Urur Siyaasadeedka Mucaaradka Midnimo Oo Looga Dhawaaqay Magaalada Boosaso [Sawiro+Cod]
December 11, 2012 // Warar SomaaliHalkan ka dhegeyso Khudbada Gudoomiyaha Xisbiga MIDNIMO
Waxaa manta lagaga dhawaaqay gudaha Magaalada Boosaaso Urur siyaasadeedkii afraad oo kamid noqonaya Ururada siyaasadeed ee beryihii dame lagaga dhawaaqayay Puntland.
Urur siyaasadeedkaan oo lagu magacaabo MIDINIMO ayaa munasabadii lagu shaacinayay waxaa kasoo qaybgalay dadweyne isugu jiray Waxgarad, culimada diint, siyaasiyiin, aqoonyahano, iyo sidoo kale xubno katirsan golaha wasiiradda Puntland.
Gudoomiyaha ku meelgaarka ah, ee ururkan Dr. Saadiq Eenoow oo madasha kahadlay ayaa ka warbixiyay hadafka loo hirgeliyay Urur siyaasadeedkaan waxaana uu sheegay in Ururkani uu kashaqayn doono horumarka iyo nabadgelyada Puntland, waxaa uu intaasi raaciyay in Ururka Midnimo ay kumidaysan yihiin aqoonyahano reer Puntland ah uuna yahay urur siyaasiya oo misna mucaarad ah.
Gudoomiyaha ayaa dhinaca kale sheegay in Ururkani uu xarumo kuyeelan doono meelkasta oo ay caalamka kaga nool yihiin dadka reer Puntland isagoona intaasi kudaray in marhore ay hirgeliyeen xarumo uu ururku kuyeeshay wadamo dhowra oo ay kunolyihiin jaaliyada Reer Puntland.
Munaasabada ayaa sidoo kale waxa hadalo kasoo jeediyay waxgarad iyo siyaasiyiin waxana ay dhamaantood abaareen muhiimada ay leedahay in lafurto ururo siyaasadeed oo ay bulshadu codkooda sixora ugudoortaan.
Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo xilal kaladuwan kasoo qabtay Puntland ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo Ururka Midnimo waxana uu sidoo kale sheegay in uusan midna sigaara utaageereyn ururda iminka lagu dhawaaqay balse loo firiindono waxqabadka ay layimaadaan.
Nabadoon Xaaji Xuseen Axmed Gacayte oo kamid ahaa waxgaradkii kulanaka kasoo qaybgalay ayaa xusay in xiligani bulshada reer Puntland u dilaacay waa cusub loona bahaanyahay in bulshadu ay sixora codkooda ucabiraan waxa uu dhinaca kale kula dardaarmay ururkaan inuu noqdo mid kadhabeeya balanqaadkiisa .
Urur siyaasadeedkaan Midnimo ayaa noqonaya midkii Afraad oo lagaga dhawaaqo gudaha Puntland waxana lafilayaa in xiliyada soo socda lagu dhawaaqi doono Ururo kale, waxana ay arintani muujinaysa sida ay uhirgashay nidaamka axsaabta Puntland oo ay muddo kuhawlaneed hirgalkiisa xukuumada hada jirta.
Puntland News-24
Bosaso. Puntland










WLC Unity Pary …. Viva UNITY PARTY….
FOR EVER UNITY PARTY
Darwiish iyo Deeqo iyo Adeer Ali , akhlaaq yeesha cuqdada aad qabtaan Godka ayaad la galeysaan, Dr Sadik Enow ,, Qabiilkiina oo dhan hadii miisan la saaro , waaxaa miisaan ka weynaanaya Dr Sadiq Enow ,, orda skool aada wax soo barta, jaahiliin afkood oo kale ayaad ku hadleysaan,
Darwiish adiga ma sidii Naagihii ayaad Qurux ku faaneysaa, Jaahil ,, orod sidii naagihii Boodhar is mari, maxaa ku tusay ragga sankooda, akhlaqda a ka xune ,, sanka ragga lama fiiriyo Doqon yahay ee dumarka dhabankooda ayaa la fiiriyaa, Dr Sadik waa nin ku hadla luqadaha English, Swidhish, Arabic, Somali, Talyaani , orod is marji , ama naagihii u maseer
Darwiish iyo Deeqo , akhlaaq yeesha cuqdada aad qabtaan Godka ayaad la galeysaan, Dr Sadik Enow ,, Qabiilkiina oo dhan hadii miisan la saaro , waaxaa miisaan ka weynaanaya Dr Sadiq Enow ,, orda skool aada wax soo barta, jaahiliin afkood oo kale ayaad ku hadleysaan,
Dariish adiga ma sidii Naagihii ayaad Qurux ku faaneysaa, Jaahil ,, orod sidii naagihii Boodhar is mari, maxaa ku tusay ragga sankooda, akhlaqda a ka xune ,, sanka ragga lama fiiriyo Doqon yahay ee dumarka dhabankooda ayaa la fiiriyaa, Dr Sadik waa nin ku hadla luqadaha English, Swidhish, Arabic, Somali, Talyaani , orod is marji , ama naagihii u maseer
asc. marka hore hablyo xiisbaga midmo makale waxaan kacodsanaya shacabka reer puntland iniy iska dayaan tafararoqo iyo xumaandonka alle macajecele arintas waa khatar kafakara aayaha islamka wadankina arag iyo dummarba.
Wax xisbi la dhaho ma jiraan dhamaan inta xisbiyada ku dhawaaqday waxay u danaynayaan in halsano oo xaqdaro ah faroole dhulkan haysto, isaga ayaana lacago ku siiyay sida damaciisu ugu suuroobo. Waxaysanse ogay ninka ku tumanaya sharcigii reer puntland wada dhisteen, inuu dimoqoraadiyad horseedi karo wale xisbigiisa ayaa idinku noqon kii Ismaaciil cumar geele oon meesha ka dhaqaaqin maalin kale ayaadna ka sheekayn xaqa aad indhaha iska tiraysaan hadaad dhoodhoobatan waxa aan xaq ku imaan.
san dharuurigaan waxar looma dhiiban karo waa dabadhilif faroole isagaa uyeertey oo kadanbeeya xisbi kusheegiisa
isma oran…iyana waa maahmaah jirta…”oo nin bakhayla ayaa waxa u soo hoyday laba nin oo mid si fiican ninkan u yaqaano..saxiibkii baa yiri war ninkii xeradu galay oo neef buu ka doonay uu inoo qalo,suu ye saxiibki isma oran…war waakaa oo waa uu qalay, suu ye saxiibkii isma oran …xeeraadii oo geedaysan yaaba la soo wadaa,suuye isma oran saxiib!Ninkii bakhaylka ahaa ayaa islaantiisii waxuu waydiiyay naa horta neefkan aan qalay in ayuu ahaa??se tiri islaantii”ina deylhudi …ina deyla hudi aaa??!! dhirbaaxo ayuu inta la dhigay xeeradii ka daba tegay oo kasoo dhuftay ragiii…
Balhdaba xisbiyo waa u baanahy iyo in loo gudbo nidaamka dimoqrasigee oo lagatago haybtii lagu soo gaaray oo hada waqtigeedii dhacay kana shaqayn akrin Puntlaane…isma oran nimaan ogahay iyo ragiisa arini soo dhaafaysaa!
Abu Mucad & Mohamed Yusuf ,, orda afka Qudhmuunka meesha kala taga. Dr Sadik Enow aduunka dhan ayaa laga yaqaan, Dr Enow waa PHD Medine, haddana waxa u dheer Aqoonyahan Qora ah Bugaagtiiisa walaahi waxaa iibsaday Matxafka Bugaagta ee ugu Weyn Stockholm. Waa Tariikh yaqaan, waa Caalim Diinta aad u yaqaan, Marka edeb xumada meesha kala taga Jaahiliin yahay aqlaaqda Xun.
Dr Enow Xisbiga Midnimo, wax uu shaqo ku leeyahay maaáha Faroole, orda oo wax akhriya , Faroole Xisbigiisa waa Horseed.
Edeb daradda kala tagat meesha Wasaakhyahay
waa urur siyassadeed oo faroole so abablay kas waa mid micinodaro ah waxba maso kordhinkaro hada xalada puntland ku jirto. wa ugasi daray. kuma cusuba puntland. dadka taageersan burburka puntland baa so abablay lo joojin mayo. wuxu la midyahay horcad ugub iyo horseedka. wuu faroole ku hanjabay waxn horseeday burburka puntland. shacabk waa in ay kacdoon samayan sii lo xorayo puntland. waxn aminsnahay kacdoon shacab.
SHACABAK PUNTLAND OO KACA IS XORAY SIDA LIBYA IYO SURIYA
sas baa dawad puntland ku jirta puntland waxay u bahantahay kacdoon shacaba iyo badbadin midnimo lah.shalay sool sanaag cayn manta in intii isku hartay la furfur guah. raali miyda ku tihiin shacabow. xisbiyo shurd bay leeyihiin. yaa lo furya ma. bosaso qardho garowe baa puntland away dadkii kale. dadka wata xisbiyada gacanku rimska waa dad farooletema so direen. waxnhay fahim yeelimayno waxas waxn samaynay kacdoon shacab
Hambalyo Xisbiga Midnimo Ilaah ha nooga dhigo kii umaddan khayr u horseedi lahaa waxay u bahantahay Puntland dad aqoon,karti iyo hufnaan leh sida dr. sadiq oo kale u ma baahna qabyaalad iyo laaluush dame cid ku timaada oo aan umaddan waxba u qaban.waxaan u baahanay waxbarasho free ah,caafimaad free ah iyo masaakiinta la taageero DAWLAD magac u yaal ah reer puntlan waa ka daaleen.
Somalida wax weyn ayaa ka qaldan dadka shaqsiga amaanaya oo u haysta in loo gefay adeer waxaan ka hadlaynaa masiir dal iyo dad aniga Dr. Sadiq Enow waa nin aqoonyahana balse waa in la fahmaa xisbiga waqtigan la furanayaa waa mid ujeedadiisu tahay in faroole loogu cimridheereeyo ninka aqoonta sheeganaya ee intaas aan fahmi karin akhiro ilaah u naxariiso tan kale shaqsigu waa tegayaa laakiin dalka iyo dadku waa joogayaan ee ilaahay xaqa hayni tuso
Nabadeey
Ninka la dhaho Ahmed Abdi Said, & Mudug man ,, Maseer ka xun sidii Dumarkii joojiya. Soo dhiga meeshaan C V-iina ,, Dr Sadik Enow waa Phd Takhtar, ku hadla 5 Luqadood, English, Ruushka, Swidhish, Carabi, Somali, waa Shiikh xagga Diinta Culumada ugu aqoon badan Somalia ka mid ah, waa Qoraa , Qora Buugaagta Tariikhda, waa Wadaniga kaliya Qoray Tariikhdii Dagaalkii Ogaden, oo ay Maktabadaha Aduunka ay aad u iibsadeen. Viva Dr Sadik, Ilaah ha ku garab galo. Kuwaan Canaasiirta ah waxba tari maayaan, sidii Shibirii meelaha ha heesaan, Vivo Enow is a super Star, Punt land Xidig cusub ayaa u dhashay, Dr sadik Enow xataa wuxuu Barwaaqo gaarsiin karaa Somali oo dhan
oday danbe marabno ninkaan qudbadiisa waan dhageystay qudbo fiican ayuu ku hadlay wuu udigay mucaaradka wuxuu ku dhahay hadaad xabd ku ridaan shacabka puntland masaakiinta ah maxkamad ayaan idiin la koreynaa meel aad nooga fakaneysaan malah dowladan wuu idigay oo wuxuu ku yiri hadaad shacaka puntland xabad ku ridaan maxkamad ayaa idin saareynaa oo meel aad nooga fakaneysaan malaha waa soo dhaweyneynaa hadaan nahay qurba joogta usa ee puntland mucaaradka iyo dowlada kuli waxey haystaan sharciyo ajinabi ah marka hadey xabad kuridaan puntland waxaan saareynaa maxkamada caalamiga ah waa soo dhaweynaynaa dr enow nin wax bartey waaye odayaasha waxaan lee yahay siyaasada puntland ka fadhiista dhalinyarada haloo baneeyo meesha shacabka puntland uma baahno in rabsho loo geysto nabad ayey heystaan waa in la dhooro nabada shacabka puntland guul puntland
Anigu aad baan ku farxay inay puntland qadanayso tilaaboyin hirgilinayo demakrasi iyo kala sin nansho. Alle neh wxn ka baryaya inuu siiyo madaxweynahakani garsho sidusan reer puntland usaan isku xumayn.
Aad neh wxn ku mahadcelinaya PuntlandNews24 oo ine siisay service aad u qaali ah oo anan meel ka helyn. Thank You.
ASC WR WR WAXAAN SI AAD IYO AADA USO DHAWAYNAYNAA HADAAN NAHAY DHALIN YARADA QURBA JOGTA AH EE REER PUNTLAND XISBIGA MIDNIMO INSHA LAAHU WAXAANA RAJAYNAYNAA INUU NOQDO KUU BUNTLAND IYO DHAMAAN SOMALIYA BA IN UU HORMAR IYO DHAMAB IYO CADAALADBA INUU KEENI DOONO WAXAANA KALOO AAD UGU FARAX SANAHAY GUDOMIYAHA XISBIGA DR SAADAQ EENOW OO AH RUNTII NIN DHAMAAN UMADA SOMALIYEED ANFACAY OO AQOON YAHANA HADAY NOQOTO DIIN IYO HADAY NOQOTO MADIBA WAXAAN LEEYAHAY REER BUNTLANOW [HANBALYO HANBALYO HANBALYO ]
asc dhamaaan reer puntland maanta waxaan aminsanahy inee gaareeen guuul aad u weeen sababtoo ah dadki aqoonta laha ba uso jeestay inee dalkoda wax ka qabtaaan dr saadiq aan tariikhdisa in badan ka maqlay iy wadaninimdiisa in badan nah ka dhegeestay muxadrooyin waxan filyaa inuu ku hogaamin doono xisbiga iyo dalkba caqli saliim ah laga bilaabo manta xisbigas ban ku jira tageersaanahy kal iyo laaab guuul guuull guuul
Puntland waa ubahan tahay nidaamka axsaabta badan lkn maanta waa dhamaday xiligi xukuumada doorashadina maalmo kooban ayaa kadhiman dr.saadiq waxan urajaynaya inuu wanaag horumar iyo cadaalad puntland uhorseedo
maanshallaha guul puntland
kkkkkkk xafld oroos ayaan u arkaa
Bansha Allaah,Dr.Saadiq Eenoow Waa Aqoon yahan Lagu Kalsonan karo,Waxaana U Rajaay-nayaa Isaga iyo Ururka Midnimo Guul Waxaana Shacabka iyo Waxgaradka Puntland Kula Talintaa In Lagu Biiro,waxaana Filayaa Haddii DR:Saadiq Eenoow Uu ku Guulaaysto Madaxtinimada Puntland Inaan Horumar iyo Liibaan Alle Helaayno Dr.Eenoow Waa Shaqsi Nadiifa Aqoon iyo wax qabadna Leh Waana Soo Dhwaaynayaa Ururka Midnimo.
wel-come Dr.Eenow puntland democrization iyo hor mar bay u baahanthy uma baahna qabqablayaal dagaal iyo rag qabiil wax ku doonaya sida Gaagaab iyo Samatar ee wxay u baahan thy aqoon yahan iyo axsaab badan in la isku doorto byyyyyyy byyyyyyyy Gaagaab and Ina Samatar iyo qabqable dhamaantiis
Asc Wr Wb. Waxaa lee yahay Xisbiga Midnimo Waa Xisbiga iinsha Allah Puntland Uhorseedi Doono Guul, Horumar, Iyo isku Duubnaan Maxaa Wacey Dr Eynoow Waa Ruux Cilmi Aduun Leh Sida Qaliinka caruurta Waa DR, Phd Ku Heysta Cilmiga Loo Yaqaano Economy ama Dhaqaalaha, Waa Ruux Aad Uyaqaano Kitaabka Alle Iyo Sunada Nabiga CSW Kuna Dhaqmo Quraankana tafsiira,Waa Ruux Ku Hadlo 5 Luqadood oo kala ah English, Somali, Arabic,, Russia, Iyo Swedeishka. Waa In Shacabka Puntland Alle Ku Mahdiyaan Ruux maanta Kasaari Kara Weeye Dhibka Maxaa Wacey 14 Years Lagu Jirey Qabiil Iyo Fasahaad Iyo Qabiil Qabiil kale Ku Duulaya. Ruuxaan Oo Kale Yaa Wadi Karo Shacabka Puntland Waxaa uuna Xagga ilmiga kaga Dhaw yahay Dr Abdirashiid Ali Sharmaarke. Odayaashaan Puntland Qaribey Waxaa Ku Oran Laha Waqtigiina Waa Dhamaadey Udaaya Hogaanka Puntland Dhalin Yardaan yar Yar Ukacdey Si Ee Horumar Ugaarsiiyaan Puntland. faroole Waxaa Ku Oranayaa Waqtigaaga Waa Qaadatay Oday Baad Noqotey Udaa Horumarka Puntland Dadka Kaa Da’yar Kaana Cilmi badan xaq Aduun Iyo Aakhiraba. Alle Halagu Mahdiya Guul Puntland. asc wr wb
Shimbirayahow heesa heesa heesa heesa kaalaya hortayd xisbi gacan kurimis ah furta lacagta lagu furayana faroole ayaa bixin,waxaan qabaa dr sadiq enow maradaa ka dhacday dhiiqo ayuu galay waana nasiib daro, waxaan saas u leeyahay waxa weye dr sadiq waa nin aqoon leh garan kara sida xisbiyo ku hirgelikaraan shuruudaha laga rabo in la fuliyo intaan xisbiyo lagu hadaaqin away tirakoobkii away aqoonsigii dadka loo samaynlahaa away hubka dhigistii away xuduudihii deegaanada wax laga codaynayo away wacyigelintii bulshada gudiga doorashadu mayahay gudi dhex dhexaad?? arimahaas oo dhami Dr sadiq xagay ka mareen?? waa nasiib daro runtiiiiiiiiii salaaaama.
viva horseed lakiin waa sow dhowaynayanaa xasaabta kale hadaa nahay bulshada gobolka bari
xisbiga midnimada waa soo dhaweyneynaa odayaasha haka nastaan siyaasada dad wax bartey ayaa loo baahan yahay oo dhalin yaro ah
Dr. Saadiq Eenow wa mutacalim wa nin karti iyo hufnaan leh dalkana hormar u horseedikaro dalkan meel fcn gaarsiinkaro wan so dhaweeyneynaa waliba aad iyo aad
wax xigmad ma soo kor dhin,wax ka duwaansho ma jirto oo u dhaceeys kan iyo kii dabayl iyo wiilkii ina raage iska soo hor mariyay.
waa in caqligu shaqeeyo oo sharciga la raaco.waxaana go’aan leh aqlibiyada. hadayse dantu tahay in khaatumooyin la samrryo ileen didaan caqli ma ahee kuwada.
dr eenow walal aad baan utaageer sanahay xisbiga midnimo waa guul usoo hoyatay ummada puntland doorasha waxaa guulaysanaya xisbiga midnimo
WAA QOLADA FAROOLE LACAGTA SOO SIIYEY OO YIRI XISBIYO FURTA SI LOO MOODO IN DIMUQRAADIYAD LA GAARAY.NINKANA HANWAY BAA LOO QABAY MARKII UU WAX QORI JIRAY LAAKIIN MAANTA WAA LAGU KHASAARAY.
an la dhao Adeerr Ali akhlaaqda aa ka xun, edeb yeelo oo orod oo wax baro School tag, jaahil yahow. Dr Sadiq Enow waa in ay xurmeeyaan SOMALI WEYN, Dr Sadiq waa Nin Aqoon diineed leh, Aqoon Takhtarnimo leh, ku hadla Afka Ruusha, Carabiga, Swidhishka, Somaliga. Wa nin Magac iyo tariikh ku leh Euope, USA, Kanada; Dunida Carabta, iyo Afrika.
Adeer Ali miskiin yahay Cuqdada ka buuxda jooji Maseerka sida Naagaha aad u maseyreysid, orod oo soo akhri C V- ga Dr Sadiq Enow, waa nin Hogaamin kara Dalka Sweden oo ah dal aad u horumarsan, iska daa Punt Land.
Adeer Ali adiga oo kale ayaa loo qorayaa Social Welfare (Cayr) ileen aqoon aad leedahay aad ku shaqeysato ma jirto é .
Guul Dr Sadiq Enow ,, Abahaa Eenow Tariikh ayuu Somali weyn ku leeyahay, Qof Kasta Hawiye, Izak Iyo Daroodba aad ayay u ixtiraami jireen Abahaa Eenow, Tariikh fiican ayuu ka tagat , isaga oo Italia jooga ayuu Diyaarad ka soo raacay si uu Gumeysiga Xabashida uga xoreeyo Dalka Somalia, Shahiid Alaa Yarxam ,, Awowgaa waa Yusuf Gurey Shirwac waa Nin Tarikh ku leh Gobolada Punt Land, Miskiin yahay Adeer Ali nin bilaa taariikh ah ayaad tahay , edeb yeelo ,, miskiin yahay
Kan la dhao Adeerr Ali akhlaaqda aa ka xun, edeb yeelo oo orod oo wax baro School tag, jaahil yahow. Dr Sadiq Enow waa in ay xurmeeyaan SOMALI WEYN, Dr Sadiq waa Nin Aqoon diineed leh, Aqoon Takhtarnimo leh, ku hadla Afka Ruuska, Carabiga, Swidhishka, Somaliga. Wa nin Magac iyo tariikh ku leh Euope, USA, Kanada; Dunida Carabta, iyo Afrika.
Adeer Ali miskiin yahay Cuqdada ka buuxda jooji Maseerka sida Naagaha aad u maseyreysid, orod oo soo akhri C V- ga Dr Sadiq Enow, waa nin Hogaamin kara Dalka Sweden oo ah dal aad u horumarsan, iska daa Punt Land.
Adeer Ali adiga oo kale ayaa loo qorayaa Social Welfare (Cayr) ileen aqoon aad leedahay aad ku shaqeysato ma jirto é .
Guul Dr Sadiq Enow ,, Abahaa Eenow Tariikh ayuu Somali weyn ku leeyahay, Qof Kasta Hawiye, Izak Iyo Daroodba aad ayay u ixtiraami jireen Abahaa Eenow, Tariikh fiican ayuu ka tagat , isaga oo Italia jooga ayuu Diyaarad ka soo raacay si uu Gumeysiga Xabashida uga xoreeyo Dalka Somalia, Shahiid Alaa Yarxam ,, Awowgaa waa Yusuf Gurey Shirwac waa Nin Tarikh ku leh Gobolada Punt Land, Miskiin yahay Adeer Ali nin bilaa taariikh ah ayaad tahay , edeb yeelo ,, miskiin yahay
WAA DADKII FAROOLE U QAYBIYEY LACAGTA OO YIRI XISBIYO FURTA SI LOO ARKO IN DIMUQRAADIYAD LOO GAARAY KANINA SIDAAS AYUU U FURTAY XISBIGA.
Waa guul u soo hoyatay dadka iyo dowladdaa Puntland, waana taageeranyaa xisbiga, waayo? ragga iiga muuqdaa waa dad tayadoodu wanaagsan tahay, oo dalka lagu aamini karo!!
ALLOW XIFDI PUNTLAND
Dr. Enow. Waa hogaamiye cabqari ah o puntland u baahantahay wlcm aad ban ugu farxay runti in uu masraxa yimado dr enow. Puntland waxay u baahantahay hogaamiye leh higaal fog iyo hogaamin wanagsan. Uma baahna odayaal 70jiro jaahilin wax matarayaal ah o ka maran aqoon iyo hogaaminba.
Soo Dhawoow Midnimo Puntland oo dhabaha saartay Dariiqii Dimuqraadiyada Xisbiyada badan waxaan ahay midnimo noqo midnimo aynu noqono midnimo guuuuuuuuuuuuuuuuuul
waxaan oran karaa dr. inoow khudbad qiimo badan ayuu meesha ka jeediyay, walaal yaal hadii ay asxaabta badan puntland ka hirgasho waxaan aaminsanahay in ay puntland horumar baxad wayn oo deg deg ah ku talabsanayso, anigu shakhsiyan waxaan aaminsanahy puntland sidii loo asaasay hogaan saxa ma aysan helin waxaana lagu tilmaami karay puntland tan iyo asaaskeedii jamhad sababta aan saas u leeyahay madaxdii soo martay dhamaan tood waxay ku fashilmeen hubka dhigiska puntland asaaska ciidan ay puntland leedahay oo loo wada siman yahay lkn asxaabtu waxay wadada u xaaraysaa aqoon yahan badan oo uu ka mid yahay walaal kay eenow, sidaa daraadeed shacabka reer puntland horumarkiina taageera qabiilkana meel uga soo wada jeensada, xaalkuna hatago yaa wax qaban kara, dadka u doodaya in doorashu dhacdo janaayo 20012 ogaada waxaad u doodaysaan waa qbiil maanta hadi 66 dii qof wax dooranaayan DR, eenow iyo raga la mid kaa ma soo baxayaane ogaada lkn faroole iyo gaagab iyo ina samatar way soo bixi karaane ogaada, walaalayal gacmaha isqabsada aqoonta iyo kartidana taageera codkiina siiya dadka isbedlka keeni kara
waad mahadsantihiin
Shimbirayahow heesa waxani waxaa gacan ku rimis ku abuuray faroole, mana aha wax sharci ah oo muwaadiniinta reer Puntland u cuntamaya, dadkan ilaa hadda xisbiyada furtay waa taageerayaashii faroole iyo asaasayaashii Alshabaab oo inta ay carruurta naga majara habaabiyeen haddana la baxay ixtisaam, adeerayaal yaad qaldaysaan qofwalba taariikhdiisa waa la yaqaan, waxaana la og yahay oo taariikhdu noo sheegtay in keligii taliye kastaa marku uu xaalku ku xumaado wuxiu
Dhabarka saraa carawgii shalay si uu bulshadiisa ugu adeegsado.
Thanks all
ALLAHU AKBAR.ALLAAHU AKBAR pUNTLAD BOOWE TAGTAY,MA xISBIYADAAN RAACNAA,MISE CEEB BAAN URURSANAA.
welcome midnim political party dr saadiq eenow waa nin macquul ah aqoon durugsana u leh waxyaabaha uu taabtay iminka……….
welcome midnimo guul
Mudaan sugaynay ururkan wana kaan u baahnayn.,guul midnimo.,