digg icon delicious icon

Saxaafada caalamka oo si weyn u hadal heysa shidaalka Dharoor Valley ee Puntland

January 22, 2012   //   Announcement, Warar Somaali

RSSComments (15)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Wiilkii-Raaska` says:

    Waw waw waw. Waan sugaayoo waa madoobaa waa shidaalkii ku shirtegi lahaa shacnigeenii shiikh iyo wadaad shacnigaan leheyn sharafteenii soo celin lahaa. Allow hanagu fitneyn, Puntland iyo soomaalina ku badbaadi.

  2. galaadi says:

    Shiidaalka soomaaliya laga helo tuulada uu doono halaga helee waa wax lagu farxo waana hanti soomaaliyeed.inaga putnland ahaan nasiib baynu u yeelanay in degaankeena looga hor bilaabo tuhunkii soomaaliya shiidaal baa ku jira. waana inaga badan yahay qofkasta oo puntland ah waa taajirayaa fakhri dhamaa soomaalida kale xaqooda ayaynu siinaynaa waana inala mid sidaa weeye aqligu iyo wadaniyadu. laakiin kuwa meeshan ku qoraya boqor baa leh iyo faroolaa leh waa iimaan laawayaal sixun bayna u dhiman aakhirka.

    war umada hayga didinina oo shaki hagalinina wixii ilaahay ka siiyo dhulka soomaali baa leh maha wax putnland gaar u ah.run ahaana gaaladu hore ayay u sahamiyeen soomaaliya xiliyadii dawladihii hore laakiin hada ganaraal cade muse xirsi boqor ayaa dadaalkeeda lahaa iyo ragii ukeenay hindisaha iyo talada oo ah rag uu adeer uyahay intaan yaroo libinta ah udiidimayno ilaahay baan ka yaabaynaa oo waxbaan isu ogolahay waa sidaa hadana faroole waa dadaalayaa qudhiisu markaa waa arin dan guud ah yaan laysu faanin oo lays khilaafin.

  3. P land law firm says:

    Kkkkkkkk drill baby drill,kkkkkk wallaahi waa qoslay,gacaliye salaan sare bro,so allaha naga dhigo kuwii dantooda isku meel uga soo wada jeesada,kana gudba wax walba oo fadqalalo abuuri kara,aaammmiiinnn,wabillahi towfiiq

  4. Gacaliye says:

    “Hadal badani haan ma buuxiyo”, as a somali proverb states.

    PUNTLAND state of Somalia is going to take CARE OF Somalia, including the stupid USC and SNM traitors!!

  5. waxaa wax lagu farxo ah in aan ka muuqano jaraa’idka caalamka oo la arko inaga oo wadankeenii wax kala soo baxayna lkn waxaa niib daro ah in xasilooni daro kajirto guud ahaanba puntland oo laga filankaro rabshad iyo caqabado badan oo hor istaaga shabeele one waxaanse rabi karajaynayaa in reer putland ay noqdaan kuwo isku tiirsan midnimadoodana ilaashada oo wax walba walaal ka ah

  6. Puntlander says:

    A/c dhamaan dhulkeeyga iyo dadkeeyga wxn idinkugu bishaareynayaa jaraa’id kasoo baxo U.S.A ayaa maxuu wax ka qoray shiidaalka mandiqada puntland wuxu yiri daroor shabeel1 waxaa laga helay 60 billion barrel marka somalia oo dhan wa kabadnyahay illahey ayaa mahadaas iskaleh al xamdu lillahi rabbil caalamiin

  7. Wiil Geesi says:

    Waa Bilaa La Qaybsi, Lakiin Wax waa leydin ka siinayaa, idinka oo waxba ku darsanin, iskaa in ad wax ku darsataane, oo ex Prime Minsiter Geedi lagu tuhunsan yahay in uu diidanaa Qorshihii Dowlada Shiinaha uu la gaaray Madaxeyne Abdulahi Yusuf. Shidaalka waxa Ilaah uu ku maneystay. Waadiga Dharoor uu degaan Jiray Boqor Osman Mohamud. Marka Inshaa Alaaah, Boqortooyadii aad ku caasiseen ee aad ka disheen Madaxweyne Dr Abdirashiid Sharmarke ayaa soo Noqoneysa Inshaa Alaaah. Waa in aad Maqashaan Amarka Waalayada. Amiin Amiin Amiin

  8. Wiil Geesi says:

    Somali Tariikhda way iska indho tiraan, ama waxaa la oran karaa waxba ma qoraan ! Sababta oo ah Waa la ogaa in Faroole uu ka sii daayay BBC-da : Wax Shidaal ah oo la soo saarayo ma jiraan, Xafiis kasta waxaan dhigayaa waraaq Dacwo ah ” Hadalkaas waa mid Taariikhda Galay, Saxaafada waa in ay soo qortaa isaga oo magaaal iyo Muqaal ah.
    Ninka Geed Gaaban iyo Mid dheer u galay in Punt Land laga soo saaro shidaal waa la wada og yahay waa General Boqor , ex president Cadde Muse, Lakiin Kuwa Parlamaan ku sheeg ah cid ay matalaan ma jirto,m iyaga ayaa xilka ka xayuubiyey Boqor Cadde, waa in loo gudbaa in Xubnaha Parlamanka laga soo doorto Degmooyinka iyo Gobollada, oo aysan 60 oday ay sidii ay rabaan ka yeelaan Punt Land aan laga ogolaan.

  9. Caruus says:

    Masha allah waa wax lagu farxo hormarka balaaran ee soomaliya ku talaabsatay gaar ahan puntland, TV yada caalamiga ahna sida aljazeera iyo BBC waa uga mahad celinaynaa soo bandhigida hormarka puntland, waxaan la yaabanahay tv yada soomalida sababta ay uga aamusaan hormarka puntland! Dhib yar markuu puntland ka dhaco barnaamij ayey ka sameeyaan.

  10. habibo ali says:

    maasha allaah aad baan ugu farahsanahy in oil laga helo putnland insha alaah hormer baa la gaari puntland petrolka iskuma koobeyso waay la qaybsanyaa somali waa dad nabad jecel kheyraadkana ilaahey bey ugu mahadcelinayaa hoobeey puntland waa nabadeeey bander qeys xoxox puntland

  11. waxaan la yaabanahay oo taariikhdu qoraysaa ninka shidaalkaa halkaa soo gaarsiiyey oo geed dheer iyo geed gaaban u koray kuwa xildhibaanada puntland oo xukunka ka riday oo diiday inay markale soo doortaan kuwaas ayaan la yaabanahay, wuxuu mabda oodu ahaawaxaa ka soo baxaysa in ay yihiin niman danaystayaal ah oo aan danta dadka iyo dalka wax kasaarani aanay jiran arin walbana tooda ka raacanaya waana wax lala yaabo waxa ay ku dhaqmaayaan.

  12. Gacaliye says:

    Ilaahay idenki waxaa meesha ku jira khayr inaku filan aniguna maalin taasaan carabto dhan far dhexaad u taagi doonaa, drill baby drill, KKKKKKKKK!!

  13. salax says:

    WARYAA NOO FASIRA INGILISH MA AQANI EE MAXAY SHEETAY ALJEZEERA WABSITE PUTLAND 24 WAXAN JECLAA IN AAD NOO FASIRTAAN

  14. puntland says:

    aljazera puntland waxay ka diyaarisay barnamij wanaagsan oo ka turjumaya xadaarada iyo nabadgelyada caanka ku yihin deegaanada iyo dadka puntland

    somaliland waxaay ka diyaarisay aljazeera odayga ugu da da weeyn ee xaajiabdiwaraabe oo ku faanaya waxaanu isugu sheekaynaa inaanu somali ugu geesisanahay daarood anaga ka adag iyo dumar caruur baraya qabyaalada reer hebel yaad ka tahay waxyaabo kale oo gabadhii wariyaha ahayd iyo daawadayaashii kale aad uga yaabiyey

  15. masha laha waa wax lagu farxo in geygna laga hly shial ale ha ino hromariyo

Leave a Reply