War-Saxaafadeed (PDF): Tacsi – Dr. Cabdi Xassan Jimcaale

May 8, 2012   //   Warar Somaali

COMMENTS

RSSComments (3)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. inaa lilaaahi wa inaa ilehi raajucuun,waxaan aniga iyo faamil keyguba tacsi naxdin leh udireynaa ehelkii iyo qoyskii iyo weliba qaraabadii uu ka geeriyooday, allaha u naxariis dr.cabdi xasan jimcaale,waxaana ebbe ka raynayaa in ilaah janatul fardowsa geeyo isaga samir iyo iimaana dhamaanteen inka siiyo,amiin,amiin

  2. Dhammaan Jaaliyad da reer Puntland ee danmark waxaan tacsi tiiraayaysan u diraynaa dhamaan qoyskii iyo ehelkii iyo qaraabada uu ka geeriyoodey ILLAAH ah naxariistee DR.CABDI XASEN JIMCAALE W. DASTUURKAmaamulka Puntland waxaan leenahay Janatu fardowsa allah haka warabiyo, waxaan ilaah uga baryeynaa in uu janaaddii fardoowsa ka waraabiyo dhammaan ummadda soomaaliyeedna gaar ahaan reer Puntland samir iyo iimaan allaha ka siiyo. AMIIN AMIIN AMIIN

    Gudomiyaha jaliyada P.D.F.danmark
    cabdisalaan cali askar

  3. Inalilahi waina ilaahi rajucuun dhaman shacbka soomaliyeed gaar ahan shacabka reer puntland waxan ugu tacsiyeneyna geeridii naxdinta leh kutimi wasiirkii dastuurka Dr cabdi xasan jimcaale alle waxan ugubaryeenaa naxariis iyo janatul fardooso in uu geliyo marxuumka amiiiiiin

Leave a Reply