Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo amniga Kenya iyo kuxeenkiisii oo shil diyaaradeed ku dhintay

June 10, 2012   //   Warar Somaali

Wasiirkii Arimha  gudaha ee dalka Kenya iyo kuxigeenkiisii Orwa Ojode iyo  6-xubnood  oo kala ahaa hal xildhibaan iyo  hal  sarkaal . labada Duuliye iyo labada ilaalo  ahayd   ayaa ku geeriyooday diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday meel ku dhow Nairobi.

Waxayna wararku sheegayaan in  weli laysku khilaafsan yahay wixii sababay shilka diyaarada sidaas darteedna la xaqiijiyey in ay ku   dhinteen dhamaan  wixii saarnaa diyaarada .

Dhamaan warbaahinta Dalka kenya ayaa si toos ah uga hadlaaya dhacdadan shilkan ah oo aan ku cusbayn in  dalka kenya ay diyaarad helicoptar ah ay la dhacdo Mas.uuliyiin.

 

Wixii kusoo kordha Isha Ku hay Puntlandnews24

COMMENTS

RSSComments (0)

Leave a Reply