Xildhibaan Aabe Faarax Jaamac Boos iyo Marwadiisa Hooyo Farxiyo C/llaahi Yuusuf oo wiil ugu dhashay Magaalada Garoowe
September 8, 2012 // AnnouncementDhammaan Asxaabta kala ah oo ugu horeeyo Madaxweyne ku xigeynka Dowladda Puntland. Gen:Cabdisamad Cali Shire.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi,
Dhammaan xildhibaanada Dowladda Puntland.
Gudoomiyaha Gobolka Karkaar C/qur’aan Maxamed Aadan,
Gudoomiye ku xigeynka gobolka karkaar Yoonis Cali Faarax,
Duqa Degmada Qardho Maxamed Siciid Ciise,
Kuxigeybka Duqa Degmada Qardho C/risaaq Cali Cartan,
Wariye C/raxman Maxamed Cali (Black),
isuduwaha Dowladda Hoose Maxamed Muuse Ismaacill,
Taliyaha Qeybta Gobolka Karkaar C/qaadir Axmed Kheyr(Bashka)
Taliya Booliska Dowladda Puntland General Maxamed Siciid Jaqanaf,
Axmed Cismaan Shibiin,
Dhammaan Nabadoonada Gobolka karkaar
Waxa ay Tahniyad Dhalasho Faraxad leh u dirayaan Xildhibaan Faarax Jaamac Boos iyo Marwadiisa Farxiyo C/llaahi Yuusuf oo 7-9-2012 wiil ugu dhashay magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland,wilkaasna waxaa loo bixiyey Jaamac Faarax jaamac waxaan leenahay Illaahy haka dhigo kii dalkiisa Diintiisa,Dadkiisa anfaco
Aaamiin- Aaamiin- Aaamiin- Aaamiin


