Yuusuf Garaad oo ka tagay shaqada BBC-da, kuna biiraya siyaasadda
August 7, 2012 // Warar SomaaliYuusuf Garaad Axmed Cumar oo ahaa tifaftiraha laanta afka Soomaliga ee BBC-da ayaa iska casilay shaqadaas, sida ay sheegayaan warar xog ogaal ah oo aanu ka helnay illo katirsan laanta afka Soomaaliga ee BBC-da.
Wararka ayaa sheegaya katagitaankiisa shaqada inay la xiriirtay khilaaf in muddo ah soo jiitamayay oo u dhaxeeyay Yuusuf Garaad iyo maamulayaasha sarre ee BBC-da.
Yuusuf Garaad Axmed Cumar ayaa xiligaan wararku waxaa ay tilmaamayaan inuu ku wajahanyahay magaalada Muqdisho islamarkaana uu si rasmi uu ugu dhawaaqi doono inuu yahay musharax u tartamaya doorashada madaxwaynaha dalka Soomaaliya,bogga uu Facebooka ku leeyahay ayuu ku sheegay inuu xiligaan qorshaynayo inuu ka qaybqaato dib u dhiska dalka Soomaaliya.
Yuusuf Garaad ayaa muddo 10 sano ka badan ahaa tifaftiraha laanta afsomaliga ee BBC-da waxaana uu soo shaqeeyey xilli adag inkasta oo qaar ka mid dhinacyada Somalidu ay u arkayeen inuusan dhex-dhexaad ka ahayn shaqada uu hayey.
Puntland-News24



asc,kkkkkkkkkkkkk yuusuf garaad oo katagay shaqadii sii wariyanimada!waalayaab laakiin sababtu maxaytahay madaxtinimadu macaanbadana waa niin ragee how tartamo waa bilaahi taw fiiq}
TO imraaan adeer tariiqdka haqaldaaan hawiye. Walayaqanaaaa talo tiii afweyne ha inogu ekato mujrimkale donimaynoo adeer somalia ama. Way bur bursanan. Ama qofa darood ahena xukumayo lkn adi oookale wa aqaaaana sidi dumarka u caytantaaa adeeer talo tiii anu burburinay 1991 kii kadib. Talo tada ah lama araaag waxa utaliso iskadayee mudug aya sacad kaliya kugu dhex bursadee maxa hawiyo dhaaan kugartaaa. Sacad ayaba malinkasta galkacyo kugu dhex bursadee adeer adokale. Walayuaqaaana eee magaca hawiye haugafiin wa ogeed 1991kiiii tiiii majerteeen lagusameyeeee oo u cabdi qebdiiid inku sameyay mantana isagii ba insolabtay eeee fanka cidlada jojii ooo galkacyo xoreee hada awoood ledahay adeeer. Viva. Yusuf garaad
Imraan walaashay sidaas inaad u hadasho waa wax laga xishoodo. qabiil in dad lagu caayaa waa jaahilnimada tan ugu weyn. waa bil ramadaane ilaahaa ka cabso oo aflagaadhada jooji.
Shay walba asalkiis ayu ku noqon hawiye dameeradi ba idin sugin darood.waligis bu ku talinaya monkeys zoo na wa la idin diyariyay moos ka la idin kugu qaybiyo, dameeradina raacda humaniterian ahan moos kas ba la idin qaybin zoo gasna wad ku xaroonaysan, wax kale oo ad ku fican tihin ma jiran gorille dad lama talo noqon karo 21 years oo wareer ah ba lagu jiray, gorille, ppl enough is enough.. Kkk
ilaahow niman wax kala aqoon ha cadaabin war nimaan reerkiisaba lagu halayn karin baa wuxuu rabaa inuu rag cabiro war horta yuusuf yuu udoodi jirey doqon yohow waxbaadan ogayne wuxuu waligii u hadli jirey soomaali waana layqaan oo waxaa laga arki karaa waraysiyada uu qaadi jirey hadii uu madax ka noqdona dalka waa loo aayi doonaa waxaana hubaa inuu yahay nin somali dhab ah ee adigoo aan wax hubsan hala diririn ninkaas waxba kama taqaanide
Yuusuf Garaad: Naxligii BBC Somali oo baxay….warbixin Cabdiqani Maxamed Yuusuf Yuusuf Garaad, wuxuu inoo sheegay inuu iska casilay xilkii madaxtinimada ee BBC Somali, waxase la xaqiijinayaa in la eryay oo shaqada si rasmi ah looga joojiyay.
Wednesday, August 8, 2012
Jalle Yuusuf Garaad wuxuu BBC:da (British Broadcasting co-coperation) ka dhigay Beenta Beesha Cayra) oo uu kasoo jeedo.
Mr.Yuusuf weligi dhex dhexaad ama daacad kama noqon dhibaad tada Soomaaliyeed, waxaana maal galinaya kuwa ka “taajiray” jabka Soomaaliyeed, kuna nool Dubai, Nairobi, London iyo meela kale.
Ninkaani waa Al-shabaab/Qaeda supporter sida “Al-Baraak undercovers like Mr Jimcaale” just changing shirts whenever caught red-handed, KKKKKK!
haadba haad kici habar baa ku maahmaaday lugteerey ninba mar ku qaad soomaaliyay
waxaan umalaynaaya inaad wada taqaan mr
yuusuf garaad cumar wuxuu u heelanyahay inuu
isusoo taago madaxnimada soomaalia waadna wada
ogtihiin inuu yahay xeeldheere aad uyaqaan
sida loo kala qaybinta bulshada soomaaliyeed
hadaba\ akhristow maxay kulatahay
kkkkkkkkkkkkkkk warkii baad somaliya ugu xaqsoori weyday maxukun baad ugu xasooreesaa
Qabyaaladiiste looma bahna ee shaqadaada hakatagin yanay kuseegine shilimaadka aad caruurta kukorsatid ………………