Waxgaradka gobolka Bari oo qaabilay odayaasha beelaha Jubooyinka [sawiro]

January 27, 2013   //   Warar Somaali

wefdi-gaarisa1

Waxgardka gobolka Bari gaar ahaan kuwooda ugu waawayn ayaa maanta xaflad soo dhoweyn ah ugu sameeyey hotelka jubba ee magaalada Bosaso wafdi uu hogaaminayo duqa magaalada Gaaris oo maalmahanba booqasho ku joogay Puntland.

Soo dhoweyntaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay issimo badan oo ay ku jiraan issimada ugu miisaanka cuslus ee Puntland sida Beeldjaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin iyo beeldaajje Cali Beeldaaje Faarax iyo issimo kalle.

DSC02263-4

Kulaan ay isamadu la yeesheen wafdiga Gaarisa iyo Jubooyinka kasocda ayaa ahaa mid ay labaabadu u xirnaayeen.

Waxaa kulanka kadib la hadlay warbaahinta qaar ka mid ah issimadii kulanka joogay oo sheegay inay ka arinsadee maamul u samaynta Jubooyinka iyo wafuud labada dhinacba ah ay isdhaafsadaan, kuwaasi oo ay ku jiraan issimada Puntland.

Goobta uu kulanka kasocday ayaa waxaa wafdiga lagu soo dhoweeyey foox, beeyada iyo alaabaha kalle ee caanka uu ku yahay mandiqadda Puntland.

Beedlaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo hadiyad gudoon siiyay wafdiga

Beedlaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo hadiyad gudoon siiyay wafdiga

COMMENTS

RSSComments (4)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. aarka says:

    aniga waxan kahadlaaya dowlada putlanad in aan laysku qabsan kurisa
    waayo aqoonyahano putland ayaa jooga dalak iyo dibada mar waxan shacbka usheegaya halodhiibo dhanli yarad madaxtanima waayo maskaxdooda ayaa fareesh ah odayga wuu walan yahay wax loomadhiban karo cimirikiis wuu dhamadey

  2. nuuraani says:

    adiguba caqlaa leedehee dhulbahante ma u hiilin lahayd. isma maqlaan, isuma naxaan, waa aano u joog,waa sadex madaxweynaale, waa garaado badan, isuma tanaasulaan, lalama degi karo,lama dhex mari karo, waa dowlad ku nool, iyagaa dhulka kala haysta ee idoor kuma soo duulin. jaamac siyaad ayaa laascaano haysta. balaan is weydiinee tima jare xaad, ahmed bililiqo iyo garaadada maxaa isla sawiray. waad ogeydeenoo garaad binti wuxuu noqday afhayeenkii xaad.cidii la derista hoog alaa baday.

  3. darwiish says:

    kkkkkkkkk ogadeen miyaa hiil ka raadinaya majeerteen oo dhulbahante oo u dhow u hiilin wayey kk ogaadenku miyaanay aqoon dadka dhiiga leh ee hilinkara may buuhoodle tagaan ama badhan iyo dhahar ama galdogob

  4. farhan says:

    tubta tuusan allah hanagu toosiyo odayaasha
    iyo isamda na alha dhayree waxay mujeeed
    geesinimo taariikhi ah
    guuuuuuuuuuuul jubbaland guul puntland
    kanxow nafta waaa

Leave a Reply