Taliyaha Qaybta Booliska ee Mudug oo ka hadlay ismiidaaminta iyo Al-Shabab oo sheegatay [sawiro]
February 11, 2013 // Warar SomaaliTaliyaha qaybta booliska ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay qarax ismiidaamin oo uu ku dhintay qofkii watay kaasi oo kadhacay maanta magaalada Gaalkacyo.
Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Mudug Jaamac Cabdiraxmaan Sandaqad ayaa shirsaxaafadeed uu ku qabtay magaaalada Gaalkacyo kadib markii qaraxa ismiidaaminta uu dhacay waxaa uu sheegay qaraxa inuu ku dhintay qofkii watay.
Waxaa uu xusay taliyuhu qaraxa inay ku dhaawacmeen 14- qof oo sagaal ka mid ah ay yihiin ciidamo, halka shan qof oo shacab ah haweenay ku jirto uu dhaawac culus uu soo gaaray, balse aanay jirin dhiasho soo gaartay dadkii goobta joogay marka laga reebo qofkii qaraxa watay oo dhintay.
Taliye kuxigeenka ciidamada booliska ee Puntland Gen. Muxidiin Axmed Muuse ayaa dhinaca kale xaaladiisa caafimaad ay wanaagsantahay, waxaana uu firir yar uu kasoo gaaray wajiga.
Mar uu warbaahinta la hadlay taliye kuxigeenka ayuu sheegay inuu ka badbaaday isku dayga dil ee lala damacsanaa.
Dhinaca kale ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda qaraxa kadhacay Gaalkacyo.
Bogga cusub ee Twitterku ka furteen ayay ku sheegteen weerarka inay ku dileen 6-qof oo ah masuuliyiin Puntland katirsan, sidoo kalena ay dhaawaceen sagaal qof oo kale.
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa haatan dagan, inkastoo ay socdaan baaritaano ciidamada amaanka ay ku ogaanayaan weerarka qaraxa.
Puntland-News24






Faroole oo isu bedelay Al-shabaab cajiib? walle sidii qadaafi ayaa idin danbayn adiga iyo eyda aad ku adeegato aana garan karin qaranimada iyo wadajirka puntland sidaay ku timid la arkidonee penlanoow punlad ku lahaa xataa dalka magaciisa ma karo iska daa wax kaleeto oo la waaydiiyo,faroole waa ninkii taqsiinta tubaakada ah ratigu ka daad-shay ka bacdina ratigii qawracay kkkkkkk??????
Eygaan bakhtiyey cadaabka haku soo booqdo dameerkii Usama Bin garac oo isaga khuraaftka usoo akhriyey!
adeer magaalada waxaa laguugu soo diray inaad dab ka shido,balse dabkii addigaa ku gubtay,maxaa kuu geeyey inaad magaalada qarxiso? ma waxaad adiga iyo adeerka faroole hubinaysaan bal cumar maxamuud ku daya qaraxana afduub waa ku kici waayeena,waa laydinka feejigan yahay idinkaana ku dhibanaaya qaraxa iyo shirqooladaad maleegaysan
al shabaab waa shayaadiin sida kufaarta udhaq
alle ka baqayn waxaana shaki la’aan ah in ay
yuhuud qandaraas kaga qaataan diiga dadka islaamka marka waxan kula talin lahaa reer puntland hore ayey inoo kusheegeen in ay dagaal
inaku soqaadayaan marka haloo diyaar garoobo
jihaad ka dhan ah khawaarijta iyocadagga ay wataan g/mudug labaxay
MAHAD SANIDIIN
Al shabab are mercilles goons with no ambition in life. If there is difference in the top leadership then cracks occur then the devil and the enemy infiltrates committing crimes of this magnitudes. I wish fast recovery for all those affected by this.i have never been to this beautiful place called puntland but my heart tells me so many pple outside puntland does’nt like to see a united puntland.i do’nt mean there is two p.lands, but pple of this place need to hold hands no matter their personal differene.i hope you will stand firm and fight your enemies as one. Ismail,s.africa.
faroole qurgooyadii wuxuu u bedelay,shabaabna isaga ayaa lacag siiyey si aay u sheegtaan,waana u dhaqan maaha wax ugub u ah,shacabka reer galkacayo,waa inaay iska jiraan qaraxyada faroole uu puntland ku soo biiryey.
Al shabaab waxay ka adgyihiin shacabka masakinta aha haday run sheegayaan may hal mar isku dayaan inay ethiopia qarax ka gaystaan meelaha galadu joogto @@@@@@@@@@@@@
Siduu ubakhtiyey day Shaydaan cawaan adiga iyo kuwa waxan kugu soo akhriyey waxad lamidtihiin siinga siingaha hindida ah ee timaha caabuda reer gaalkacyow waxaan idinka codsanayaa walalayal inaad ciidamada lashaqeysaan qofkastastana waa inuu sida ciidamada sirdoonka waa inuu ushaqeya walalayaal markasta feejignada iskutirsanada cadowgiina ilahay hajabiyo manta in la idin xasuqo aya ladamcey lkn umad islaama oo xaq kusocdad tihiin ilahay ayaa idin ilashanaya gen ilahay ha cafiyo iyo shacabkaba guulaysta gulaysta walalayal
waa yaab dadkaan loosoodiray birimagaydada in aan laayaan iyo dadka nabad galyada kashaqaynaya , waxaan leenahay maamulka puntland iyo shacabkaba ugunada si waxmagaradkaa loo soo afkaro arxan laawayaasha ah
Al shabaab Puntland waa laga tirtiray, balse damaaci nimada iyo xukun jecaylka Faroole iyo cruurtiisa ayaa reer Puntland kala qaybiyey, argagixisada al shabaab/al fuck’na waxay ka faa ideystaan khilaafka jiraa.
Halkee quraanka alle KU YIRI HALAYD QATXIYO
XADIIS SAXIIX AH AYAA NABIYULAAHI
MAXAMED S I N D KORKIIS HA AHAATEE
KUYIRI QOFKII IS DILA WAA EHE LU NAAR
QOFKII QOF ASHAHAADANAYA DILANA WAA
EHELUU NAAR MARKA IS WAYDIIYOO WAAYAL SHANAAB
DIIN TA AYAAN DADKA LUGU DIRIN EE WAAD USHAQEEYA
AFRIKAAN UNION IYO AMERICA OO TABA INAAN
MEEL MUSLIN JOOOGO JAHWAREER LAGA ABUURO
EE DADOOW ILMAHIINA CESHADA ISLAAM NIMADU
WAA NABAD IYO WANAAG IN DAD LAGU LAAYO MAAHA