Wasiirka amniga Puntland oo muqdisho kula shiray masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya
September 18, 2012 // Warar SomaaliWasiirka amniga dowladda Puntland Khaliif Ciise Mudan oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Muqdisho ayaa ka waramay kulamo uu la qaatay wasaaraddaha amniga iyo gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya.

Col. Khaliif Ciise Mudan oo la halay saxaafadda ayaa sheegay magaalada Muqdisho kulamada uu la yeeshay masuuliyiinta Soomaaliya inay ku saabsanayd iskaashiga dhinacyada amaanka dowladda faderaalka iyo maamulka Puntland.
Waxaa uu sheegay inay isku afgarteen dowladda faderaalka inay dowladda Puntland ka taageerto dagaalka ay dhankeeda kula jirto ururka Al shabaab, sidoo kallena ay wada gaareen heshiis ay dadka dambiilayaasha labada dhinac ay isku dhaafsanayaan.
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa horay u saxiixay qorshaha xasilinta amaanka qaranka ee Soomaaliya.
Puntland-News24.



walaal kama fiicnid abdi qaasin kamana fiicnid farmaajo karkuu isku deyey in uu gees galiyo puntland u know what happened.hay gaal noqoto 22 sano waxaad qaadi weydey maanta miyaad qaadaysa.puntland waxay rabto ayaan kuu sheegaya balanced and power sharinga govenment. haddi aadan taas rabin adaa yaqaan meshaad gaynayso.haddii aad rabto dawalad kasaar odayaasha maxa tooyada wareegaya.
Hello! It’s surprising to me that the website owners cannot even reason their sub-clan based opposition to any incumbant, instead of leading the way for a constructive dialogue based on patriotism and corrections. On the contarary, website owners are inciting the people to go against the administration simply because the leader is not their sub-clan. Such mentality which is only found in Soomaali Society has no place in how the modern world works and operates.
To make the matter worse, the commentators do not induce health debates with critical thinking, but a short-sighted ideas based on emotions filled with clan hatred. Somalis cannot reach peace and tranquility with such behavior.
Thank you all!
waa wax lagu qoslo war waa dhamaatay sheekadii beenta aheeyd oo maamul goboleed yada ee beenta ahaa sida puntland,khaatumo,raascasayr,waax iyo waadi,galmudug oo wadanka dowlad rasmi ah ayuu yeeshay oo wadanka oo idil katalin doonta.waxaa kale oo xaqiiq ah in ina ciise mudan uu 3 daxdii bilood ee ugu danbaysay uu magaalo madaxda soomaaliya ee muqdisho ku sugnaa asaga oo xilsoon ah si loogu magacaabo taliyaha ciidanka cirka ee jamhuuriyada soomaaliyeed.waxaa kaloo layaableh federalka uu kuwaashay faroole ma shacabka soomaaliyeed ee xalaasha ah ayaa doortay in uu fadaraal noqdo wadanka mise siyaasiyiin dano gaar leh ayaa isaga dhawaaqay mise tulo,dagmo iyo heer gobol ayaa inta afti laga qaaday ayay ummada soomaaliyeed isku raacday.
wabilaahi tawfiiq
MUQLA TAAG TAAG SOO ROGAAl CELI/
danta froole kaa lahaa wa la gaarey
ee waxa talo soo jeedin iga ah khaliif ciisow
naftaada u dadaal wacadalaa duulna kuu rabin/
goor dhowna wa lagu kala baxayaa puntland
SUAASHA ISWEYDIINTA MUDAN WAXA AY YAHAY ??
XAGEE KU DAMBEYN DONTAA ??
kkkkkkkk ma 2 laba dowladood baa oo daris ah markay is dhaafsanayaan dabiilayaasha walee waa yaab