War-murtiyeed kasoo baxay Ururka Sahal oo ku saabsan farogelinta arimaha maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka
October 31, 2012 // Warar SomaaliKu: Dhammaan madaxda Dawlada Fadaraaliga ah
KU: Dhammaan beelaha Soomaaliyeed
Og: Saxaafada madaxbanaan
Og: Dawlaha IGAD, UNPOS
Og: Dawlada Puntland
Ururka Sahal ka dib markuu uu kuurgalay si dhow qiimayn iyo la socod ugu sameeyey farogelinta iyo carqaladaynta qaawan ee Madaxwayne Xasan Shiikh iyo reerkiisu ay ku hayaan arimaha maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka;
Markuu Arkay farogalinta madaxwayne Xasan Shiikh, Cabdisaqaasim Salaad iyo odayaasha beelaha Hawiye ay ku hayaan hawlaha Ra’iisal Wasaare Saacid iyo carqaladaynta magacaabista golaha wasiirada dawlada Fadaraaliga ah;
Qiimayn ku sameeyey hadalkii eexda iyo qabyaalada xambaarsanaa ee Danjire Cali Ameeerika maanta ka jeediyey magaalada Nairoobi;
Daraasad dheer ku samaynay farogalinta qabyaaladaysan ay Ismail Cumare Geele, iyo siyaasiinta maamulka Somaliland oo isbahaysi ku galay dhibaataynta beesha Qaranka Daarood;
Arkay siyaasiin dhuuni raac ah oo u dhashay beesha Qaranka Daarood kuwaasoo laga dhigtay jaranjaro lagu dhibaateeyo danaha iyo deegaamada beesha;
Sidaasi darteed anagoo ku hadlayna magaca guud ahaan jaaliyadaha kasoo jeeda gobolada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, Gedo, Galgaduud iyo maamul dawladeedka Puntland, waxaan soo saarnay qodobada soo socda:-
- Waxaan ka dalbanaynaa madaxwayne Xasan Shiikh inuu faraha kala baxo hawlaha loo igmaday Ra’iisal Wasaare Saacid iyo carqaladaynta magacaabista golaha wasiirada;
- Waxaan si adag digniin ugu diraynaa madaxwayne Xasan Shiikh, xisbigiia, Ismail Omar Geele, maamulka Hargaysa, iyo Cabdisaqaasim Salaad inay faraha la soo galaan arimaha maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka, waayo sida ku cad qodobka 49aad ee dastuurka dawlada Fadaraaliga ah shacab kasta oo dega labo gobol iyo wixii ka badan waxay xaq u leeyihiin inay samaystaan maamul goboleed, doorka dawladu waa inay caawiso maamul samaynta;
- Haddii madaxwayne Xasan Shiikh, iyo xulufadiisu aysan faraha kala bixin arimaha maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka, waxaan horseedi doono kacdoon ay beelaha degan gobolada Jubbooyinka, Puntland iyo Galgaduud ay kalsoonida kala noqdaan dawlada Fadaraalka ah taasoo isla markiiba ku fashilantay hawlihii loo igmaday;
- Waxaan si adag digniin ugu diraynaa beelaha, siyaasiyiinta iyo dagaal oogayaasha ku nool Muqdishu inay faraha la soo galaan arimaha magaalada Kismaayo iyo guud ahaan maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka;
- Waxaan u sheegaynaa madaxwayne Xasan Shiikh, iyo xulufadiisa intii uu ku mashquuli lahaa hawlaha maamul u samaynta Jubbooyinka inuu culayska saaro dadka kasoo jeeda beeshiisa oo 22 sano xoog ku haysta guryaha, beeraha iyo hantida beelaha Daarood iyo beesha shanaad inuu ka shaqeeyo sidii hantidaas dib loogu soo celin lahaa dadkii xaqa u lahaa;
- Waxaan ku baaqaynaa in madaxwayne Xasan Shiikh, iyo xulufadiisu ay si cad u cadeeyaan sababta maamulka ex magaalo madaxdii Soomaaliya ay hal beel u maamulato iyadoo la ogyahay in xiligan Soomaaliya wax loogu qaybiyo nadaamka 4.5. Sidee suuragal ku noqotay in hal beel ay wada qaadato gudoomiyaha iyo duqa magaalada Muqdisho iyo dhammaan 16ka degmo oo gobolka Banaadir ku kooban yahay?
- Waxaan madaxwaynaha dawlada Fadaraalka ah ka dalbaynaynaa inuu dhaxdhaxaad ka noqdo arimaha dhexyaalaya beelaha Soomaaliyeed isla markaasna la sameeyo gudi dhexdhaxaadin iyo xaqiiqo sheegis (Truce iyo Reconciliation Commission) si dib u heshiisin dhab ah looga dhex sameeyo guud ahaan beelaha Soomaaliyed;
- Waxaan markale kaa dalbaynayaa in madaxwayne Xasan Shiikh uusan ku khaldamin carqalaynta arimaha maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka isla markaasna inuu si buuxda u taageero hawlaha maamul u samaynta gobolada Jubbaland kaasoo ay saxiixeen madaxdii adiga kaa horeysay;
- Waxaan si cad uga soo horjeednaa dulmiga iyo dhul boobka lagu hayo dadka ku nool gobolka Shabeelaha Hoose waxaana ciidamahada AMISON ugu baaqaynaa inay dulmiga ka xoreeyaan dadka ku nool gobolka Shabeelaha Hoose;
- Ugu danbayntii waxaan si buuxda u taageersanahay maamul u samaynta gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose, waxaana ummadda Soomaaliyeed ugu yeeraynaa in qof kasta lagu ixtiraamo deegaanka uu asal ahaan uga yimid lana ilaaliyo, xaquuqda, sharafta, xalisoonida iyo nabadgelyo ku wada noolaanshada dhammaan beelaha Soomaaliyeed.
Wabillaahi towfiiq.
Ururka Sahal Organisation, Issued in London on 31st October 2012



Waryaada miyeydnaadan qaangaar ahayn maxaad la ceytameesaan. Maad isla yaabtaan. Kuwiina qabiilka ceynaya oo moogaaya in ay qoraal ku aargoosteen, kuwiina Cabdiweli ceynaya oo moodaya in ay qoraal ku aar goosteen, kuwiina Faroole ceynaya. Nin walbow badhowr maalmood dabadeed mar qura ku noqo ceyda aad qortey. Markey caadifadda idinkadegto oo kabuubyada idinkabaxdo oo xaraaradda sheydaanku idindaayo. Waxaan hubaa mid walba in uu naftiisa ku qoslaayo. War islayaaba oo intaad wax sheeg leedahay ha denbaabina.
Hawiye ama Irir-waxaan lee nahay Adeerayaal Dowlada Jubaland waa Mid Daarood ku midoobey, Minority nala dagan xaqooda wey heli doonaan. Kan Boorama sita xaasha inaan kuu maago Gudubiirsi, waayo inaa Isaaq tahay yaa og?? Hawiye Iyo Isaaq, waxaan idin lee yahay kuwii Naceybka Daarood qabey Qabri bey u galeen Naceyb ey u qabaan Daarood awgii, sida, Ismaaciil Jimcaale, Mohamed Ibraahim Cigaal, Caydiid, Maxamed Sheekh Cismaan, Cabdirxmaan Tuur, Iyo qaar kaloo badan. Daarood waa Beel weyn waxaan lee yahay Cadowgeeda Eebe ha jabsho,Anagu xumaan kama tashano oo Soomaalinimo ayaan ku tashanaa, Wali ma dhicin Shir Daarood oo lagu abaabuley Colaad Beel Soomaaliyeed ka dhan ah. Ugu danbeyn Ururka Sahal Guul baan idin lee yahay halkaa ka wada, Madaxweyne Xassan Culusow, Iyo Timo-Jare-Sare Xaad waxba inaga qaadi maayaan.
Mid ba guuul kugadhnay mar hadi wixi logu yerijiray harti anu tirtirnay wa ilah mahadi manta tasa dir iyo hawiye guul ah 2 harti shegu isku imankariin marexana hawiye mel ku otay. Dhulbahantena iyo warsangali anaku an mel ku odanahay ogadena kenya odatay de dhabayaco kaliya so hartay iyo langabyada yar yar sida lelkase iyo suwaqroon iyo qashimadka kale oo yar yar. Marka wixi harti aha oo awalba been la dhodhobay ahaa manta majiraan wax harti layirahdo tasa guul ino ah dhayaco marexaan imna rabaan oo ehel iyo xigaal hawiya uah dhulbahante. Somalilander ayu rabaaaa. De dhabayaco kaliged bay mel cidla ku baqtinesaao
kkkkkk waxana ku quslaya damar ka hawiyaa a Dhahy Darood Ismacil xaagu daga kkkkkkk doqon yahow waa si daa ad utirha Dan news ka walaxaa kkkkk tasi waxy ku shaggy saa in any waxana qorin mabnagaranayn isaq naa daarod lantis manolankaro haadi isaq if ka waxa u gunacb yahaay Damarahaa Marka Darood qof umabahanaa in u way disto kinsman yo waa dhul daaaaaarooooood ok may Mather land is saang Bari sool waaqoyi Baari haut ogadan nuugaal Boosaaso lasqory kismanyo galkacayo cumarmaxamud garowa lascanod dhahaar badhan qardho xingaalool biyookulula buhootla dhulbahanta barkat xisiyomadh xaafun rascasar dhulkaayga wabadan yahy maarka balmabka baaro hawiya magac xumaa wali kaydhargin daad Kay cunan Marka Darood umaanhaanaa mudisho maanadhi dono ok daagaalnaa diyaar baanu u naahaay manta waalarkidoona taidinkudhcda Warsangali majaartan dhulbahanta maraaxan dashisha ogadan lay laska owrtabla libangashla a bskul wabaanayaa alhaanodaayoo amiin dhul iyou baada ugu wan somaliya baanu laanaahay. Mashalhaa
To lalood sxb waxan hawiye ama iriirsamaale wadan kismayo kasoconmaya arinka kismayo wa arin uyalo bulshada dagan juboyinka sida absame ilkayar shiikhaal galjecel bajuun jarerwayne dadkas aya xalkoda uyalaa e dhabayaco kama hadlikaraan hadi isku daydana ina faraha lagashaan wlh ano somalilander aha 5 ta far lasogalayoo dhulkaas wa dhuul ka dhaxeya belaha kor kuso xusay marka aderayaal dhuul bob aya wadan lakn kartada way inla rogman shala danjire america igad runta ushegay wana ine faraha kalabaxaan arinka gamuran ee kismayo xamar aya laga xukumi manulka logaga so dhisi cididi didana dee qorta laqabaan dhabayaco see dhulkaas kamaba hadlikarto oo 4 qays xita kama dagano ksimayo manta wanu u simanaahay somaliland iyo pugland kama hadlikaraan taas ogadaa hadi uhadlesaan cakdheer de ana shikhaal ban uhadliiii una dagalami wlh ee arinka kismayo kahadkeda dayaa inma talee oo kahadlaa 2 gobool ad hesataan oo adka hestaan carabsalaxa iyo dhishiishku iyo suwaaqronka dhulkoda hesataan ee oga kaca dhulkaas oo masakintaa yar yar xaqoda siyaaaa. Dhulkas ba malihidineee
Ninka labaxay marna codka ((Marka))
marna labaxay codka (kismayo jilib iyo jamaame) waxaan ku oranlahaa horta waxa kaa hadlsiinayo waa qabiil urayoo soomaali aafeeyay halkaana inasoo dhigay .
Mida kale ninkan wuxuu kudoodayo waa daw oo somali shaqsi kastaayi deegaan buuleeyahay sidaad usoo tirsatayba gobolka dhuusamareeb oo waarun idinkaa ubadan laakiin in aad sheegato meel aadan taariiq iyo isirba ku lahayn oo ah jubooyinka waa kuu af maceysi ninkan aad madaxweynaha kusheegeysaan waad hurudaaye maahan nin dadaalksiisa ku yimid ee waa nin lakeensaday waxa ka hadalsiinayo maahan af uuleeyahay ee waa af ay leedahay jabuuti iyo somaliland oo doonaya in somaliya ay kusii jirto dhibaatadii 21dii sano ninaan kuu furi doonin yuusan kuu rarin nacas baa tahaye jubooyinkana adiga iyo waxa kuula fikirka ahba waxba ka qaadi maayaan ee niyada ku dhiso waanu daganahay . indha haaga kuumacalinee yaan laguugu dirin dadka aad dab wadaagta tihiin.
Jubada hoose haka yabina ine noqoto gobool darood kumagacan sxbyaaal. 2 gobol e juboyinka hawiye darood jareer bajuun. Gibilcad intaso qomiyad aya dagan marka gobol qabiil marnaba manoqonayaaan ama dagaal ama gobolo sher ah bay noqonayaan horta. Wa sida mudug wa sheer 2 juba wa sheer cid gonii uleh majirto darood waxa kadagan absame iyo sade kaliya waxa harti labaxay juboyinka shaqo kunmalahaa mana kahadlikaraaan taas ogadaaa haku cebobinaa awalaa bare hirale inku bahdile kismayo manta yan la isku bahdilin markalee kalabaxa faraha kismayo sinjigina ma dageee dhulkaas dhagaxa ah aya ledahay eee dhulkaas shegoo
1 gobolada barwqo soranka ah wa hawiyee hiraaan beledweyn. Shabelada hoose marka. Shabelada hose jowhar banaadir muqdidho. Galgaduud shusamareeb mududg kalkacyo jubada hose kismayo intaas ma adinka leh hee mise niyada ku dhisataan darood xagu somalia kadaga gobolo dhagax ag gedo raxanweyn ba leh sida bardheer iyo luuq iyo wajid gedo wa sher galgaduud 1 tulo ayu marehan kadaga oo layirahdo cabudwaaq casimada galgaduud wa dhusamareeb wa cayr ha gidir casimada 2 ee galgaduud wa ceelbuur wa. Mursade hawiye. marka galgaduud magaca darood kasaaar kumajiree kismaya kusoharay waxa dago shikhaal galjecel cowro maleh intaba wa hiraab hawiye galkacyo wa sacad ha gidir hawiye bal darood xagu dagaaa bari iyo nugaal iyo sool moye melkale uu kaligi dago majirto gobolka sanaag cerigaabo isaaq aya leh gobolka buhodle isaaq aya leh bal. Gobolka jubada dhexe bajuun aya lehee bal ishega mesha ledihiin oo qaska in ah baal runta anu kahadalneeeeeeee. Anu wa hiraaan galgaduud banaadir shabelada hoose shabelada dhexe mudug jubada hoose adinkuna bal shehgaaaa dhulka dhagaxa inku dilay sida bosaso iyo qarowe
as c qofka codka shacabka marka ku qaraabanayow
af xumadaada jooji meshaan kharaar ayaa ku so galiye hawiye daba madoobaye wax u somaliya ka yahay ma jirto sxb hawiye inuu is cuno moyee wax kale ma yaqan iftinka yar uu hada maxar gartayna alle hadaye awooda alle iyo awood iyo caqli darood ayaa ku imatay ood ku garten
dhulka aad sharaxaysid na sxb hawiye malahan haday niyada kaga jirto sidii marka duurka xamar inta ka soo yacdan aad guryaha iyo beeraha boobasen oo nagaha iyo caruurta aad ku qalanaysen hilibkoda inaa cuntan in yar ayaa idinka harsana ha u malan gobolada aad tirinaysid sidii oo kale
kan hada mxweyne isku sheega xasan afweyne oo beenta ku so koray kursiga sida uu wax barashadisi uga beenshegay inuu pr yahay waxaa u u ilaa wa la ogyehe haye pr in uu yar yehe haduuba jiro waaye meshii u umad somaliyeed ka matali oo cadaalad iyo isjecel dhex dhigilaha iyo isku soo dhawansho ka bilabay inuu qabiil iyo gobalki haye ka dagana soamliya u uu dhoofo oo yirahdo reer hiiraan samaysta mamuul gubaleed iyo baydhabo oo uu is yiri wwaa dad aa wadan karti kuwas xasan hada lama oran karo xasan madaxweyne laakin waxa la oran kara xasan kabe qabiil hadalkisu iyo qosolkisuba waxay ku salaysan yihin inuu wax ka doonayo ama u qabiil u jeedo
3 ismaail cumar geele hawiye qabiil idinku uu raacimaye wax uu arkay in aad tihin dad uu wadan karo uu danta uu idinka leyahay waa mid adan fahmin oo wxaa ogan dontan malinta uu sida u rabo idin mamusho adinkana uu 5 meel idin kala qaybiyo
4 tan somaliland somaliland talana idinkuma soo birin karto oo silaanyo asaga ayaba dhiikar kii u ka qaday malinti uu maqlay khaatumo stat iyo awdal staat dhikarkii ku dhuftay ayuu sariir la saran yahay 3 xisbi oo 3 habrood kala ahana ayaga baa kala tagan uu qarka waxy u saran yihin inay 3 degmo kala yeshaan
SALAAMU C, MARKA HORE DHAMAAN UMADA SOMALIYEED WAN SALAAMAYA, MARKA XIGA WAA QORAL MUHIM AH WAXA JIRANA KA HADLAYA, MARKA WIILKA CODKA SHACABKA REER MARKA KU QARAABANAAYA WAXAN LEEYAHAY DAAROOD GOBOLADA UGU BADAN SOOMALIYA IYAGA AYA DEGAN, JUBOOYINKA, GEDO, GALGUDUUD, PUNTLADAN, INTAASBA IYAGA AYAA DEGAN, MARKA MUQDISHONA DADKA GURYAHA UGU BADAN IYO BEERAHA IYAGA AYA LAHA DADKA HADA DEGANA REER BAADIYE AYEY AHAAYEEN MARKA TAARIIKHDU WAA WAX QORAN, HAWIYAHA AAD SHEGAYSAA XAGEE DEGANA, MA HIIRAAN IYO BANAADIR, IYEEY CAADI U DEGAAN, GALGUDUUD WAA LALA DEGAA, SHABEELADA HOOSE WAA LA LA DEGAA GOBOL KALE OO SOO RAACA MA II SHEEGI KARTA, MARKA YAN LA IS WAREERIN MADAXWEYNUHUNA WAA KU FASHILMAY HADALKI UU YIRI BALADWEYN MAAMUL HA SAMAYSATO KISMAAYANA ANAGA U SAMAYNAYNA, XASAN BARAF WAXAN LEEYAHAY MUQDISHO WAXKA QABO KISMAYO DAD AYAA DEGAN IYAGA AYAA MAAMUL U SAMAYSANAYA,
sxb runta ma didantahay dhula waa dhul darood adi waxaa tahay shiqaal xitaa hawiye matahid marka ha sheganin jamame iyo jilib xamanka waa afar guri waxaa dagan dad raxanta cuna oo dadka masakinta xamar ujedo ku dhaco
Asc ninkan webkan qoray isku dir qabiil aya wada lkn. Taas mel ku garimaysiid shabelada hoose gobol digil iyo mirifle aya ka dhigtay lkn ogow 2 shabele marka iyo howhar ine yihin dhuul belwynta hawiye qasatan abgal karanle mursade iyo xogaa gibilcad ah galgaduud 2 degmo cabudwaq layirahdo marehan ka dagaan dhusamareeb hawiye ceelbuur hawiye cadaado hawiye galhareeri hawiye celdheer hawiye xaaradheere hawiye gyriceel hawiye gobolka gagaduud wa gobol hawiye kalay kaqada shavelada hose kalay ka qada heee juboyinka qeyb aya kulenahay wana utaganahay dhulkena sisa jilib jamaame xaramka hodingow kabzuma amuume iyo degano badan marka juboyinka darood kaliya inu daganyahay yey kula noqon adeer ana wax kaleh mamulkana hadan wax ka samen socon mayo taas ogow. Guro iyo beero cid laga hesto majiraaan guraha awal afwayna dadki lahaa xog oga rarya 1991ki ayena guryahodi helen beraha de dhulka dad ba leeh ninkas bertisa. Asa leh ma dhulkas wabiyada leh ba darood yelankara wa maya marka iska hadlaan lkn. Ogada am libaaax jabuti iyo somaliland iyo xamar 3 qolo walalo aha kukala nool ona is garab tagaaan wayna isku dubanan donan isha allaaah ee adinka kenya iyo itobiya walalsada