Comments on: Warqad Puntland u dirtay Midowga Yurub ka hor shirkii London ee Somalia iyo Somaliand

By: [dalnuurshe]
K.k.k.k.k wagar maxa mesha dood kasocota puntland hanolaato inta qiyamaha laga gaarayo somalilandna cuqdadasey la gaboobeysa inta cimrigeda ka dhiman saa waba ka muuqataye

By: karkaar boy
somali baa caqli leh ha iga hadho iyo damiirba . saa dad dalkooda udayacay qiyaali iyo xaasidad iyo xumaan uusan alle raali ka ahayn in ay ka shaqeeyaan dalkoodiina gaalo ay marna kadhigtaan qashin qub marna nimcadiisa la iska gurto mustaqbalkiisana loo durban tumanayo oo shirkada hooda lacagaha looga qaado magaca somaliya ayaa goortay hagaagto wax idinka siineynaa nimcadeeda ee hada nasiiya dhaqaalo … dadkii lahaana qabiil qurun aan meelna gaari maskaxdooda looga xaday . war intuusan waaga idinku cadaan waaba idinku cadaadaye katoosa oo iska daaya qiyaaliga aad iska dhaadhici neysaan .maan gaab yaal yahow aanan damiirkooda danqanin.

By: liii gaaas somalilander
ma is ogaatay waxaataha madax wayne matihid badha saab ayaad tahay markaa somalilan hala tar tamin  somalilan waxbay noqotoo meel bay istaagtay way tashatay

By: Mj Lion
Hartiga labodhibaato oo waaweyn baa haysta Ilaa labadaas xal loohelona dhibkaasi wuu jirayaa.
1. Midda uguhoraysa waxa Waaye Dhulbahante oo ay kubateen dhuuni qaatayaal iyo maxishoodqyaal aan inaba kala jeclayn dad iyo dalba.
2. Majeerten oo dhibaato weyni kahaysato dhanka leadership ka tan iyo intiii C/laahi Yusuf Axmed kadameysay.

Ilaa labdaas xal loohelo khatar baa lagusugan yahay.

By: Hargeysawi
Mr adam sxb waad calacaleysa ee haddii uu Hawiye noqdo M/wyne Isaaqna noqdo R/wasare maxaa ka xumanaya Khaatumo waxaan siineynaa wasiirka Arimaha dibada mana dhahayno anagaa nalaka dhacay dhulbahante iyo warsangeli beenbaad u shegtay dadkay is ahayeen baad ku dirtay waxana u shegayna shacabka khatumo in ay soomaaliland ay badeleyso qabka ay u shaqayso oo idinka oo khatumadiina leh anwada hadlaeyno .ciidanka sidda ugu dhaqsaha badan la idinka qadi doono marka laga rebo kuwa rer khatumo ah khaladkii dhacayna waa la sixi doona waxad alaale iyo waxad kasta oo samirsiin ah diyaar ayaan idinla nahay iyo raligeli khaladdadii dhacay.majerten waxan leyahay iyo adan .nagtii lagu yidhi cano xun dhigtoy wale adna ku murdin li’iid waxan ula jeeda waxa hayna oo hawad soo galeya oo ay record gareysan dhaman waxayabihii ku hadlayeen madaxda puntland oo ay u shegayen madaxda soomaaliland mar dhawna hawda ayan soo galineyna.

By: imran
Waxan wakhti yaynan ku lumin iidor marqan  markhuminta  aduunki ba iska so xirxiray, habruhu awalba  laba tuulo bay ku oodnayeen  hadana xabsigi ba so karay, oo naf la caari weeye aqonsina waligood inanay helen wa lawafa ogyahay aduunkuna inay ku qoslan riyada marqanka ay ka dhex arkeen waxan ahayn kama faa.iidin   dhul hartina ciyar ku heli mayan khatumo seegna ayaga halka is dhigay  wana in laga horeye cadawga ay aygu dabada ku watan ilayn hunguri xumo na waligeed ka harayn. Puntland wa dawlad danaheda raacatay  adunkana laga yaqan maamul jira somalina maxastooda aruuriya magaci soomalina aminsan,   iidoor/silicland   iyo umada kale ee wadata oo qolja yar kyla xaraysan wat ogyihin waligood dad ba utalin jiray hadana utalin doona intay jiran  marka uma bahnin ka qayb galkoda wayo maskaxdi ay ku shaqayn lahayen ban nahay xagee garayan  nin lo talin doono,   rerahan silicland oo magaca khaldan wata fikir ka qaadku tusay ee wan go.ay nada beenta ah &magaca ay watan oo ah dhulki somaliya isma leh khasaaaaaaaaro   somalina wan wadan kamana mid ahi maxay tahay    habro marqaansan     viva puntland

By: adan
Meeye qurunkii Khaatumo seeg. Somaliland hadday maqlaan weligood wey isku xaari jireen.meeye Garaad bintiland mee, cali beesateen mee,  awalba afkay ka noolaayeen afkiina juuqduu gabay bakhti bakhti wada dhalay  ummaddoodii oo lahaysto bay kursi ku raadsayaan oo maalin walba la xasuuqayo oo la baabi’inayo.Arrinka shirka SNM iyo USC awalba waan ogayn ujeedada weligeed waa socon jirtay ee waan goosanay iyo sheekadaas in dan fog laga lahaa laakiin filinkaas reer Puntland haddaan nahay waxaan leenahay horaan u soo daawannay sheeko nalagu khaldi karo maaha ee ciddii ay ka gadmayso u geeya BULLSHITkaas. Somali awalba cid kala goyn karta ma jirin ee khuraafaadkaas meelahaas la aada.

By: pis
habraha odaygoodi ingiriisbay magan galeen

By: canab
geel ninkii lahaa dhacayo ma dhicin kartid away khaatumo aaway cali khaliif salaadiintii hargeysa waa taageereen shirka londan beelaha harti waqooyina salaadiintoodii hadal lagama hayo waa cajiib

aamus wa ogolaansho beeshaas yar waxay doonaysaa in dhulka dadka ka taariikhda dheeri degaan ka taliso waxaa la yaaba reerkii tolka aha ee siciid harti in arbaahin iyo cid waliba aamusan tahay arintan

deegaanka lakala iibsanyo yaa iska leh aaway warbaahintii majeerteniya cadoowgoda kowaad ahaa cid ka hadli karta ma jirto haatumo waxay isugu biyo shubatay yoocada iyo xuduudka inay soo xirto halkaa ka wada hawsha laascaanood libaax baa jooga yoocadase  fulayadii baa joogee baacsada habraha sheekadooda mala rin mooden

usc is mooday dawlad baanu bur burinay ninkiii deegaankiisa ku dagaalama ciida u hiilisa xaq buun ku dagalamay ninkii dadkiisa dalkisa iyo sharaftisa difaacda .

habrahii wa farxadooda mar hadii somaliya soo horfariisteen iyagoo waqooyi oo dhan matalaya  aaway reer waqooyiga xafladaha london ka dhigaa kuwii mudaharadi jiray ma khaatumaa tiri yaan lagu mudaaharadin shirkan

beel ka du day daarood baa iga badan daarood yuu ii talin yay u talinayaan wixii ka liita weye jawaabtu

madaxwynaha mustaqbalka puntland jen ilko jiir deegamada sanaag sharaftodi buu ilashay kan la jooga snm cadami waa kan yiri laasqoray dagaal iyo siyaasad uma baahna ee meelaha u baahan ha la aado rag iga dheh

By: Wadani
Waxaan Qabaa waa waajib saaran M/weynaha Dr Faroole in uu ilaaliyo Xaqa Dhulka uu madaxda ka yaha.

Mahmaah Talyani ah ayaa oran Chi Fa Bene Aspetta Bene

By: umu yusuf
waxay aniga ila tahay mar haddi dhulkii harti lagu duulayo malin walba oo aad ka amus tahay sidii nin baqaaya tan inaad ka amusto baa kuu eg ..waxaan u arkaa odaygu inuu wax qaribaayo balse marka hore  ay tahay inuu isu keeno puntuland ama xoreeyo
kadib uu mudaaharaad sameeyo shicibku ka  dib qorida waraqdu wey imaan kartaa ..
\thanks ilaahay ha badbaadiyo puntuland iyo shcabkeeda

By: simba
faroole, waxa uu ku fekerayaa in uu s/layn la shaqeeyo hadana uu yidhaahdo dal baanu ku muransanahay, maalin dhowayd ayaan ka maqlayay isaga oo leh kuwan khaatumo anaga iyo s/layn ayay isku kaaya dirayaan, waryaa faroole, wadanka hal madaxwayne ayaa loo samaynayaaye is gaabi!.

By: XAQIIJIYE
TO: Runsheeg.

Waxaad ku hadashay hadal akhlaaq xumo ah- waxaad gashay arrino qoys iyo aflagaado wax kuu dhimi karta aakhiradaada iyo adduunkaagaba. maah maah Talyaaniya ayaa tiraahda:
“DEVI PENSSARE BENE PRIMO IL TUTTI!!!”

Ka feker waxa aad sheegaysid inta aadan dhihin.

HA NOOLAATO PUNTLAND!!!

By: Run sheeg
faroole, odhaah carbeed aya atidhaahda “Man dakhala maala yacniihi-Laqiya maala yardiihi” waxaan ku leeyahay arrinkaa meeli kaama banaanee, waxa tallo kaaga baahan saancadaalaha aad dhashay inaad ummada Puntland ka qabatid!!!!!!!!!!