Ururka PHRA oo soo dhoweeyey saxiixidda xeerka habdhaqanka iyo anshaxa ururada siyaasadda
February 1, 2013 // Warar SomaaliUrurka xuquuqul insaanka ee Puntland PHRA ayaa soo dhoweeyey saxiixidda xeerka hab dhaqanka iyo anshaxa ururarada siyaasadda Puntland oo shalay ururada ku ansixiyeen magaalada Garowe.
Warsaxaafeed ururku uu soo saaray ayaa lagu codsaday dhalinyarada, haweenka iyo qaybaha kale duwan ee maamulada in laga soo qaybgaliyo xibiyada.
Hoos ka aqriso bayaanka oo dhamaystiran




Yaa weeye kuwaan, walaahay waa yaab hadba kuwa cusub oo Faroole shaati u soo gashay ayaa soo cusboonaanaya.