Wasaarada Arimaha Dibada Britain oo uga digtay Dadkeeda Somaliland
January 27, 2013 // Warar SomaaliXafiiska arrimaha dibadda ee dalka Britain ayaa ka digaya khatar reer galbeedka kaga soo fool leh Somaliland.
Xafiiska arrimaha dibadda waxaa uu ka digay khatar cusub oo ku wajahan dadka reer galbeedka ee jooga Somaliland. Xafiiska arrimaha dibadda iyo Barwaaqa-sooranka waxaa uu horeyba ugu taliyay inaan wax socdaal ah lagu tegin Soomaaliya oo dhan, oo ay ku jirto, Somaliland waxaana lagula talinayaa dhammaan dadka muwaadiniinta British-ka ah inay ka baxaan.
Waxaan helney hanjabaad toos loola beegsanayo dadka reer Galbeedka ah ee ku sugan Somaliland”, waxaana si deg-deg ah looga codsanayaa dhamaan dadka Britishka ah in ay isaga soo baxaan Deegaanada Somaliland” sidaas waxaa lagu yiri war ka soo baxay Arrimaha dibadda ee Britian.
Warku waxaa uu sheegay inay jirto khatar gaar ah oo la ogyahay inay ku wajahan tahay dadka reer galbeedka ee jooga somaliland, waxaana lagu boorrinayaa qofkii muwaadin british ah oo halkaas jooga oo taladeenna aan raacin inuu dhaqso uga baxo. khatarta laga digayo waxaa ka mid ah:



anigu ah baree somaliyeed jamacda leicester , ee dhanka siyasda xoog waxanku heely iny midoga yurub ay doonyanb iiny somaliayada waqooyi ee loyaqan somalialand ladoonyo iin somaliya logu daroo oo hal mamamuul hal dawlad iyo hal ‘ madaxwyne losameeyo . lakin somaliayda waqooyi odayal dhaqameed iyo saladiin iyo waxgaradka laga hadlo oo dawlda somaliya aay dhanka waqooyi ay kala hadasho sii kumeelgara inty dawlda somaliaya aay sogariidoonta xaruumo iyo mamul kasamysandoonto . anigu waxan ahy muwadiin reer puntlanda somalia . mana aah puntland miid iysdo xiita kabaxsandoonta ariinka aya iyo isceliint.
kkkkk war heedhe aqoonsi baanka sugaynee
masaas ayey noogu jawaabeen war igiriis
yaanaga qabta
The Pashtu and Arab brain-fuck terrorist chief, Ahmed Abdi Godane is said to have returned home to Hargeysa after being kicked out from southern Somalia. This bastard must be smoked out his khaat-chewing mafrish as soon as possible!