Toos u Daawo Doorashada Madaxweynaha [Live Muqaal]
September 10, 2012 // Warar SomaaliXarunta gaadiidka booliska ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa sitoos ah uga socdo codaynta baarlamaanka ee doorashada madaxwaynaha Somaliya 2012.
Qaybta hoose Linkiga ku dhufo si aad toos aad uga daawato codaynta iyo qaabka ay kusocoto bogga VOA.
Doorashada madaxwaynaha Live-Muqdisho.


