Xero Cusub oo Qaadka lagu gado laguna Cuno oo kabaxsan Magaalada oo laga furi doono Magaalada Muqdisho
December 12, 2012 // Warar SomaaliXeradaas oo loo bixiyey ‘Qaylo Badan’ furitaanka xeradaas ayaa waxaa larajaynayaa inay yarayso Qashinka , Qaylada , Saxmada, aJeeb siibka ,iyo Aflagaadada Kadhaca meelaha faras magaalaha ah.
Waxay kaloo furitaanka Xeradani Kor u Qaadi doontaa Bilicda, Nadaafada iyo Xasiloonida magaalada.Talaabooyinkan ayaa lafilayaa inay hir galindoonaan sidoo kale SooMaaliland iyo Puntland , waxaa kaloo abwaaniinta iyo fanaaniintaba laga Codsanayaa in la sameeyo Suugaan tilmamaysa tooshkana ku ifinaysa Xerada ‘Qaylobadan’ iyadoo lagu dadweynaha loo tilmaamayo in ninkii qaylobadan aadaa uu yahay qof wax kaqaldan yihiinn loona muujiyaa bulshada dhibaatooyinka qaadka.
Culumada ayaa laga Sugayaa inay muxaadarooyin ku aadan wac yigalinta bulshada ee laxariira Qaadka badiyaan.ugu danbayntiina waxaan soo dhaweynaynaa gabdhaha Soomaaliyeed ee ku dhawaaqay inuusan nin qaadka cunaa geyin iyagoo ku tilmaamay ‘Hungo’
Waa dagaal balaaran oo cir iyo dhul ah oo lagusoo qaaday ninka magaca Soomaaligaa ku abtirsada ,waxaana loo adeegsanayaa qaadka in dhaqaalaheena lagu qaato maskaxdeena lagu dumiyo.oo dowladaha dariskaahi dagaalkaas way kuheshiiyeen oo diyaaraday u samaysteen.
Waa inaan anaguna Caruurteena iyo Jiilka Soo kacaya difaacanaa oo guntiga dhiisha isaga dhignaa ,hadii kale ninka Soomaaliga ahi wuxuu noqonayaa Habad la rarto oo ragaas ah oo asaagiis kaharay meelaad joogtaanba gala dagaalka.
Daawo fidowgan Wabilaahi Towfiiq



Kkkkkkkk kkk kkkkkk jaw ari maxaa kuu baxay boowe.
kkkkkkkkkk waa sheeko laa yaab leh