtiina waa wax naxdin iyo kurbo badan leh  ,haddaba waxaa horay loogu maahmaahay waddan aadan u dhalan waa dareen ujoog ,waxaa haddaba ummadda soomaaliyeed gaar ahaan qurba joogta puntland inay dhaqaalaha iyo dalxiiska iyo aqoonta  aay galiyaan waddankooda hooyo oo qanigaa oo dad waayay ..ramadaan wanaagsan ,waxaan u hambalyaynayaa bisha ramadaan warbaahinta puntland nws24..scww

By: yuusuf
mashalaaaaaaa waa guul iyo huru mar ganac si oo kasocda caasimada ganacsiga soomaaliyeed ee bossaaso shirkadaha kalena ay kudaydaan