mansha allah wan soo dhowaynaynaa horumarka baaxada leh eeka socda magaalada qardho ee xarunta gobolka karkaar wan umahad celinayaa dadka ku dhaqan magaalada qardho waa dad ilbaxnimo iyo waaya aragnimo leh
Hormarka qardho ay gadhay wa arin fiican lugana farxo waxan ku dhiiri gelinaya magaloyinka kale ee puntland dadka ku dhaqan inay ka sheqayan hormarka wadankoda
War qardho magaalooyinkii la midka ahaa hadda way ka dameeseysaa,runta sheega farxadda aad sheegeysaana waan idin lawadaagayaa,Qardho sow tii ka baalareyd bosaaso iyo garoowe 1990 hada isu eega.
aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in magaaladda qardho ay bilicdaa ay yeelato, qardho waa meel taariikhiya muhiimad balaarana ulahayd dawladii dhexe ee somalia ee horre markii loo fiiriyo dhanka waxbarashada oo deegaanadan laysku yiraahdo puntland ayadaa hormuud u ahayd hadana aad ayay usii kortqay shankasta taasna waxa ugu wacan waa dadkeedoo isku xiran oo had iyo jeer jecel nabada iyo hor umarka waxaan ku baraaarujin reer qardhood inay latartamaan magaalooyinka kale ee puntland iyo xataa somalia maansha allah qardho noolow qardho
mansha allah wan soo dhowaynaynaa horumarka baaxada leh eeka socda magaalada qardho ee xarunta gobolka karkaar wan umahad celinayaa dadka ku dhaqan magaalada qardho waa dad ilbaxnimo iyo waaya aragnimo leh
maasha alaah aax yaa wadanii
maasha allah aad baan ugu farxsanahay horumarkaas ay gaadhey qardho .meeshaas ka sii wadda
Qardho is my city and it’s best place in the horn of africa
msha alllh wa wax lagu farxo horuarka lataban karo e ay ku talabsatay magalada Qardho xarunta gobolka Karkaar guuuuuuuuuuuuul
24school cadimaaha wa magaalo tagtey jamacdona leh wa dadka dee gaan kaas uhanbalyeynayaa iyo dawladoodaba viva qardho aand puntland
Hormarka qardho ay gadhay wa arin fiican lugana farxo waxan ku dhiiri gelinaya magaloyinka kale ee puntland dadka ku dhaqan inay ka sheqayan hormarka wadankoda
maanshaa alaah waxaan umahad celin marka hore axmed jookar oo magaalada qardho si wacan u soo sawiray abwe kheer alah ku siiyo waan ku faraxsanahay magaalada qardho quruxdeeda iyo horu marka eey gaadhay maanshaa alaah alaah mahadleh iyo shicibka waxaan leeyahay dad weynah reer qardhood dadaalkiina sii wadah ha ka daalinina wllyaal qardho waa meesha ugu cimilada wanaagsan magaalooyinka puntland waana meel ilaah ku maneestay dooxooyin iyo daaqsin ilaahoow horumarka qardho halkaa ka siiwad amiin amiin amiin yaah rabi waan jeclahay hawad iyo daaqsimaadka iyo xoolah rabi kuma neestay iyo beerah
Hormarka Qardho waa waxlaku Farxo oo nafaraxgalinaya longtime aadban uku faraxsanahay casumada muruqeeda inan arko .ahmed shokir mahadsanid wll waxna faraxgaliya cawa nosobandhigtay