Xulka Soomaaliya oo kaharay cayaaraha kubadda kolayga Zone-5 ANC 2013

January 26, 2013   //   Warar Somaali

Xulka kubadda kolayga Soomaaliya ee ka qaygalaya ciyaaraha kubadda kolaygka  Zone-5 ANC 2013 ee ka socda magalaada Daarasalaam ee caasimadda Tanzania ayaa guul darro kasoo hoyay tartankii kubadda cagta ee ay ciyaareen shalay.xulka-somaliya ee kolyga

Cayaartoyda kubadda kolayga Soomaaliya ayaa haray kadib markii ay guul darro kasoo hoyeen rajadii ugu fiicneed oo ay uga soo gudbi lahaayeen finaalaha cayaarta, waxaana 89-83 ku adkaaday xulka kubadda kolayga wiilasha ee dalka Rwanda oo iyadu usoo gudubtay finaalaha.

Soomaaliya ayaa kulankii ugu horeeyey oo ay ciyaareen waxaa ay 81-78 kaga badiyeen xulka kubadda kolayga ee Kenya, 89-80 ayay kaga soo badiyeen kulankoodii labaad oo ay la ciyaareen xulka kubadda kolayga ee Brundi.

Waa markii ugu horaysay oo muddo 20-sano ah oo ay heerkan Soomaaliya ay kasoo gaarto cayaaraha kubadda kolayga Afrika, hasse ahaatee dad badan ayaa dhaliilsan hababka loo soo xullo cayaartooyda Soomaaliya ee matasha cayaaraha kubadda ee ay Soomaaliya ka qaybgasho.

Puntland-News24.

 

COMMENTS

RSSComments (8)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Waaciye boy says:

    Loooooooool daaa halaga badiyee eeyda naasaha leh , guryiha at boobka ku qaateen waxay ku darsadeen magiciii sportiga somaliyeed I qaybsadaan hiraaaab iyo habargidir. Dufoooba

  2. darwiish says:

    kkkkkkkkk xulki beelahah hawiye ayaa hadhay miyaa mesha xul somaliyeed uga jeede hawiye weligina ma guulaysan mana guulaysandoono kkkkkkkkkkkkk wan ku faraxsanahay in ay hadhaan

  3. King says:

    PUNT LAND ayay ahayeen Xulkii Qaranka Kubbada Koleyga ee Somalia Waxa idin sheegayaa in ay ahayeen:
    1- Abdi Dheere (Tababarihii Jeenyo) 2- Siciid Qorsheel. 3- Bashiir Fox. 4- Ahmed Dahir. 5- Qaad wale- 6- Abdunur Garweyne. 7- Oday Jamac Nuur. 8- Ina Abdi Gaajo. 9- Gees. 10- Engeneer Acuuru (Mohamud Qoreey). 11- Engeneer Abdi Omar (Tababarihii Somali Fruit)
    12- Faraqajaan- 13- Shukri Ahmed Salxaan Dheere. 14- Abdul. 15- Ciise Dheere. Raggas waxay ku Guuleysteen African Cup, waxay ka adkaadeen Dalalka Afrika oo dhan, sida Masar, Senigal, Nigeria, Sudan iyo Kuwa kale oo badan. Dhamaantood waa Reer Punt Land. Waxad ka hadleysaan Kenya & Burundi oo iska Tabcaan ah , oo Boolo ah (Aad u liita)

  4. To wiil garowe ader maxa belaha magacoda kugeyay midakale mada so tiriyay qabilkoda wa yabe. Midakale hadi ay qaranka somaliyeed matalayaan oo naftodi iyo malkodiba uhureen maxa kudabaqan sow guul ay somali wada ledahay mahan war hawiye tiriye ilow xita u ahado jarerwayne ninki magaca somaliyeed matalaya wa. So dhawynaya wana ku faraxsanahay marka besha somaliyed magaceda u reeeb cuqdada ka buxda iskaso nadifif wa bugtaye ina ader. Abgal iyo murursade wa dad somaliyed oo wadaniyada jecel oo. Casimada dagan kuna so dhaweyan somaliweyn malinkasta viva somaliweyn. Viva khatuma land

  5. Muqdisha says:

    @ Wiil garowe HIWIYE soo soomaali adiga somali miya ismooday?
    Xulka garaacay dowlada badan
    O dhisan sida KENYA, BURUNDI, RWANDA na dirqi uga fakatay
    Adeer sportiga dad aya lagu yaqaan
    Teeda qufka ad ncebtahay walaga amusa arimihisa e had iyo jeer afka laguma haayo
    Meesha a ARI miya la raaci teda kale somali wa hawiye hawiyana wa somali

  6. s/landgirl says:

    wiil garoowe
    kkkkkkkkkkkkkkkkk oo adigu maxaad ku soo ogaatay qabiilkooda walaal miyaanase muhiimadu ahayn inay wiilal somaliyeed yihiin oo dalka somaliyeed metelaaya

  7. Darwiish says:

    Disappointed !!!!!

  8. Xulka somalia mahane wa xulka besha hawiye ragan wa 20 qof 18 aya hawiye ah 2 aya ah rer barawe marka meshu cadalad kama jidho wa agbal iyo murursade ragan odhan iyo waxa banadir ka cayaro dhan not all somali pple not all hawiye is abgal and murursade only taas ogada. Magaca muqdisho ayaka hesto ayakana u matalo magaca somalia wayo casimad lenahay weye ujedkodu marka mesha cadalad kamajidhe tas la socda oo. Mesha umada somaliyeed halo wada simo hadi qaran ladonayo

Leave a Reply